‘’Weerarrada Al-shabaab Macnahoodu ma aha inay dib u soo Xoogeysteen…’’ MADAXWEYNE XASSAN SHEEKH

    Muqdisho,18sep,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ku Sheegay Wareysi uu siiyay Reuters in Deegaannadii ay Bishaan la Wareegeen Al-shabaab aysan Macnaheedu ahayn inay dib u soo laabanayso Awooddii Al-shabaab. Al-shabaab oo muddo sannado ah isku dayaysay inay xilka ka tuurto dowladda Somalia ee uu Caalamku Taageero ayaa bishan dib ula Wareegay Deegaanno ku yaalla Bartamaha…

    Read More

      Al-shabaab Oo Xoog Kula Wareegtay Xeryo Ciidamada Dawladdu Lahaayeen

      Yaqbari-weyne:Sep,18(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya Deegaanka Yaaqbari-weyne ee Gobolka ee Gobolka Sh/Hoose, waxa ay xooggaga Al-shabaab weerar qorshaysan saaka ku qaadeen Xeryo ciidamada Militeriga somala halkaas ku lahaayeen. Saaka Waaberigii ayaa mar-qura kusoo tooseen Shacabka Deegaanka Dhawaqa Rasaasta iyo Daryinka Hubka Culus oo ay is-dhaafsanayeen Al shabaab iyo Ciidanka Militariga ee ku sugan Saldhigyada…

      Read More

        Ciidamada RRU-da Oo Aqalka Ugu Daatay Xabsigana u Taxaabay Suldaan Sabayso Oo Dhawaan Si Adag u Duray Guddoomiye-ku-xigeenka Wakiillada

        Hargeysa:Sep,18,2015(SDN/QJ)-Suldaan Mawliid Sabbayso oo kamid ah Salaadiin Beelaha Subeer Awad, ayaa xalay waxa Guri uu ku jirey ugu daatay Ciidammada sida gaarka ah u tabobbaran ee Booliska Somaliland ee loo yaqaanno RRU-da, waxana ay si xoog ah xabsiga ugu taxaabeen, iyadoo arrintaasna ay si weyn u cambaareeyeen Salaadiin miisaan ku leh Beeshaas oo markii la…

        Read More

          {Yurub ama Geeri} Warbixin Naxdin Leh oo Muujisay Ciqaabta iyo Silica la Mariyo Tahriibayaasha Liibiya Warbixin Murugo Leh DAAWO

          Hargeysa, 17,Sep 2015 (SDN/QJ)-    Warbixin ay ka muuqato naxariis darro iyo silic la mariyo tahriibayaasha ku xidhan jeelasha Liibiya ee damacsan in ay Yurub galaan, ayaa telefiishanka caalamiga ah ee Vice News oo Qurbejoog.com soo xigtay uu ka oo diyaariyey dad isugu jira Carab iyo Afrikan ay ku jiraan Soomaali, kuwaasoo ay ka muuqato gaajada,…

          Read More

            Fadhigii Golaha Wasiirradda Oo Lagu Ansixiyay Siyaasadda Naafadda Iyo Afhayeenka Madaxtooyadda oo Dhaliilo u soo Jeediyay Warbaahinta DAAWO

            Hargeysa, 17,Sep 2015 (SDN/QJ)-   Fadhigii maanta ee golaha wasiirada ayaa lagu ansixiyay siyaasada horumarinta naafada Somalilnd, Afhayeenka Madaxtoyada Somalialnd Md: Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa ka hadlay waxyaabaha layskula soo qaaday fadhigii maanta ee golaha wasiirada ,waxanu bayaamiyay in la soo hordhigay lana ansixiyay xeerka Siyaasada naafada Somalilnd waxanu sidaasi ku sheegay mar uu maanta warbaahinta…

            Read More

              Duur Xulka Aqoon yahanka ee Hagrashada Xukuumadda ee Gobolka Gebilay Iyo Doodda Marag Fur ee Wasiiradda Gobolkaas ka soo Jeeda DAAWO

              Gebilay, 17,Sep 2015 (SDN/QJ)-  Aqoonyahan Xamse Cabdiraxmaan Khayre oo ka mid ah dhalinyarada aqoonyahanka ah ee reer Somaliland iyo wasiir ku xigeenka wasaaradda dhalinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland Md. Yuusuf Cismaan Garas ayaa Madal ilyartu is qabatay oo ay shalay labadooduba khudbado ka jeediyeen isku waydaarsaday hadallo nuxur ahaan  ku dherernaa fulinta go;aammo ka soo…

              Read More

                Cali-guray Oo Sheegay Inay Xukuumaddu Khalad Ka Fahansan Tahay Wareejinta Hantida Ummadda

                Hargeysa, 17,Sep 2015 (SDN/QJ)-    Guddoomiyaha saddexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), ayaa ku dooday in Xukumaddu qalad ka fahantay qodobka 12-aad ee dastuurka oo ku saabsan in xukumaddu masuul ka tahay hantida umadda. Waxa uu sheegay in xukumaddu u fahantay qodobkaasi in hantida umadda la siin karo cidii la…

                Read More

                  Mudanayaasha Muxaafidka ee Wakiiladda oo u Xusul duuban Ansixinta Mooshinkii Dagaalka Sababay iyo kuwa Mucaaridka oo Sharci daro u arka

                  Hargeysa, 17,Sep 2015 (SDN/QJ)-  Xildhibaanada Muxaafidka ee Golaha Wakiilada ayaa ilaa hadda ku adkaysanaya inay keenayaan dibna u soo celinayaan Mooshinkii khilaafka iyo gacan ka hadalka Shirgudoonka dhaliyey, waxayna sheegeen inay iyagu sharci ku taagan yihiin, mooshinkana uu sharci yahay, halka XIldhibaanada Mucaaradku iyana dhankooda ka sheegeen inay xaq daro iyo sharci daro tahay in…

                  Read More

                    Kooxda UN Monitoring group oo Baadhaya Nidaamka ay Somaliland u Bixiso Qandaraasyadda Tababarada Ciidamadda Sahaminta Shiidaalka ee OPU

                    Hargeysa, 17,Sep 2015 (SDN/QJ)- Kooxda Qaramada Midoobay ee UN Monitoring group ayaa baadhaysa qaabka loo bixiyay qandaraasyada la xidhiidha sahamainta khayraadka dalka, si gaar ahna waxay u baadhayaan qaabka loo bixiyay tababarka ciidamada ilaalada shirkadaha khayraadka baadhaya oo loo yaqaano Oil protection Unit (OPU). Sidaas waxa toddobaadkan baahiyay wargeyska Indian ocean newsletter oo cadadkiisii u…

                    Read More

                      Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa Oo Booqasho Ku Tegay Waddada Dawga Cad Oo Dhisme Lagu wado

                      Hargeysa:Sep,17,2015(SDN/QJ)-Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo dhawaan kusoo laabtay Somaliland, ayaa booqasho ku tegay Waddada Dawga Cad oo dhinaca Koonfureed kaga beegan magaalada Hargeysa, waxana uu si weyn u indho indheeyey Shaqada ka socota Waddadaas. Siyaasi Buubaa oo ay weheliyaan ayaa ujeeddada safarkiisani tahay sidii uu ugu kuurgeli  lahaa hawlo dib loogu dhisayo waddadaas oo ay…

                      Read More

                        “Golaha Baarlamaanku Waa Inuu Noqdaa Mid Xukuumadda La Xisaabtami Kara, Oo Aan La Iibsan Karin, La Khaldi Karin”. M. Siilaanyo“Golaha Baarlamaanku Waa Inuu Noqdaa Mid Xukuumadda La Xisaabtami Kara, Oo Aan La Iibsan Karin, La Khaldi Karin”. M. Siilaanyo

                        Hargeysa, 17 Sep 2015  (SDN/QJ)- Hogaamiyihii duufaankii Kulmiye, maantana ah Madaxweynaha Somaliland  Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo  xilligii uu u ordayay siduu u geli lahaa guriga uu haatan fadhiyo, waxa tiirarka falsafadii halgankiisa ka mid ahaa, inay doonayaan Baarlamaan xor ah oo dawladda la xisaabtami kara, isla markaana aan la iibsan Karin oo dabaqa sharciga…

                        Read More

                          “Haddii Wareejinta Haamahu Dhacdo Waxay Ka Dhigantay Dalka Sharci Ma Jiro..” Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani

                          Hargeysa, 17,Sep 2015 (SDN/QJ)-Xoghayaha guud ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcade, ayaa luuqad adag kula hadlay madaxweyne Siilaanyo iyo xukuumadiisa, isaga oo sheegay hadii sharciga dalka ay ilaalin waayaan inuu madaxweynuu suuqa ku soo noqon isaga oo rayid ah.   Xoghayaha guud ee xisbiga Waddani ayaa si adag uga soo horjeestay wareejinta…

                          Read More

                            Xukuumaddu Weli Kamay Quusan Damaceeda ah in Golaha Wakiiladdu ansixiyo Mooshinka Wareejinta Haamaha Berbera

                            Hargeysa, 17,Sep 2015 (SDN/QJ)-  Mooshinka xukumaddu dabada ka riixayso ee lagu rabo in lagu wareejiyo haamaha shidaalka ayaa wali xukumaddu danaynaysaa in golaha wakiillada laga xalaaleeyo. Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac oo hormuudka muxaafadka ugu jira wakiillada ka mid ah ayaa sheegaya inay haboon tahay in golaha la hor keeno mooshinka marka uu dib u furmo…

                            Read More

                              “Maxaanu Cirro Iska Agfadhinaa Haddaanaan Wada-tashanaynin….”Guddoomiye Baashe.

                              Hargeysa:Sep,17,2015(SDN/QJ)-Guddoomiye-ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiillada Somaliland Md Baashe Maxamed Faarax, ka Hadlay halka uu marayo Dhexdhexaadintii laga dhex waday isaga iyo Guddoomiyihiisa iyo waliba Wada hdalka uu Prof Cali Khaliif ku baaqay inuu Somaliland la geli doono. Guddoomiye Baashe oo Saxaafadda Kula hadlay Magaalada Hargeysa, ayaa ugu horrayn si weyn usoo dhaweeyey dhawaaqa wada hadalka…

                              Read More

                                Saraakiil Katirsanayd Maamulka Jubba Land Oo Lagu Laayey Qarax Miino Oo Lala Eegtay

                                Kismayo:Sep,17,2015(SDN/QJ)-Wararka ka imanaya Magaalada Kismayo ee Xarunta Maamulka Jubba Land, ayaa sheegaya in saraakiil maamulkaasi katirsanaa lagu laayey Qarax Miino oo meel qarsoodi ah lagu qariyey. Qaraxan oo ahaa Miino, ayaa la geliyay goob ay ku shiraan Saraakiisha ciidamada Jubbaland oo ku dhex taallo Xerada Shiirkoole ee magaalada Kismaayo, Xeradan waxa ay dacalka ku haysaa…

                                Read More

                                  Madaxweyne Obama Oo Qasrigiisa Ku Casuumay 14-Muslim ah Oo Muddo U Xidhnaa Saacad Uu Gacantiisa Ku Sameeyey

                                  Irving:Sep,17,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Obamaha Maraykanka, ayaa qasrigiisa ku casuumay Axmed Maxamed oo ah 14 sano jir Muslim ah oo dhigta dhigta dugsiga dhexe ee magaalada Irving, ee gobalka Texas, kaas oo Boolisku muddo saacado ah xabsiga ku hayeen Markii Saacad uu gacantiisa ku sameeyey loo maleeyey Bamnaano. Axmed oo ah arday jecel inuu gacantiisa ku sameeyo qalab…

                                  Read More

                                    “Hawsha Cabdiraxmaan Cirro iyo Baashe Golahayga ma dhaafayso, Goluhuna waa Gole qaynuuniya, waxaana la isku hayaa waa qaynuuni” Xil Qabile

                                    Hargeysa, 17,Sep 2015 (SDN/QJ)-  Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa sheegay in soo afjarada iyo dhamaynta khilaafkii iyo gacan ka hadalkii dhawaan dhexmaray Guddoomiyaha Wakiilada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Cirro)  iyo Guddoomiye ku xigeenka Wakiilada Baashe Maxamed Faarax  inay Golaha u taalo oo ay dhexdooda ka dhamaysanayaan.   Xildhibaan…

                                    Read More

                                      Shirkadda Facebook oo Adeeg Cusub ku soo Kordhisay Shabakada ay Isticimaalaan dadka ka badan 1.5 Bilyan Iyo Nooca adeegan

                                      Washington , 17,Sep 2015 (SDN/QJ)-  Shirkadda FACEBOOK oo ah shirkadda ugu balaadhan baraha ay bulshadu ku xidhiidho ayaa soo kordhisay adeeg cusub oo Dislike ah; kaasoo u ogolaanaya dadka isticmaala inay ku diidaan Waxyaabaha  aanay jeclaysan , iyadoo uu ka soo horjeedo Adeeggan Cusub Botonka Like oo ahaa kan Qofku ku Ogolaan jiray waxa uu…

                                      Read More