Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Daahfuray Mashruuca Biyo Balaadhinta Caasimada Hargaysa DAAWO/SAWIRO

    Hargaysa 20.Sep 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud siilaanyo ayaa maanta soo kormeeray mashruuca biyo balaadhinta caasimada isla markaana ka qayb galay munaasabad lagu daah furayey mashruucaasi oo ka dhacday hotel Maansoor ee Magaalada Hargaysa. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa kormeer ku tagay Deegaanka Biyaha Shiinaha oo ay ka socoto…

    Read More

      “Muusow anigu waxaan u malaynayaa magac xumo iyo kursi la’aani inay ku wada qabsan doonto,” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble

      Hargaysa 20.Sep 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ahaan jiray Mudaneyaasha daacadda u ahaa Kulmiye, balse gadaal ka biyo diiday siyaasadda Kulmiye haatana Xisbiga Waddani ka tirsan ayaa guddoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ugu baaqay inuu aragtidiisa ka dhiibto xaaladdaha waddanka ka jira. Xildhibaanka ayaa ka mid ahaa xildhibaano badan oo xukuumadda ugu…

      Read More

        Nuxurka Khudbad Uu Madaxweyne Siilaanyo Maanta Ka Jeediyey Dhagax-dhigga Mashruuca Biyo Ballaadhinta Hargeysa Oo Ay Ku Baxayso Lacag Dhan $50-Milyan

        Hargeysa:Sep,20,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo, ayaa Khudbad kooban oo nuxurkeedu ahaa sidii Caasimadda Hargeysa Biyo ku filan loogu heli lahaa ka jeediyey Munaasibad loo qabtay Biyo Ballaadhinta Hargeysa, waxana uu tilmaamay in xukuumaddiisa ay ka go’an tahay sidii Biyo ku filan ay Reer Hargeysa u heli lahaayeen. Madaxweyne Siilaanyo waxa uu ugu horrayn faahfaahin ka bixiyey Xaddigia lacagta…

        Read More

          Wasiir Ku-xigeeno Isku Beel ah oo Ku Dhawaaqay In Xukuumaddu Wareejisay Haamaha Shidaalka

          Hargeysa, 20 Sep 2015 (SDN/QJ)-Cali Maxamed Cilmi wasiir ku-xigeenka Xannaanadda Xoolaha Somaliland oo uu weheliyo ku-xigeenka Warshaduhu Cali Maxamed Axmed, ayaa sheegay inuu dhacay heshiiskii u dhexeeyay xukuumadda iyo shirkaddaha gaarka loo leeyahay ee wareejinta haamaha shiidaalka ee magaaladda Berbera. Isla markaana waxay hoosta ka xariiqeen awood ay xukuumadu u leedahay wareejinta haamaha shidaalka.  …

          Read More

            Daawo:Muuqaal Xiiso Badan Oo Laga Metelay Farxadda Madaxtooyada Ee Wareejinta Keydka Haamaha Berbera

            Hargaysa 20.Sep 2015 (SDN/QJ)- Suuqyada Siyaasadda Somaliland Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay Xoog looga hadal hayaa Cudur Cusub oo ku soo biiray kaas oo ah Wareejinta Haamaha Kaydka Shiidaalka ee Magaaladda Berbera. Qadiyadani Waxay Sababtay Ismaandhaaf Xoogan oo ka dhex dhashay Golaha Wakiiladda iyo Xukuumadda oo gaadhay Heer Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda iyo Ku Xigeenkiisa 1aad ay…

            Read More

              Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhagax Dhigay Mashruuca Biyo Ballaadhinta Hargeysa

              Hargeysa:(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa maanta dhagax dhigay Mashruuca Biyo ballaadhinta magaalada Hargeysa ee Deegaanka Geed-deeble ka imanaya, kaas oo kor loogu qaadayo Biyaha magaalada Hargeysa. Madaxweyne Siilaanyo iyo wafti uu hoggaaminayo oo iskugu jira xukuumaddiisa, Hay’adaha Biyo ballaadhinta Gacanta ku haya iyo Wakaallada Biyaha Hargeysa, waxana ugu horrayn kormeer lagu soo sameeyey…

              Read More

                Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo daboolka ka qaaday in Gudi loo Xilsaaray Baadhista dhacdooyinka Dilalka Ciidamadu ay Hawshoodii bilaabeen.

                Hargaysa 20.Sep 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami ayaa sheegay in Guddii loo xilsaaray inay baadhis ku soo samayso Ciidamada Qaranka inay hawsheedii bilawday, isla markaana aanay ku eekayn Ciidamada Qaranka, ee ay dhamaan ay Ciidamada kale duwan ee dalka ay baadhi doonan, waxaanu sheegay in marka uu baadhitaanku dhammaado la soo…

                Read More

                  Wasiirkii hore ee wasaarada Qorsheynta Somaliland Cali Sanyare ayaa khudbad uu ka jeediyay Jaamacada Golis si qoto dheer uga waramay Tahriibta

                  Hargeysa Sept 2015(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee wasaarada Qorsheyta iyo xiriirka Caalemiga ee Somaliland Md Cali Maxamed Ibrahim (Cali Sanyare) ayaa khudbad uu ka jeediayay qolka shirarka ee Jaamacada Golis waxa uu si cilmiyeysan uga waramay Tahriibta. Cali Sanyare oo khudbadiisa ku cabiray marxaladihii kala duwanaa iyo asbaabaha ku xeeran Tahriibta ama Tacabirka ayaa khudbadiisu sidan aheyd: “Mawduuca…

                  Read More

                    Ruushka oo duyuurado dagaal geeyay dalka Syria iyo walaaca reer Galbeedka

                    Dimishiq Sept 20,2015(SDN/QJ)-Dalka Ruushka ayaa duyuuradaha dagaalka iyo gantaalada ridada dheer geeyay xarun ciidameed oo ku taal degaanada kooban ee weli gacanta ugu jira madaxweyne Bashaar Al Asad. Ruushka ayaa u muuqda in uu ka jawaabayo cadaadis dhaqaale iyo mid ciidan oo sanadihii u danbeeyay uga imanayay dalalka reer Galbeedka. Dawladaha reer Galbeedka ayaa tilaabadan…

                    Read More

                      Wasiirka Waxbarashada Puntland oo la kulmay Maamulayaasha Iskoolada Gaalkacyo

                      Galkacyo Sept 2015(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta-sare ee Dawlada Puntland Dr.Abshir Yuusuf Ciise ayaa waxaa uu kulan la qaatay Maamulayaasha Iskoolada Gaalkacyo. Kulankaan oo ahaa mid aad u balaaran ayaa waxaa kasoo qayb galay 50 Maamule oo ka hawl gala Dugsiyo H/Dhexe iyo kuwo sare waxaana ay ka kala yimaadeen Degmada Gaalkacyo oo Nawaaxigeeda. Kulanka…

                      Read More

                        Magaca Hooyo Soomaaliyeed Oo Booliska Dalka Norway ay Caloosha Rasaas Kala Dhaceen

                        Oslo:Sep,20,2015(SDN/QJ)-Hooyo Soomaaliyeed oo magaceeda lagu sheegay Saynab Maxamed, isla-markaana madax ka xanuunsnaysay, ayaa galabnimadii jimcihii booliska Norway caloosha rasaas kala dhaceen, waxana loola cararay cisbitaalka. Sida ay dad goob-joogayaal ahi u xaqiijiyeen warbaahinta, hooyadan, ayaa Booliska ka hortimi iyadoo sidata Mindida Khudaarta lagu jarjaro, waxana isla-markiiba si ula kac u toogtay mid kamid ah booliskii…

                        Read More

                          Guddoomiye Muuse Biixi Oo Wali Ka Aamusan Wareejinta Haamaha Keydka Berbera iyo Xadhiga Madax-dhaqameedka

                          Hargeysa:Sep,20,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa wali aamusnaan ku daawanaya Tallaabada ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku wareejinayso Haamaha shidaalka Berbera iyo waliba Xadhigga joogtada ah ee ay ku hayso Madax-dhaqameedka ra’yigooda ka dhiibanaya Arrintaasi. Guddoomiye Muuse oo la hubo inuu musharrax ka yahay xisbiga Kulmiye oo la filayo inuu dhawaan shirweyne qabsado, ayaa diiday…

                          Read More

                            Akhri Tirada Ciidamada AMISOM Kaga Dhimatay Gudaha Somalia Tan iyo Sanadkii 2009-kii

                            Muqdisho:Sep,20,2015(SDN/QJ)-Hay’ad cilmi-baadhiseed oo xarunteedu tahay dalka Sweden, ayaa soo bandhigtay tirade ciidamada AMISOM katirsan ee Gudaha Somalia lagu dilay tan iyo sanadkii 2009-kii oo ahayd markii ugu horraysay ee ciidankaasi soo galaan gudaha dalka Somalia. Hay’adda soo bandhigtay tiradan ayaa ku sheegtay in ay gaadhayaan 1,100-Askari, kuwaasoo aan ku jirin ciidamada ku dhinta shilalka iyo…

                            Read More

                              Ciidammo Tiro Badan Oo Xalay Lagu Daabulay Degmada Sheekh

                              Sheekh,20sep,2015(QJ/SDN)-Ciidammo boliis oo Tiro Badan Ayaa Xalay Lageeyay Buuralayda Degamada Sheekh oo Katirsan Gobolka Saaxil Ciidamadaasi Oo uu Hogaaminaayo Taliye Kuxigeenka Qaybta Ee Gobolka Saaxil Jaamac Xuseen (Jaamac Jaqaaq) Taasi oo loo sababaynaayo Ciidamada Lageeyay Inay Dowladu Cabsi Kaqaaday In Laxidho Marinka muhiimka U ah Isku Socodka Gobolada Somaaliland  Waxaana Ciidamadaasi Ladejiyay Dowga Sheikh Dhexdiisa…

                              Read More

                                Boqor Buur-madow Oo U Jawaabay Madax-dhaqmeed Hargeysa Kasoo Saaray War Murtiyeed

                                Hargeysa,20sep,2015(QJ/SDN)- HOOS KA AKHRISO HADDALKA BOQOR BUUR-MADOW: Waxa beryahan telifishanada iyo warbaahanta kamuuqda ragkuhadlaya afkamadax dhaqameedka subeer awal khaasatan sacad muuse runtii maaha salaadiinsida wakiil xasan suldaan cabdullaahi iyo kanaykusheegaan mawliid sabeyste oo sida reer hargaysa oo dhami yaqaanin ah ragii kubarbaaray dooxa beesha uusheeganayaa waxaay udooratay ugaas cabdullaahi xawaareeye oo ah nin aad usharafbadan…

                                Read More

                                  Guddida Guud Ee Beel-Weynta Abokor Muuse Oo Cadeeyay Mawqifka Beeshu Ka Taagantahay Mashruuca Seeraha Banka Qoolcaday + Go’aamo Ay Soo Saareen .

                                  Hargeysa,20sep,2015(QJ/SDN)-Afhayeenka Guddida Guud ee Beel Waynta Abokor Muuse Maxamed Axmed Mixile oo caawa shir jaraaa’id ku qabtay Magaalada Hargaysa ayaa waxaa uu si cad u bayaamiyay mawqifka rasmiga ah ee Beeshu ka taagantahay 1: Hadaanu nahay Guddida Beel waynta Abokor-Muuse waxaan Bayaan cad ku muujinaynaa in cid kasta oo daneenaysaa arrinta Banka in ay kala…

                                  Read More

                                    Shirka Wadatashiga Hannaanka Doorashada 2016 oo Ka Furmay Muqdisho

                                    Muqdisho 19.Sep 2015 (SDN/QJ)- Iyadoo Maanta Muqdisho ay soo Gaareen Hoggaanka Maamul-goboleedyada dalka ka jira ayaa waxaa Gellinkii dambe ee isla Maanta ka Furmay Xarunta Madaxtooyada Somalia shirka Wada-tagshiga Qaran ee Doorashooyinka 2016-ka. iyadoo shirkan uu si Rasmi ah u furay Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali, Madaxweynaha Jubbaland Shiikh Axmed…

                                    Read More

                                      Qaar Ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda oo Si Adag uga Hadlay Xadhiga Madax dhaqameedka Iyo Qadiyadda Haamaha Shiidaalka DAAWO

                                      Hargaysa 19.Sep 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaanadan  ka tirsan golaha wakiilada somaliland  oo maanta shir jaraa,id ku qabtay xarunta golaha wakiilada ayaa waxay sheegeen in loo baahan yahay in xukuumada madaxweyne Siilanyo laga badbaadiyo dalka. Ugu horayn xildhhibaan Wali Axmed Xaawa oo ka hadlay shirkan jaraa,id ayaa sheegay inay xukuumadu dhibaato badan ku hayso golaha wakiilada iyo…

                                      Read More