Milateriga Burkina Faso oo Afgebmiyay Dowladda, Iyo Quusta ka Taagan Soo Celinta Nidaamka Dimuquraadiyadeed ee dalkaas

    Burkina Faso 17,Sep 2015 (SDN/QJ)- Meleteriga Burkina Faso ayaa sheegay Khamiistii inay kala direen dowladdii uu soo dhisay madaxweynihi KMG ahaa ee dalkaasi Mr. Michel Kafando , ayna awoodda ku qabsadeen afgembi aan dhiig ku daadan,wax ka yar bil xilli la rajeynayay inay ka dhacaan dalkaasi doorasha qorshaheedu ahaa in lagu soo celiyo dmuqraaddiyaddii waddanka ku yaalla galbeedka Afrika….

    Read More

      Dawladda Ingiriiska oo Bayaamisay Mawqifkeeda la Xidhiidha Mustaqbalka Somaliland

      London 16.Sep 2015 (SDN/QJ)- Boqortooyadda Ingiriiska, ayaa bayaamisay mawqifkeeda rasmiga ah ee siyaasadooda ku waajahan meeqaamka dawladnimo ee mustaqbalka dalka Jamhuuriya Somaliland. Wasiirul-dawlaha Ingiriiska u Horumarinta Caalamiga ah iyo Arrimaha Afrika ee Britain Mr. Grant Shapps, ayaa sheegay in mustaqbalka dawladnimo ee Somaliland yahay mid khuseeya Soomaaliya iyo dalalka Afrikaanka ee dariska la ah.   Mudane…

      Read More

        Wareejinta Haamaha Oo Lagu Dhawaaqay, Qorshaha Cadhada Madaxtooyadda, Xil Ka Qaadista Cirro Iyo Ninka Lagu Bedelayo

        Berbera, 16 Sep 2015 (SDN/QJ)- Maareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Sh. Saleebaan ayaa shaaca ka qaaday in la wareejin doono haamaha, laguna wareejin doono shirkadaha maxaliga ah ee madaxtooyadu ugu talagashay in lagu wareejiyo. Maareeyuhu wuxuu sidaa ku sheegay shir jaraa,id oo uu ku qabtay xafiiskiisa. Maareeye Saleebaan hadalka uu arrintaa ku shaaciyay ee uu siiyay…

        Read More

          Ergayga Denmark u qaabilsan Mucaawinooyinka Somaliland & Somalia oo Madaxweyne Siilaanyo uga digtay dib u dhaca Doorashooyinka

          Hargaysa 16.Sep 2015 (SDN/QJ)- Ergayga dawladda Denmark u qaabilsan isu duwida mucaawinooyinka la siiyo Somaliland iyo Somaliya Ms. Kira Smith Sindbjerg, ayaa ka digtay dhaawaca ay Somaliland u gaysan karaan dib u dhaca doorashooyinka iyo tacadiyada xuquuqal insaanku. Haweenaydani waxay hadalkan ka sheegtay shir uu Madaxweyne Siilaanyo ka qayb galay oo shalay ka furmay magaalada…

          Read More

            Balanqaadyo Dhicisoobay Iyo Ayaamaha Is Guraya ee Taariikhda Madaxweyne Siilaanyo,Baarlaman Noocee ah ayuu Rabay Xilligii uu Mucaaridka ahaa? DAAWO

            Hargaysa 16.Sep 2015 (SDN/QJ)- Waxaanu Halkan idiinku soo Bandhigaynaa balan-qaadadii dhicisoobay ee Madaxwayne Axmed Siilaanyo u galay diwaanka taariikhda Somaliland, kuwaas oo wakhtigii uu mucaaridka ahaa laga guntay, waxaanu sanadii 2004 xilligii Ololaha Doorashooyinkii Golahan Wakiiladda, sameeyey Balanqaadyo fara badan oo ay ka mid ahaayeen Madaxbanaanida Baarlamaanka oo hada la og yahay Fara-gelinta ay Xukuumadu…

            Read More

              Mashruuc Lacag Badani ku Baxayso oo Xukuumadu la Gashay Baanka Adduunka DAAWO

              Hargaysa 16.Sep 2015 (SDN/QJ)- Baanka Aduunka Iyo Xukuumada Somaliland ayaa Wada galay Heshiis ku Wajahan Mashaariic Dhinaca Biyaha ah Iyo Kaabayaasha dhaqaalaha oo ay ku Bixi Doonto Adduun dhan Hal bilyan oo Dolar. Lacagta Halka Bilyan ee dollar ayaa Baanka Adduunku Waxa uu soo Marin doonaa Wasaaradda Maaliyada Waxaana Mashaariicdaas Fulintooda u Xilsaaran Sadex Wasaaradood…

              Read More

                C.rashiid Riyo Raac oo Sheegay in Xukuumadda uu Xil ka Qaban Doono,soona qufay Siro badan DAAWO

                Hargaysa 16.Sep 2015 (SDN/QJ)- C.rashiid Riyo Raac oo Dhawaan iska Casilay Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Markii u horaysay Waxa uu Cadeeyey in Wada hadal uu la galay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo isla markaana lagu qanciyey in loo Magacaabi doono Xil Cusub. Siyaasigan ayaa Sidaa ka sheegay Waraysi uu Siiyay Telefishanka Royal Tv,Waxaa kale oo…

                Read More

                  “Somaliland Ilaa Liibiya Dumar Uur leh oo Qudha laga Jaray iyo Wiilal Sidii Bir loogu Garaacayay Naftu ka Baxday” Daneeyeyaasha Xuquuqda Aadamaha DHAGAYSO

                  Hargaysa 16.Sep 2015 (SDN/QJ)- Waa Warbixin Dhiilo-sid ah oo Ku wajahan Tacadiyo Tiro badan oo dhallinyaradda Somaliland kala Kulmaan Mudada ay ku Jiraan Safarka Geerida oo ah Tahriibka gaar ahaan kuwa u kicitima dalka Liibiya si ay uga raacaan Laashash geeya wadanka Talyaaniga. Warbiximaha ay helayaan daneeyeyaasha Xuquuqda Aadamaha ayaa Sheegaya in Dumar uur leh…

                  Read More

                    Ciidanka Booliska Somaliland oo Gacanta ku Dhigay Maandooriyaha Xashiishadda oo Tiro badan DAAWO

                    Hargaysa 16.Sep 2015 (SDN/QJ)- Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi fadal iimaan oo uu Weheliyo Taliye Ku Xigeenka Booliska Sareeye Guuto C.raxmaan Liibaan Axmed “Fooxle” oo Warbaahinta Maanta kula hadlay Xarunta Taliska Ciidamada Booliska ee Caasimada Hargaysa ayaa faahfaahin ka bixiyey maandooriyaha xashiishada oo Ciidanka Boolisku gacanta ku soo dhigeen, https://www.youtube.com/watch?v=ZDYLbslNMrk  

                    Read More

                      DHAGAYSO: Maxaa Ka Jira In Maamulka Puntland Uu Qayb Ka Yahay Colaada Ka Taagan Deegaanka Qoriley

                      Laascaanood 16.Sep 2015 (SDN/QJ)- Wararka naga soo gaadhaya deegaanka Qoriley ee gobolka sool ayaa sheegaya in halkaasi ay ka jirto sansaan colaadood oo laga cabsi qabo in saacadaha soo socda halkaasi dagaal ka qarxo. Hub urursi iyo gurmad badan oo ka jira deegaanadaas ayaa nasoo gaadhaya, waxaana arrintani ay ka danbeysay ka dib markii halkaasi…

                      Read More

                        Khasaarihii Dhawaan Ka Dhacay Xaramka Oo Dusha Laga Saaray Shirkadda Ben Laden Iyo Qiimaha Mag-dhawga Laga Bixin Doono Qofkasta Oo Waxyeello Gaadhay

                        Makah:Sep,16,2015(SDN/QJ)-Waxa Maxkamad ku taalla Dalka Sucuudigu ay Gudo gashay ka garnaqidda khasaarihii ka dhacay Xarakamka, waxana ay Hakisay Hawlihii shirkadda Ben Laden ay ka wadday Halkaas, kadib markii ay dhinteen Xujay Gaadhaysa 111-xaji oo dalal kala duwan ka kala yimi. Maxkamada ayaa sidoo kale sheegtay in isha lagu heyn doono dhamaan mashaariicda ay shirkadani wado…

                        Read More

                          Wasiir Maamulka Puntland Katirsan Oo Somaliland Ku Eedeeyey Hurinta Dagaal-beeleedyo Dhawaanahan Ka Dhacayey Gobolka Sool

                          Garowe:Sep,16,2015(SDN/QJ)-Wasiir Cabdi Xrisi Cali Qarjab oo Wasaaradda Amniga u qaabilsan Maamul Goboleedka Soomaaliyeed , ayaa dagaal-beeleedyo dhawaanahan ka dhacayey Goobo ku yaalla Gobolka Sool Ku Eeedeye Somaliland. Mudane Qarjab, waxa uu sheegay in siyaasiyiin iyo madax ka soo jeeda maamulka Somaliland ay lug kula jiraan dagaalada todobaadyo ka hor ka dhacay deegamada Salaxley, Magacley iyo…

                          Read More

                            “Waa baadil qaabka hadda Xukuumaddu u doonayso inay ku wareejiso Haamaha” Xildhibaan Naasir X.Cali Shire

                            Hargaysa 16.Sep 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Naasir Cali Shire oo ka mid ah Xldhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa baadil iyo sharci daro ku tilmaamay heshiis walba oo ay Xukuumaddu gasho oo aan la hor keenin Golaha wakiilada,, waxaanu sheegay in cida eegaysa, heshiisyada, ee masuuliyadi ka saaran tahay inuu yahay Barlamaanka, waxaanu tilmaamay inay Xukuumaddu caado ka…

                            Read More

                              Muwaadiniinta Reer Jarmal Oo Lala Socon Doono Farriimahooda Face Book-gga Iyo Sababta Oo La Caddeeyey

                              Munchen:Sep,16,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda ka Talisa Waddanka Jarmalka, ayaa ku hawllan qorshe lagu abuurayo Kooxo dabagal ku sameeya Farriimaha la iskugu gudbiyo Aaladaha Bulshadu ku xidhiidho, gaar ahaan Waxyaabaha Muwaadiniitoodu soo dhigaan Aaladda Facebook-gga. Waxaa mudooyinkii dambe kordhay dadka u dhashay Dalka Jarmalka ee fariimaha naceybka ku saleysan ee looga soo horjeedo dadka qaxootiga ah soo dhiga barta…

                              Read More

                                Xubno Katirsan Saraakiisha Ciidamada AMISOM Oo Uganda Loogu Maxkamadaynayo Kiis La Xidhiidha Inay Ka Seexdeen Weerarkii Shabaabku Ku Qaadeen Jannaale

                                Kampala:Sep,16,2015(SDN/QJ)-Ugu yaraan  4-Sarkaal oo katirsan ciidamada AMISOM, una dhashay dalka Uganda, ayaa lagu wadaa in dhawaan maxkamad lagu soo taago dalkooda hooyo, iyadoo lagu eedaynayo inay ka hortegi waayeen Weerarkii shabaabku dhawaan ku qaadeen Deegaanka Jannaale. Maxkamadeyntan ayaa waxaa amray madaxweynaha wadanka Uganda Museveni kadib fariin maqal ah oo laga sii daayay Raadiyaha qaranka wadankaasi….

                                Read More

                                  Madaxtooyada Oo Qaylada Ka Dhanka ah Wareejinta Keydka Haamaha Berbera Ku Macnaysay Mid Qabyaaladaysan

                                  Hargaysa:Sep16,2015(SDN/QJ)-Kadib qaylo-dhaan si taxane ah uga taagnayd wareejinta xukuumadddu la doonayso Keydka Haamaha Berbera, ayey Madaxtooyada Somaliland markii ugu horraysay u fasirtay Mucaaradad qabyaaladi hoosta ka riixayso. Afhayeenka Madaxtooyada Axmed Saleebaan Dhuxul oo saxaafadda la hadlay, ayaa wareejinta Keydka Shidaalka Berbera ku tilmaamay mid madaxweynuhu waajib u leeyahay, isla-markaana loo gacan gelinayo muwaadiniin reer Somaliland…

                                  Read More

                                    Dawlada Somalia oo Gudaha Somaliland Xafiis ka Furatay Iyo Dhaawaca ay u Gaystay Bayaankii London

                                    Buuhoodle, 15 Sep 2015 (SDN/QJ)-Dawladda Soomaaliya ayaa markii ugu horraysay xafiis rasmiya ka furatay gudaha Somaliland, xafiiskan ayaa qaabilsanaan doona dhinaca socdaalka iyo bixinta baasaboorada Soomaaliya. Xafiiskan ayaa laga hirgeliyey magaalada Buuhoodle taas oo uu daaha ka rogay hoggaamiyaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galaydh. Dhacadadan ayaa noqonaysa farogelintii ugu horraysay ee dawladda Soomaaliya ay doonayso…

                                    Read More