Boqorka Sucuudiga oo Cisbitaalka ku Booqday Xujaydii ku dhaawacmay Shilkii ka dhacay Masjidka Barakaysan ee Xaramka DAAWO
Jidda 14.Sep 2015 (SDN/QJ)- In ka badan Boqol Qof ayaa dhaawacyo kala duwani ka soo gaadheen Kadib Markii uu ku dumay Wiish lagu dhismo celinayay Masjidul Xaramka si ay u soo Gutaan Waajibaadka Xajka ee Sannadkan. Dhacdadan oo inta la xaqiijiyey ay ku naf waayeen 107 Ruux ayaa Waxaa Xujaydii dhaawacyadu ka soo gaadheen Shilkaasi…
