Aragtida Siciid Suluub ee Xilka Loo Magacaabay Ambassador Cawil Cali Ducaale iyo Waxa uga Meel yaal Hadii Isaga la Magacaabo

    Hargaysa 31. Decembar 2015 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hawlalha Guud ee Xukuumaddii Daahir Rayaale Kaahin Siciid Sulub Maxamed oo haddana ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa ka hadlay sida uu arko xilkii uu Madaxweyne Siilaanyo u magacaabay Amasadoor Xuseen Cali Ducaale (Cawil), oo ay yihiin saaxiibo isku dheer, isla markaana Xukuumaddii hore ka wada tirsanaa, waxa kale…

    Read More

      Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Somalia oo Maanta ka Shiraya Go’aamo Somaliland ka soo Saartay Isu Socodka Labada dal

      Muqdisho 31. Decembar 2015 (SDN/QJ):-Golaha wasiirada ee dawladda Somaliya ayaa maanta ka shiraya go’aanka ay dawladda Somaliland toddobaadkan ka soo saartay isu socodka Somaliland iyo Somaliya, kaas oo lagu sameeyay wax ka bedel balaadhan. Ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u sheegay in shirka golaha wasiirada dawladda Somaliya la filayo in maanta lagaga hadlo go’aanka ay…

      Read More

        Dawladaha Masar,Itoobiya Iyo Suudaan oo ku Heshiiyey dhamaystirka Dhaamka Biyo Xidheenka Itoobiya

        Addis Ababa 31. Decembar 2015 (SDN/QJ):- Kulankii ka socday Khartuum ee u dhaxeeyey Wasiirada Arrimaha Dibada ee dalalka Masar, Itoobiya iyo Sudan ayaa laga soo saaray heshiis horleh oo la xidhiidha  Biyo-Xidheenka Itoobiya dhiseyso. Khilaaf xoogan ayaa soo dhexgalay sadexdan wadan oo isku afgaran waayey qeybsiga biyaha wabiga Nile, kadib markii Masar iyo Sudan ay sheegeen…

        Read More

          Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Maanta Magacaabay Gudida Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee Heer Qaran u Metelaysa Xisbigooda

          Hargaysa 31. Decembar 2015 (SDN/QJ):-Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Maanta Magacaabay Xubnaha Xisbigaasi u Metelaya Hawl galka Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Komiishanka Doorashooyinka Qaranku Shaaciyeen in Labada Todobaad ee ugu Horeeya Bisha Beri Bilaabmaysa ee Kowaad 2016 inay ka Bilaabayaan Gobolka Togdheer. Warsaxaafadeed uu soo saaray Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro  ayaa…

          Read More

            Mucaaridka Jibouti Oo Qaban-qaabinaya Dibed-baxyo Ka Dhan Ah Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle Oo Ka Dhici Doona Europe iyo America {DHAGEYSO}

            Ottowa,31,2015(QJ/SDN)-Bilowga sannadka cusub ayaa waxa la filayaa in dibed baxyo waaweyn oo lagaga soo horjeedo madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle laga dhigi doonno waddamada Qaaradda Yurub iyo America. Dowlada Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wajahaya kacdoon kaga imaanaya umadda reer Jabuuti. Siyaasiyiinta Mucaaradka oo horukacaya shacabka ayaa si weyn kaga soo horjeeda Madaxweynaha Jabuuti oo ay ku…

            Read More

              WASIIRKA WARFAAFINTA SOMALIA: ‘’Sharciga Saxaafada Dalku Wuxuu Ilaalinayaa Xuquuqda Suxufiyiinta’’

              Muqdisho,30Dec,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir [Maareeye] oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa kaga hadlay Ansixinta sharciga saxaafada Somalia, isagoo xusay in xeerkan uu soo maray marxalado kala duwan. Maareeye ayaa xusay in xeerkan uu yahay kan ugu fiican adduunka oo dhan, isla markaana la filayo inuu noqdo midka ugu sarreeya, isagoo intaas…

              Read More

                Cusbitaalka Edna Aadan oo loo aqoonsaday ka ugu wanaagsan Qaaradda Afrika

                Paris 30. Decembar 2015 (SDN/QJ):- Cusbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Adna ayaa kaalmaha ugu horeeya ka galay cusbitaalada ugu tayada wanaagsan qaarada Afrika, sida lagu shaaciyey qiimayn machad caalami ah sameeyey. Machadka Webometrics, oo qiimayn ku sameeyey kontonka cusbitaal ee ugu wanaagsan bixinta adeegyada caafimaadka qaarada Afrika kaalinta koowaad ka galay cusbitaal ku yaal dalka Swaziland…

                Read More

                  Madaxweyne Siilaanyo oo Xadhiga Ka Jaray Xarun ay Wasaaradda Arrimaha Guduhu ku Shaqaynaysay Labadii Sanno ee u danbeeyay Iyo Is Muujintii Wasiir Warancade DAAWO

                  Hargaysa 30. Decembar 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha JSL Md Axmed maxamed Maxamuud siilaanyo ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismaha cusub ee wasaaradda Arimaha gudaha oo Mudooyinkii u danbeeyay ay Wasaaradaasi ku hawl galaysay. Xaflada Xadhig ka Jarista Dhismahan Cusub Waxaa ka qayb galay Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda,Mas’uuliyiin ka socday Golayaasha qaranka,Madaxda Ciidamada Qalabka Sida,Maamulka Caasimada Hargaysa…

                  Read More

                    Weedhihii Kaftanka Iyo Qosolka Xambaarsanaa ee laga Guntay Ruug Cadaagii Saxaafada ee Xijaabtay Marxuun Axmed Xasan Cawke iyo Soo Ururintii Yuusuf Garaad.

                    Hargaysa 30. December 2015 (SDN/QJ):- Siyaasiga Yuusuf Garaad Cumar oo Sannado badan ay soo wada shaqeeyeen Alle naxariistiisii Janno ha ugu deeqee Marxuun Axmed Xasan Cawke oo Geeriyooday badhtamihii Bishii November ee Sannadkan ayaa qoraal uu ku faafiyey Mareeg uu ku leeyahay Internet-ka Waxa uu ku soo bandhigay Qisooyin uu ka Uruuriyey Marxuun Cawke,Isagoo Ujeedada…

                    Read More

                      Ma Dhabbaa In Xukuumaddu Iibinayso Dhulka Xeradda Birjeex Iyo Saldhiga Dhexe Ee Hargeysa?

                      Hargaysa 30. Decembar 2015 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde oo ka tirsan golaha wakiiladda Somaliland oo shalay ka qayb galay dood idaacadda BBC  qabatay  oo isaga  iyo Xildhibaan Balaaki wax lagaga waydiiyay miisaaniyadda 2016, ayaa sheegay in xukuumaddu damcsantay inay dhulka xeradda ciidmadda ee Birjeex iyo meelo kale. Xildhibaan Jirde wuxuu dooddaa miisaaniyadda ka sokow…

                      Read More

                        “Dalka Oo Dhami Wuu Wadda Haraadan Yahay, Balse Yaan Farta La Isku Fiiqin………” Gudoomiye Saleebaan Gaal

                        Hargaysa 30. Decembar 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan, ayaa hadley abaaraha iyo biyo la’aanta dalka ka jirta, isla markaana wuxuu sheegay in dalka oo dhami  abaaro ka jiraan Balse Mudane Saleeban waxaa uu rajo fiican ka muujiyey in dalku uu heli doono biyo ku filan isaga oo xusay in lagu rajo weyn…

                        Read More

                          “Xisbiga Ucid Waa Hanti Qaran Ee Maaha Xisbi Nin Leeyahay” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Gobolka Saaxil

                          Hargaysa 30. Decembar 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Saaxiil ee xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Rooda Axmed Yaasiin, ayaa xukuumadda ugu baaqday inay faragalinta ka dayso xisbiga Ucid. Isla markaana waxay sheegtay haddii xukuumadu faraha kala bixi waydo xisbiga ay xukuumad ahaan iyo xisbiyo ahaanbaa ay albaabka ka wadda bixi doonaan oo dib loogu noqon doonno halkii…

                          Read More

                            Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani Mr Uurcade Oo Ka Hadlay Diiwaan Gelinta Gobolada Bari

                            Hargaysa 30. Decembar 2015 (SDN/QJ):- Waxa bishii 08/15/2015 koomishinka Doorashoyinka oo hor kacaya Guddida Heer Qaran ah ay soo sareen,war bixin ku saabsan safar xaqiiqo raadis ahaa, looguna kuur gelayey meelaha ay Diiwangalinta codbixiyuhu ka qabsoomi karto iyo meelaha culayska siyaasadeed ka jiro. Waxa war bixintan lagu sheegay meelaha la maray,meelaha aan la marin iyo…

                            Read More

                              Akhri War-bixinta Sanadka 2015 ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA

                              Hargaysa 30. Decembar 2015 (SDN/QJ):- Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa uu ku talaabsaday sanadka 2015-ka horumar balaadhan oo dhinac walba ah, kuwaasoo uu dedaal dheeraad ah Ururku ku bixiyey sidii uu uga midho-dhalin lahaa Ujeeddooyinka loo abuuray oo kala ah:- In uu horumariyo, ilaaliyo, kobciyo, daryeelo mihnada saxaafadda, isagoo tixgalianaya ku dhaqanka Anshaxa Saxaafadda Inuu talo…

                              Read More

                                “Dalka Somaliya waxaa ka Jira shacab qof walba siyaasi yahay, dadka badankiisu waxay noqonayaan Madaxwayne” Danjire Nicklos Kay

                                Nairobi 30. December 2015 (SDN/QJ):- Danjire Nicklos Kay wakiilkii hore ee qaramada midoobey u qaabilsanaa  Somaliland iyo Somaliya ayaa markii u horesay ka hadlay dhaqanada uu ku arkay bulshada somalida mudadii uu ku sugnaa dalka somaliya. Danjire Nicklos Kay waxaa uu sheegay inuu aad ula yaabay bulsho dhan oo wada siyaasi ah islamarkaana mid waliba doonayo…

                                Read More

                                  DJibouti: Baarlamaanka Oo Isku Khilaafay In Tacsi Loo Dhigo Dadkii Ku Geeriyooday Dhacdadii Dalkaasi Dhawaan Ka Dhacday {DHAGEYSO}

                                  DJibouti,30Dec,2015(QJ/SDN)-Xildhibaanada Isbahaysiga Mucaaradka ah ee Djibouti ee USN ayaa ka baxay fadhigii loo dhamaa ee golaha Baaralamanka Djibouti ay isugu yimaadeen. Xildhibaanadan ayaa sheegay in sababta fadhigaasi ay u qaadaceen ay tahay iyada oo Siday Hadalka U dhigeen laga horjoogsaday inay faataxada u maraan dadkii ku geeriyooday rabshadihii Jabuuti ka dhacay todobaadki hore. Rabshadahaas ayaa…

                                  Read More

                                    Sheekh Aadan Sunne Oo Ka Hadlay Mowliidka Nebiga iyo Kittaabka Alwalaa Walbaraa Oo Dowladda Somaliland Lagu Eedeeyay Inay Joojisay {DHAGEYSO}

                                    Hargeysa,30Dec,2015(QJ/SDN)-Sheekh Aadan Cabduraxmaan (Aadan Sunne), oo ka mid ah culimada Magaalada Hargeysa, ayaa waxa uu ka hadlay Mowliidka Nebi Muxammad NNKH iyo Kittaabka ‘Alwalaa Wal Baraa’ oo ururka Al-shabaab ay dowladda Somaliland ku eedeeyeen inay ka joojisay in dhallinyarada loo dhigo. Sheekh Aadan Sunne, ayaa waxa uu si kulul ula hadlay Culimada Suufiyada isagoo ku…

                                    Read More

                                      Shacabka Suuriya Oo Gabbaad iyo Hoy Ka Dhigtay Godad, Si Ay Uga Badbaadaan Duqeymaha Diyaaradaha Ruushka

                                      Xamaah,30Dec,2015(QJ/SDN)-Shacabka  dalka Suuriya ayaa billaabay inay hal abuuraan qaab walba oo ay kaga bad baadi karaan duqeymaha Diyaaradaha dagaalka ee Dowladda Ruushka ay ka geystaan dalkaasi, kuwaas oo bilihii lasoo dhaafay galaaftay nolasha Boqollaal ruux, kumanaan kalena ay ku barakaceen. Fikradda Qoditaanka Godad hooy ahaan loo dago, si looga bad baado duqeymahaas aan kala sooca…

                                      Read More

                                        ‘’Sanadkan Caalamka Waxa Lagu Dilay 69-Suxufi’’ Ururka Difaaca Suxufiyiinta Caalamka CPJ

                                        Hargeysa,30Dec,2015(QJ/SDN)-Ururka u dhaqdhaqaaqa difaaca Suxufiyiinta Caalamka ee [CPJ] ayaa warbixin ay soo saareen ku sheegay in sanadkan dhamaanaya 69-suxufi lagu dilay caalamka oo dhan, kuwaasoo la dilay iyagoo hawlahooda shaqo wata, iyadoo tiradani ay ka badan tiradii sannadkii 2014-kii lagu dilay caalamka oo ahayd 61-suxufi. Waddanka Suuriya iyo Faransiiska ayaa noqday dalalka lagu dilay suxufiyiinta…

                                        Read More