Mid Ka Mida Talafishenada Afka Somaaliga Ku Hadla Oo Laga Joojiyay Deegaanada Maamul Goboleedka Jubbaland
Kismaayo,24Aug,2015(QJ/SDN)-Amar kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Jubbaland ayaa lagu mamnuucay in Telefishinka Universal uu ka howlgalo gobollada Jubooyinka, iyadoo amarkani uu si toos ah uga soo baxay wasaraadda warfaafinta Jubbaland. Tv-ga Universal ayuu maamulku ku eedeeyay in uu baahiyay warar been abuur ah, waxaana amarkani shaqada looga joojinayo telefishinka uu yahay mid kasoo baxay qeybta warfaafinta…
