“Waxaan cod dheer ugu sheegay in ay dhiirradaan oo ay nala dhammaystiraan himilada Qaranka Somaliland oo ah mid aan indhaha laga qarsan Karin…”Wasiir Xirsi

    Hargeysa:Aug,23,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan oo haatan ku sugan Magaalada Addis Ababa Ee Dalka Ethiopia, ayaa tilmaamay inuu xubno kamid ah Hoggaamiyayaasha Reer Afrika u bandhigay sida ay xaqiiqada Taalla Somaliland indhaha uga qarsadeen. Wasiir Xirsi oo gelinkii dambe ee Maalintii shalay ka soo laabtay Safar ay isaga iyo Wasiirka arrimaha dibedda…

    Read More

      Somaliya oo Ka Hadashay Wadahadaladii u Dhaxeeyay Somaliland Halka Ay Ku Danbeeyeen

      Muqdisho,23Aug,2015(QJS/DN)-Wasiirkii hore Wasaaradda Garsoorka & Dastuurka Soomaaliya Md. Faarax Cabdiqaadir Maxamed oo ka mid ah masuuliyiinta xukuumadda Muqdisho ugu awood badan ayaa sheegay in aanay jirin wada hadalo u dhaxeeyey Somaliland iyo Soomaaliya oo is taagay balse ay jiraan oo kali ah kuwii muuqday ee Turkiga oo hakad galay balse labada dhinac si weyn isugu…

      Read More

        Ciidamada Amaanka oo Wali Hargeysa Ka Sii Ugaadhsanaaya Dadka Itoobiyaanka Ah

        Hargeysa,23Aug,2015(QJ/SDN)-Ciidamada booliska ayaa maalmihii ugu danbeeyay la arkaayay iyaga oo qabqabnaaya dadka Oramada ah ee ku nool magaaladda Hargyesa, kuwaas oo badankoodu isugu jira dawarsato iyo kuwo shaqaysta. woodyinka Hargeysa ayaa lagu arkaay ciidamado qabqabanaaya qaar ka mid ah dadkaas oo u dhashay Itoobiya se sharci daro ku jooga Somaliland, inkasta oo wali ciidamada socdaalku…

        Read More

          Madaxweynaha Somaliya oo sheegay in la adkayn doono ammaanka xeryaha lagu tababaro Ciidamada

          Muqdisho,23Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii maanta lagu qaadey xarun ay Ciidamada Xoogga Dalka iyo Ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ku lahaayen Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.   Madaxweynaha, ayaa sheegay in weerarkaasi uu qayb ka yahay falalka ay argagixisada ku doonayaan inay ku wiiqaan horumarka…

          Read More

            AMISOM oo sheegtay in Saraakiil ciidankooda ka tirsan ay waxyeello kasoo gaartay Qaraxii Kismaayo

            Kismaayo,23Aug,2015(QJ/SDN)-Waxaa soo kordhaya khasaaraha ka dhashay Weerar Is-miidaamin ahaa oo maanta xooga ka tirsan Al-shabaab ku Qaadeen Jaamacadda Kismaayo oo Tabbabar lagu siinayay ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka Somalia.   Qoraal kooban oo  lasoo dhigay Barta Twitter-ka AMISOM ayaa lagu Sheegay inay weerarkaas Waxyeello ka soo gaartay Qaartay ka mid ah Saraakiishooda. Sidoo kale,…

            Read More

              Al-shabaab oo sheegatay Mas’uuliyadda Qaraxii Ismiidaamin ahaa ee ka dhacay Isgoyska Hoteel Jubba

              Muqdisho,22Aug,2015(QJ/SDN)-Ugu yaraan shan qof oo shacab ah ayaa ku dhintay tiro kalena way ku dhaawacmeen, kaddib Qarax ismiidaamin ahaa oo Isgoyska Hoteel JUBBA ee Muqdisho ka dhacay maqribnimadii caawa, iyadoo Weerarkan oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qaraxa lagu Qarxiyay maqaahi ay dad badan oo Rayid ahi ku sugnaayeen.   Mas’uuliyiin ka tirsan…

              Read More

                FAAHFAAHIN: Weerarkii Is-miidaaminta ahaa ee Maanta ka Dhacay Xero ku Taalla Kismaayo

                Kismaayo,22Aug,2015(QJ/SDN)-Ugu yaraan 14 qof oo isugu Jira Askar iyo Xoogag Al-shabaab ka tirsan ayaa ku geeriyooday Weerar Is-miidaamin ah oo Maanta lala beegsaday Xero uu tababbar uga socday Ciidammo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya oo ku taalla dulleedka magaalada Kismaayo, iyadoo ay ku dhaawacmeen 30 ruux oo kale. Weerarkan ayaa wuxuu ka dhacay Jaamacadda Kismaayo…

                Read More

                  Qarax Lagu Hoobtay Oo Maanta Ka Dhacay Xerro Ciidan Oo Ku Taalla Magalaadda Kismaayo Iyo Khaasaaraha Ka Dhashay

                  Kismaayo,22Aug,2015(QJ/SDN)-Wararka naga soo gaadhaya Magaaladda Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland,ayaa sheegaya in Saaka Barqadii uu halkaasi ka dhacay qarax is-miidaamin ah,kaas oo lala eegtay Xarun Lagu Tababaro Ciidanka Xoogga oo loogu talo-galay in ay Hawl-galaan Guud ahaanba Dalka Somaliya,isla markaasna ay Hawla nabadda gala wareegaan Ciidanka AMISOM. Ugu yaraan 10 Qof oo u badan Ciidamo…

                  Read More

                    “Cali Khaliif-ka halkaas jooga mid ka daran oo halkan jooga oo ninkii wax qabanayay eryada looma baahna. Siyaasiyiinna maaha ee waa saaqidiin….”Xildh. Indho-indho.

                    Hargeysa:Aug,22,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan Indho-indho, ayaa noqday siyaasigii ugu dambeeyey ee kusoo biira Loollanka siyaasadeed ee dhexyaalla Siyaasiiyiinta kasoo jeeda Bariga Somaliland, waxana uu si cad ula saftay Garabka uu hoggaamiyo Wasiirka Caafimaadka Mudane Xaglo-toosiye. Mudane Indho-indho oo maanta saxaafadda  la Hadlayey, ayaa si adag u eedeeyey Siyaasi cali Khaliif Galaydh, waxana uu taageero u…

                    Read More

                      “Waxan ogaaday in Hay’adaha ammaanka oo dhammi ay Cumar Caydiid Hoos yimaadaan oo isaga amarkiisa ku shaqeeyaan, sidoo kale Beesha Daa’uud Ismaaciilna isagay ka amar qaadataa.”Aadan Ingiriis

                      Hargeysa:Aug,22,2015(SDN/QJ)-Muwaadin Aadan Mooge Xirsi oo ah Mulkiilaha dhul ku yaalla Xaafadda Masallaha ee magaalada Hargeysa oo dhawaan dil ka dhacay, ayaa deedafeeyey inuu duulaan ku yahay hanti uu leeyahay ganacsade cumar Caydiid oo ay isku beel yihiin, waxana uu sheegay inaanay  maankiisa ku jirin inuu ku duullo hanti aanu lahayn. Muwaadin Aadan Mooge oo maalintii…

                      Read More

                        Safiirka Arrimaha Xajka Ee Somaliland Mudane Axmed Safiina ayaa ka qabgalaya shir caalamiya oo ka dhaci doona London

                        LondonAug 22,2015(SDN/QJ) Safiirka somaliland ee arimaha xajka Axmed Aadan Dagaal (Axmed Safiina) ayaa la filayaa inuu ka qayb galo shir caalamiya oo ka dhacaya wadankan Uk casimadiisa london  Amb Ahmed ayaa Waxa uu Ku soo Adan yahay 24 /08/2015 isniitata 4:pm galabtii waxana gudiga soo dhawaynta ay ugu baqayaa shacabka  Somailand  inay ka soo qaybgalaan soo dhawaynta . Amb Ahmed…

                        Read More

                          “Adduunka xisbul xaakimku murashaxnimada iskuma qabsado oo marka hore ayaaba la isla ogyahay murashaxa….”Danjire Cawil

                          Hargeysa:Aug,22,2015(SDN/QJ)-Danjire Xuseen Cali Ducaale(cawil) oo ahaa wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumaddii Madaxweyne Rayaale, ayaa ka Hadlay Go’aankii Maxkamadda Sare kasoo saartay Murankii siyaasadeed ee dalka ka aloosnaa iyo musharraxnimada Xisbiga Kulmiye oo guuxeedu dalka ka baxayo. Danjire Cawil, oo isagoo jooga magaalada Nayroobi ee dalka Kenya xalay u waramay Wargeyska Geeska Afrika, wuxuu ku…

                          Read More

                            Bandhig Faneed aan noociisa hore loo arag oo ay Fanaanada Farxiyo Kabayare Fort McMurray ku soo bandhigtay(SAWIRO)

                            Fort McMurray Aug 22,2015(SDN/QJ)-Fanaanada Farxiyo Kabayare ayaa dhawaan magaalada Fort McMurray ee gobolka Alberta ee dalka Canada waxa ay ku qabatay dhawr bandhig faneed oo aad looga helay. Fanaanada ayaa mid ka mida bandhigyada oo ay ku qabatay magaalada Fort McMurray ayaa ahaa mid aan noociisa hore loo arag. HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADII BANDHIG…

                            Read More

                              Sheekh Aadan Siiro Oo Ka Hadlay Dabadaqadaha Sii Kala Fogaanaya Ee Somaliland Ka Samaysmaya

                              Hargeysa:(SDN/QJ)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey(aadan-siiro)oo kamid ah culimada waaweyn ee Somaliland, ayaa ka hadlay sida ay shacanka reer Somaliland usii kala fogaanayaan, isla-markaana usii noqonayaan dabaqado kala sarreeya oo aan isu dhaweyn. Sheekha oo salaaddii jimacaha ee shalay masaajidka uu imaamka ka yahay ka akhriyey khudbad uu arrimahaas kaga hadlayo, ayaa ku dheeraaday sida hantidii…

                              Read More

                                Afar Kamid ah Mucaaridka Dalka Ethiopia Oo Maxkamadi Sii Daysay Kadib Muddo dheer Oo Ay Xidhnaayeen

                                Addis Ababa:Aug,22,2015(SDN/QJ)-Afar kamid ah Mucaaridka Dalka Ethiopia, ayaa laba maalmood ka hor Maxakamada federaalka ahi amartay inay xorriyadooda dib ugu soo celiso, iyadoo haatan ka hor xubnahaas lagu eedeeyey arrimo Argagixiso. Waxaa la sheegay in maxkamadu weyday wax marag ah oo muujinaya in ragani faraha kula jireen wax argagixso ah. Laba ka  mid ah xubnahan…

                                Read More

                                  Hoggaamiye-ku-xi-xigeenkii Ururka ISIS Oo Maraykanku Sheegtay Inuu Duqayn Ku Dilay

                                  Washington:Aug,22,2015(SDN/QJ)-War kasoo baxay Aqalka cad ee dalka Maraykanka ayaa lagu sheegay inuu maraykanku duqayn ku dilay ku-xigeenka hoggaamiyaha Kooxda ISIS  Fadhil Ahmed al-Hayali, kaas oo ku sugnaa Gudaha waddanka Ciraaq.  Hayali oo sidoo kale loo yiqiin Mutazz ayaa waxa ay dowlada Maraykanka ku tilmaaneen in uu ahaa qofkii labaad ee maamulayay ururka IS oo haatan…

                                  Read More