Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Ku Tilmaamay Qawleysato Guddidii Uu Madaxweyne Siilaanyo U Magacaabay Dib-U-Habeynta Shuruucda Dhulka, Kuna Edeeyay Inuu Shaqadii Maayirada Farogaliyay

    Hargeysa,22Aug,2016(QJ/SDN)-Suldaanka Guud Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa ku tilmaamay qawlaleysato Guddida uu Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (SIILAANYO) u magacaabay Guddida dib-u-habeynta Dhulka oo ka kooban 12-Wasiir, isaga oo eedeeyey Madaxweyne SIILAANYO inuu farogeliyay Shaqadii Maayirada dalka. Sidaa waxa uu Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ku sheegay mar uu Khadka Telefoonka kula soo…

    Read More

      Dood Kulul Oo Ku Saabsan Amniga Iyo Dilalka Ciidamada Booliisku u Gaystaan Dadka Rayidka Ah. (DAAWO)

      Hargeysa,22Aug,2015(QJ/SDN)- Dhawaanahanba dadweynaha magaalada Hargeysa waxa kasoo yeedhaysay qaylo-dhaan ku aadan askar ka tirsan ciidanka bileyska oo dhawaan dad shicib ah ku toogatay  magaalada Hargeysa, Iyadoo dadweynuhu inta badan su’aal iska weydiinayeen xabbada nool ee ay bileysku isticmaalaan, Haddaba TVga Horn Cable ayaa laga sii daayay Dood arrintaasi ku saabsan, Dooddan oo ay ka qayb-galeen…

      Read More

        Maxaad Ka Taqaan Ereyada Ku Cusub Siyaasadda Somaliland? “GUURTI BILAA SHAARUBO AH”

        Hargeysa,22Aug,2015(QJ/SDN)- Hal ku dheg ayaa ayaa ahaa “Wixii Cusub Caalamkaa Jecel”. Ereyada ku cusub Siyaasada Somaliland maxaad ka taqaan, Hadaba haddii aan isku dayo inaan halkan idinku soo gudbiyo ereyada ku cusub Siyaasadda Somaliland, ayaa waxay Shabakada Wararka ee Hayaannews ka wareysatay Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Gobolka Saaxil Rooda Axmed-Yaasin. Waxaanay kala yihiin sidan: 1….

        Read More

          Madaxweynaha Turkiga Erdogan Oo Doorasha Cusub Ku Baaqay

          Ankara,21Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay in doorasha guud oo si dag-dag ah lagu qabanayo ay ka dhacayso dalkaasi koowda bisha Nofeembar. Tallaabadan ayaa imaanaysa kaddib markii xisbiga Mr Erdogan ee AK uu ku lumiyay inta badan kuraastii baarlamaanka doorashadii dhacday bishii Juun, wadahadala loogu tala galay in lagu dhiso dowladd isbahaysi oo…

          Read More

            DHEGEYSO:Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta Todobaadkan waxa marti innoogu ah Hal-Abuurka Da’da yar Xamse Maxamed Nuur.

            Hargeysa Aug 21,2015(SDN/QJ)-Waa barnaamij gaar ah oo aanu diirada ku saari doono hal abuurka Soomalaiyeed ee da’ada yar meel ay joogaanba. Barnaamijku waxa uu idiinka imanayaa Magaalada Hargeysa waxaana Soo jeedinaaya Wariye Khaalid Foodhaadhi.   [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/suugaan.mp3″]   HALKAN GUJJI SI AAD UGA BOGATO WAREYSIGA AL FANAAN XAMSE   SDN/QJ-Hargeysa contact@qurbejoog.com      …

            Read More

              Madaxweyne Siilaanyo oo Magacaabay Gudida Siyaasadda Dib-u-habaynta Dhulka Oo 12 Wasiir Ka Kooban

              Hargeysa,21Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa magacaabay gudida dib u habaynta siyaasada dhulka oo ka kooban 12, waxaanu ka codsaday in ay gudidani soo saaraan siyaasad dhulka dib loogu hago, waxaana warsaxaafadeedkaas oo dhamaystiran uu u dhignaa sidan WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu JSL/M/MG/081/1-3495/082015 ku magacaabay guddida…

              Read More

                Midowga Afrika iyo AMISOM oo Raalli-galin ka bixiyay Shacabkii lagu laayay Marka

                Nairobi,21Aug,2015(QJ/SDN)-Mas’uuliyiinta ugu Sarreeya Ciidamada AMISOM iyo Ergayga Midowga Afrika ee Somalia ayaa shir jaraa’id oo ay maanta ku Qabteen Nairobi waxay raalli-galin uga bixiyeen; falkii ciidamadoodu ay ku laayeen shacabka 31-dii July ee aynu soo dhaafnay, kasoo dhacay degmada Marka ee xarunta Gobalka Shabeellada Hoose. Shirka oo ay ka wada qeyb galeen ergayga Midowga Afrika…

                Read More

                  “Baashe Maxamed Faarax Waxaan leeyahay Buuhoodle Tallo Qaran Uma Baahnee Kursigaaga ayaa Tallo qaran u baahan”Wasiir Xaglatoosiye.

                  Hargeysa,21Aug,2015(QJ/SDN)-Wasiirka caafimaadka Somaliland Md Saleebaan Ciise Axmed Xaglatoosiye oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugaan magaalada Buuhoodle ayaa ka warbixiyay socdaalkiisa Buuhoodle isagoo ka jawaabahay hadalo ka soo yeedhay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Somaliland. Wasiirka Caafimaadka Somaliland MD Xaglatoosiye waxa uu ugu horeyn ka hadlay socdaalkiisa magaalada Buuhoodle iyo waxyaabaha ugu waawayn ee uu…

                  Read More

                    Iscasilaad Lama Filaan ah Oo Ra’isal Wasaarihii Dalka Giriiggu Ku Dhawaaqay

                    Atens:Aug,21,2015(SDN/QJ)-Alexis Tsipras oo ah Ra’isal wasaaraha Dalka Giriigga, ayaa si lama fillaan ah ugu dhawaaqay inuu xilkaasi iska casilay, ka dib khudbad uu xalay ka jeediyay Telefishinka Qaranka dalkaasi. Ra’iisal Wasaaraha, ayaa khudbadaasi ku sheegay in warqadda istiqaaladiisa uu u gudbinaayo Madaxweynaha, isla-markaana la qaban doono doorasho qof iyo codkii ah, sida uu sheegay. Ra’iisal…

                    Read More

                      Nuxurka Safar Uu Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Maanta Ugu Baxay Dhinaca Ethiopia

                      Hargeysa:Aug,21,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(saylici), ayaa manta dalka ka amba baxay, waxana uu socdaal ku gaadhay dalka Ethiopia. Waftiga uu hogaaminayo madaxweyne ku xigeenka somaliland  ayaa waxa magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia kaga sii horeeya wasiirada arimaha dibada iyo madaxtooyada kuwaas oo halkaasi u jooga arimo la xidhiidha mashruuca Berbere Corridor oo…

                      Read More

                        Daawo Hanaanka Casriga Ee Loogu Diyaariyey Hargeisa Stadium Ciyaaraha Gobolada

                        Hargeysa,21Aug,2015(QJ/SDN)-Hargeisa Stadium oo garoonka heerka caalami ah ee ku yaala magaalada Hargeisa iyo guud ahaan Somaliland aya dhowaan lagu sameeyey casriyeyn si buuxda loogu sameyey guud ahaan garooonkaas , iyada oo lagu goglay dooga macmalka ah isla markaana loo dhameystirya dhammaan adeegyada casriga ah ee garoomadu ay leeyihiin . Hargeisa Stadium aya lagu wada inuu…

                        Read More

                          Ciidanka Booliska Oo Qaf Shicib Ku Toogtey Xaafada Daami Ee Magaalada Hargeysa

                          Hargeysa,21Aug,2015(QJ/SDN)-Mid Kamid ah Ciidamada Booliska ayaa la sheegay in Xaafada Daami tacshiirad uu ku furey Baabuur uu ku dhaawacmey Qof Shicib ah oo baabuurkaasi Watey. Ilaa iyo hada lama garanayo Sababta Askarigaasi u toogtey ninkaa Shicibka Xaafada kamid ahaa oo dhaawac culusi soo gaadhey tacshiirada Askarigu ku furey, waxaanay qaar kamid ah dadweynaha degan Xaafada…

                          Read More

                            Ra’iisul Wasaaraha Giriigga Oo Iscasilay

                            Athens,21Aug,2015(QJ/SDN)-Ra’iisul wasaaraha Giriigga, Alexis Tsipras, ayaa ku dhawaaqay inuu is casilay, doorashana la qaban doono. Mr Tsipras ayaa inuu xilka ka degay kaga dhawaaqay khudbad toos ah oo uu TV ka jeediyay.Waxa uu sheegay in marxaladdii dhibka badneyd ee wadahadallada Giriiga uu kula galay deenbixiyayaasha in hadda ay dhammaatay, waxa uuna tilmaamay in hadda dalka…

                            Read More

                              Daawo Sawiradda: Af-hayeen Dhuxul,Weriyihii Madaxweyne Rayaale U Raacay Safar Uu Ceerigabo Ku Tegey 10-kii DEC 2002

                              Hargeysa,21Aug,2015,(QJ/SDN)-Saaxafadda ayaa heshay Sawiro muujinaya Af-hayeenka Madaxweyne Siilaanyo ee wakhtigan oo ahaa 2002-dii Madaxweynihii hore ee Daahir Rayaale Kaahin u raacay Safar uu ku tagay Gobolka Sanaag,gaar ahaana Magaaladda Ceerigaabo.   Inkasta oo ay Dadku barteen Wakhtigii ka shaqayn Jiray Idaacaddii KULMIYE ee Radio Horyaal,hadana Sawiradan,ayaa sheegaya inay wakhtigaas wadashayn dhawi ka dhaxaysay Xukumaddaas.

                              Read More

                                Nin Jeex Jeexay Nuqul Kamid Ah Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah, Kadibna Musqul Ku Tuuray Oo Rabshado Ka Dhasheen

                                Munich:Aug,21,2015(SDN/QJ)-Rabshado  waxyeello kala duwan  sababay, ayaa ka dhashay kadib markii nin soo galooti ahi uu xero qaxooti oo ku taalla dalka Jarmalka kudhex jeex jeexay Nuqul kamid ah Kitaabka Quraanka kariimka ah. Ilaa iyo haatan inta la ogyahay waxa halkaas ku dhaawacan tahay  17-qof, oo lix ka mid ah ay askar yihiin, kuwaas oo dhaawacyo…

                                Read More

                                  Magaca Nin Soomaaliyeed Oo Iska Soo Tuuray Dabaq Dheer Oo Ku Yaalla Dalka Malaysia

                                  Kuala Lumpur:Au,21,2015(SDN/QJ)-Dabaq dheer oo ku yaalla Dalka Malaysia, ayaa waxa waxa iska soo tuuray Nin Soomaali ah oo arrimo caafimaadeed  halkaas loogu qaaday, kaas oo markii dambe geeriyooday. Geerida ninkan, ayaa ka dambeysay markii uu iska soo tuuray dabaqa 7-aad ee Dhismaha Villa Putra Condo. Waxaana meydkiisii arkay nin ka tirsan Ilaalada Villa Putra Condo….

                                  Read More

                                    “Wasiir Xaglo-toosiye wasiirrada aan ugu jecelahay buu kamid yahay, waana wasiir haddii aanu Reer Burco nahay aanu ku Qanacsanahay.” Maayar Muraad

                                    Burco:Aug,21,2015(SDN/QJ)-Maayarka Degmada Burco Maxamed Muraad, ayaa ka Hadlay Xurgufta dhextaalla siyaasiyiinta Gobollada Bariga Somaliland kasoo jeedda, waxana uu si weyn u taageeray Wasiirka Caafimaadka Mudane Xagla-toosiye oo kamid ah Siyaasiyiinta is eedaynaya. Mudane Muraad oo ka Arrimahaas ka Hadlayey, ayaa ku talax tegay Ammaanta Wasiir Xaglo-toosiye, waxana uu sheegay inuu yahay shakhhsi shaqadiisii kasoo baxay,“Wasiir…

                                    Read More