Booliska Dalka Itoobiya Oo Dilay Tiro Arday Ah Ka Dib Markii Ay Dibed Baxyo Sameeyeen

    Addis-ababa,11Dec,2015(QJ/SDN)-Ugu yaraan 10-arday ahaa ayaa lagu dilay rabshado u dhexeeyay ciidamada booliiska iyo dad dibad-baxayaal ah kasoo jeeda Gobolka Oromo ee dalka Itoobiya oo ka dhacay Itoobiya. Rabshadahan oo soo socday muddo saddex todobaad ah ayaa waxay ka dhasheen qorshe ay xukuumadda Itoobiya soo bandhigtay oo ah in deegaanno gobolkaas ka mid ah lagu darayo…

    Read More

      ‘’Somaliland Waa Dalkaygii Waan Jeclahay Waa Meeshaan Ku Dhashay Xudduntaydiibaa Taalla,’’Marwo Foosiya, Wareysi Xiiso Badan DAAWO

      Hargeysa,11Dec,2015(QJ/SDN)-Wareysigan lala Yeeshay Marwo Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan, ayaa waxa ay kaga hadlaysaa arrimo badan oo ku saabsan siyaasadda Soomaaliya iyo Somalilandba, iyadoo wareysiga gudihiisa ku sheegtay inay jeclaan lahayd midnimada labada dal ee Somaliland iyo Soomaaliya. Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan, oo Horey wasiirka arrimaha dibadda uga soo noqotay dalka Soomaaliya, ayaa hadda waxa ay ka…

      Read More

        Warbixin Ka Hadlaysa Duruufaha Ku Xeeran Dadka Danyarta Ah Ee Magaalada Hargeysa DAAWO

        Hargeysa,11Dec,2015(QJ/SDN)-Warbixin telefishanka star tv ka sameeyay dad dan yar ah oo ku nool Hargeysa, ayaa muujinaysa xaaladdaha nolosha ee adag iyo duruufaha ku gedaaman dadkaasi, kuwaasi oo aan xattaa haysan hoy ka celiya xilligan lagu jiro dhaxanta, waxaana ka muuqda duruufo nololeed oo adag. Dadkaasi ayaa sheegaya inaanay wax gargaar ah ka helin dawladda, islamarkaana…

        Read More

          Wiil Yar Oo Agoon Ah Oo Hindisay Baabuur iyo Diyaarad iyo Codsiga Qoyskiisa DAAWO

          Buuhoodleh,11Dec,2015(QJ/SDN)-Guuleed yare waa Wiil 13 Jir ah oo Kunool magaalada Buuhoodle Waxaa Uu Guuleed Soo Bandhigay Agab uu ku farsameeyey Gacantiisa  Oo caruurtu ku ciyaarto Kuwaasi Oo Isugu Jira gawaadhi, Diyaarad Iyo Marawaxad Wax Qaboojisa iyadoo Dhamaan Agabkan Guuleed sameeyey ay Wada Shaqaynayaa. Hadaba Guuleed Ayaa Baabuurtan waxaa Uu Kasameeyey Caagado Iyo Taarar Iyo Sidoo…

          Read More

            Nuxurka Shir Magaalada Hargeysa Maalinta Berri Uga Furmaya Safiirada Somaliland

            Hargeysa,11Dec,2015(QJ/SDN)-Shirkii u horeeyay ee ay ku kulmaan safiirada Somaliland u jooga dalalka dibadda ayaa bari la filayaa inuu ka furmo magaalada Hargeysa kadib markii wasiirka arrimaha dibadda Dr Sacad Cali Shire oo dhawaan xilkaasi loo magacaabay isugu yeedhay. Warsaxaafadeed lagu shaaciyay shirka ayay wasaaradda khaarajigu ku sheegtay in Somaliland ku taalo gobol ammaan darro saamaysay,…

            Read More

              Guddoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Oo Fashiliyey In Madaxweyne Siilaanyo Khudbadaha Loo Laqimo Iyo Mu’allifiinta Qorta

              Hargeysa,11Dec,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha Xisbiga tallada haya KULMIYE, ayaa iftiimiyey hadal markhaati u ah doodo in muddo ah ku dhex wareegayey asxaabta Mucaraadka, ashkhaasta Madaxbanaan iyo Bulshada-ba, kuwaasoo sheegayey in Madaxweynaha talada haya Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo aanu caado u lahayn inuu fagaarayasha ka jeediyo khudbado qoraal ah, hase-ahaatee uu yahay xaajo uguba ama mid kusoo boodo…

              Read More

                Dagaal Ciidamada Dowladda iyo Xarakada Al-shabaab Ku Dhex Maray Deegaanka Diinsoor iyo Khasaaraha Ka Dhashay

                Diinsoor,11Dec,2015(QJ/SDN)-Ugu yaraan 11-qof ayaa ku dhintay, 15-qof oo kalena way ku dhaawacmeen dagaal culus oo ciidamada dowladda Somalia iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray duleedka degmada Diinsoor ee gobolka Bay. Dadka ku dhintay dagaalkan iyo kuwa ay dhaawacyadu kasoo gaareen ayaa dhamaantood ka tirsanaa dhinacyadii dagaallamay, waxaana dagaalkaan la sheegayaa inuu ka billowday weerar ay Al-shabaab…

                Read More

                  Maraykanka Oo Xabsiga Dhigay Wiil Soomaali Ah Oo Loo Tuhmay Inuu Ku Biirayo Dowladda Islaamka Ee DAACISH

                  Boston,10Dec,2015(QJ/SDN)-Laamaha Federaalka Maraykanka ayaa maalintii shalay ahayd dacwad cusub ka gudbiyay wiil kamid ah Soomaalida gobolka Minnesota ku nool, waxaana loo haystaa inuu taageero kala duwan u fidiyay ururka ISIL ee Bariga dhexe ka dagaallama. Dacwadan oo laga gudbiyay C/risaaq Maxamed Warsame oo ah 20-sano jir deggen Eagan ayaa la sheegay inuu ku jiray 10…

                  Read More

                    Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka Ee Shabakadda Qurbejoog Oo Todobaadkana Idiinka Imaanaya Magaalada Hargeysa {DHAGAYSO}

                    Hargeysa,10Dec,2015(QJ/SDN)-Kusoo dhawaada DHagaystayaal Barnaamijka DHacdooyinka Todobaadka Ee SHABAKADDA Qurbejoog, Todobaadkan Barnaamijka waxaad ku dhagaysan doontaan qodob aad u xiiso badan, waxaana innoo soo jeedin doona Wariye Khaalid Foodhaadhi. Halkan Hoose Ka Dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka  https://soundcloud.com/khaalid-foodhaadhi/barnaamijka-dhacdooyinka-todobaadka-by-khaalid-foodhaadhi-1

                    Read More

                      Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Nin Sirdoonka Itoobiya Ka Tirsanaa Oo Magaalada Hargeysa Lagu Dilay

                      Hargeysa,10Dec,2015(QJ/SND)-Wasiir ku xigeenka amniga Maxamed Muuse Diiriye oo wax laga waydiiyey nin ka tirsan ciidamada Itoobiya oo dhawaan la sheegay in Hargeysa lagu dilay ayaa sheegay in dil kaasi uu jiro, isla markaana baadhitaano kala duwan lagu hayo. Wasiir ku xigeenka oo shalay saxaafadda kula hadlaayey magaalada Hargeysa mar uu ka jawaab bixinaayey warbixin ay…

                      Read More

                        Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Mudo Bilo ah Ka Dib Mar kale Dib u Iclaamiyey Bilaabida Diwaangalinta Codbixiyaha,Kana Hadlay Eedaymo Musuq Maasuq DAAWO.

                        Hargaysa 10.Dec 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdiqaadir Iimaan Warsame ayaa maanta ka hadlay Halka uu Marayo Hawsha Iyo Qabsoomida Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo La’aanteed aanay Wax Doorasho ahi dalka ka hirgalayn. Gudoomiyaha oo Warbaahinta kula hadlay Xarunta Komiishanka ayaa Sidoo kale dhinac isaga Leexiyey Waxqabad la’aan lagu dhaliilay Mudadii Sannadka ahayd ee ay…

                        Read More

                          Siyaasiga Baashe Cabdi Gaboobe Oo Sheegay In Beesha Caalamku Hakisay Dhaqaalihii Ay Ku Bixin Jireen Diiwaan-gelita DAAWO

                          Hargaysa 10.Dec 2015 (SDN/QJ):-Guddoomiyihii ololaha gobolada galbeedka ee xisbiga tallada haya ee KULMIYE xiligii u tararmayay doorashadii Madaxtooyada ee sannadkii 2010-kii Baashe Cabdi Gaboobe, ayaa sheegay in beesha caalamku hakisay dhaqaalihii ay ku bixin jireen diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha. https://www.youtube.com/watch?v=ewEvdLZ07Jk

                          Read More

                            Xuska 10 Guurada Maalinta Qoomiyadaha Itoobiya oo Hargaysa Lagu Qabtay Iyo Weedhihii Laga Jeediyey DAAWO

                            Hargaysa 10.Dec 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Madaxweyne ee Xisbigaas,Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Waddani,Mas’uuliyiin ka Tirsan Golayaasha qaranka Iyo Weftigii ka socday Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya ayaa ka qayb galay Xuska Sannad Guurada 10aad ee Maalinta Qoomiyadaha Itoobiya ee Lagu Magacaabo 29-ka Hidaar ee Taariikhda dalka Itoobiya ee Sannadka 2008 Taas oo…

                            Read More

                              Xisaabta Baanka Dhexe u taalay Dawladda Hoose ee Hargeysa oo la Xayiray Iyo Sababta Keentay.

                              Hargaysa 10.Dec 2015 (SDN/QJ):- Maxakamadda gobolka Maroodijeex, ayaa amar xayiraad ah ku soo rogtay xisaabta dawladda hoose ee Hargeysa uga furan bangiga dhexe, kadib markii muwaadin lacag ku leh muran soo kala dhex galay, waxaana la amray in lacagtaasi la xayiro. Maxakamadda ayaa sheegaysa in dawladda hoose ka dhego adaygtay dacwado maxakamadeed sidaasi darteedna akoonkeeda…

                              Read More

                                Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo Fadeexado Musuq Maasuq Dul Hoganayaan Iyo Walaaca laga qabo inay Saamayn ku Yeelato Doorashooyinka

                                Hargaysa 10.Dec 2015 (SDN/QJ):- Jahawareer Maamul iyo Musuq Maasuq Baahsan ayaa ka taagan Xarunta Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland,waxaanay xafiisyada iyo illaalada Xaruntu Khaati ka taagan yihiin dad daymo ku leh oo dul wareegaalaysanaya Xarunta islamarkaana waayay cid ka qancisa xaalada dhaqaale daro ee ku soo korodhay komishanka Doorashooyinka,waxaana inta badan xafiisyada hoosta ka xidhay ama ka…

                                Read More

                                  Ambassador Baashe Cawil Oo Ka Hadlay Mashruuca Buurta Gacan-libaax Imaaraadku Ka Wado DAAWO

                                  Hargaysa 10.Dec 2015 (SDN/QJ):-Safiirka Somaliland u jooga Imaaraadka, Ambasador Baashe Cawil Cumar oo Hargeysa soo gaadhay ayaa ka hadlay dhawr arrimood ay ka mid tahay qorshe Imaaraadku ka wado buurta Gacanlibaax, halkaasi oo uu sheegay in la ilaalinayo degaanka, islamarkaana laga hor tagayo nabaad guurka. Wuxuu mashruucaasi ku tilmaamay mid dadka degaanka u dan ah…

                                  Read More

                                    “Dimuqraadiyaddu waxay ku fiican tahay, madaxda dadku ay doorteen haddii ay ku xummaadaan, si dhib yar ayaa loogaga soo ceshan karaa xilka” Dharaaro Xusuustood Prof. Maxamed Siciid Gees

                                    “Nin dameer xun iibsaday, marbuu dib u xaraashaaye” – Cabdi Gahayr “Nin dameer xun iibsaday, marbuu dib u xaraashaaye.” Tuducaa gabaygan Abwaan Cabdi Gahayr waxay si fiican uga muuqataa Dimuqraadiyadda. Sheekadu waa dameerkaa haddii uu kugu xummaado aad dib isaga iibin karayso iyo xoriyadda uu qofku u leeyahay aayo-ka-tashigiisa. Haddaba, Dimuqraadiyaddu waxay ku fiican tahay, madaxda…

                                    Read More

                                      Aragtida Wasiirkii Hore ee Maaliyadda ee Xukuumada Siilaanyo ee Xal ka Gaadhista Sicir Bararka Xadhkaha Goostay

                                      Hargaysa 10.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee maaliyadda Madaxweyne Siilaanyo Eng. Maxamed Xaashi Cilmi ayaa ka hadlay siyaabaha lagu yarayn karo sicir bararka wadanka ka taagan. Eng. Xaashi oo waraysi siiyay weriye Siciid Xuseen Yuusuf oo ka tirsan Kalstan TV, wuxuu sheegay in sicir bararka lagu xalin karo iyadoo la dabar-gooyo musuqmaasuqa nooc kasta oo uu…

                                      Read More

                                        Dadkii Ka Qaxay Dagaalladii Gaalkacayo Oo Guryahoodii Dib Ugu Soo Laabanaya

                                        Gaalkacyo 10.Dec 2015 (SDN/QJ):- Xaaladda magaalada Gaalkacyo, ayaa ah mid u deggan kadib dagaalladii dhawaan ka dhacay magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug ee dhex-maray maamulada Puntlnad iyo Galmudug.   Dad lagu sheegay ilaa 80,000 kun oo qof ayaa magaalada ka barakacay, waxaana xidhmay dhamaan goobaha waxbarashada ee magaalada, iyada oo ganacsigu noqday mid ka duwan sidiisi…

                                        Read More