Maxkamad Ku Taal Koonfur Afrika oo Nin Soomaali ah ku Xukuntay Xabsi Konton Sano ah & Dembiga uu galay

    Johannesburg, 10 December, 2015-(SDN/QJ):- Maxkamad ku taalla magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika, ayaa Xabsi 50 sano dhan ku xukuntay Nin Soomaali ah, ka dib markii uu ku caddaaday fal-dambiyeed dil ah oo uu Nin kale oo Soomaali ah ugu geystay isla magaaladaas Johanesburg. Yoonis Yuusuf Maxamed oo 32 jir ah, ayaa Maxkamaddu waxay ku…

    Read More

      Dowladaha Pakistan iyo India Oo 7 Sanno Kadib Heshiis Hor-dhac Ah Gaadhay

      Islaamabad,10Dec,2015(QJ/SDN)-Pakistan iyo India ayaa ku heshiiyey inay sii wadaan wadahadallo mug weyn oo lagaga hadlayo arrimaha ay labada dhinac isku hayaan, kaddib kala fogaansho jiray 7 sanno.Go’aanka ayaa waxaa Islamabad kaga dhawaaqay wasiirada arrimaha dibadda ee labada dal. Heshiiskan cusub ayaa loo arkaa hormar ay sameeyeen labada dal ee deriska ah, isla markaana haysta hubka…

      Read More

        Dowladda Somaliland Oo Si Adag Uga Jawaabtay Eedayn Uga Timid Maamulka Goboleedka Puntland

        Hargeysa,10Dec,2015(QJ/SDN)-Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab adag ka bixisay hadal gar-darro ay ku sifeysay oo ka soo yeedhay Maamul goboleedka Soomaliya ee Puntland oo si daan-daansi ah uga hadashay Sahamin shidaal baadhis ah oo Xukuumadda Somaliland ka Waddo gudaha dalka oo ay fulinayaan shirkado caalami ah oo ay dawaladdu heshiis rasmi ah  la gashay. Wasiirka Wasaaradda Macdanta…

        Read More

          Ururka Al-shabaab Oo Maanta Xukun Islaami Ah Ku Fuliyay Nin Lagu Soo Eedeeyay In Uu Kufsaday Gabadh Dhallinyaro Ah

          Buurhakaba,9Dec,2015(QJ/SDN)-Maxkamad hoost-tagta Xarakada Al-shabaab oo ku taalla dulleedka Degmada Buurhakaba ee Gobolka Bay ayaa maanta xukun karbaash ah ku fulisay nin ay sheegeen in lagu soo eedeeyay inuu kufsaday gabadh dhallinyaro ah. Ninka xukunka lagu fuliyay oo lagu magaacabay, Xasan Macallin Madeey ayaa la sheegay inuu kufsaday gabadh dhallinyaro ah oo magaceeda lagu sheegay Xabiibo…

          Read More

            “Dadka Jecel In Xisbiga WADDANI La Isku Qabsado Sidii KULMIYE, Ha Sugaan Shirweynaha” Siciid Sulub DAAWO

            Hargaysa 09.Dec 2015 (SDN/QJ):-Wasiirkii hore ee hawlaha guude ee Somaliland Siciid Sulub Maxamed oo ka mid ah masuuliyiinta xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa ka hadlay warar sheegay in khilaaf ka jiro hanaanka loogu tartamayo musharraxa Madaxweynaha xisbiga WADDANI, waxaanu soo jeediyay in la sugo wakhtiga uu qabsoomayo shirweynaha xisbiga WADDANI. https://www.youtube.com/watch?v=vgXE4ytx2KI

            Read More

              Marwada Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wasiiro Xukuumadda Ka Tirsan oo Kormeer Ku Tegay Magaaladda Burco Iyo Wasiir Xaglo Toosiye oo Bulshadda Burco ka dalbaday inay Baryada Iska Daayaan DAAWO

              Burco 09.Dec 2015 (SDN/QJ):- Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ay Weheliyaan Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda ayaa maanta socdaal shaqo ku tagtay gobolka togdheer,Waxayna soo Kormeereen Cisbitaalka Guud ee Magaaladaas iyo Xarumaha Caafimaad ee Hooyada iyo Dhalaanka Iyo Dugsiga Barashada Culuunta Caafimaadka ee Magaalada Burco. https://www.youtube.com/watch?v=ufM7dNLZnJw

              Read More

                “In la I qaawiyey oo Diricii la iga Bixiyey ayaa Igu Walaahi oo Bilaahi ah” Natiijadda Safarka Halaaga Tahriibta DAAWO

                Hargaysa 09.Dec 2015 (SDN/QJ)- Waa Warbixin Dhiilo-sid ah oo Ku wajahan Tacadiyo Tiro badan oo dhallinyaradda Somaliland kala Kulmaan Mudada ay ku Jiraan Safarka Geerida oo ah Tahriibka gaar ahaan kuwa u kicitima dalka Liibiya si ay uga raacaan Laashash geeya Xeebaha Waddanka Talyaaniga. Warbiximaha ay helayaan daneeyeyaasha Xuquuqda Aadamaha ayaa Sheegaya in Dumar uur…

                Read More

                  Human Rights Center oo Maanta soo saartay Gaboodfalo ay Ciidamadda Somaliland ku Sameeyeen dad rayid ah Iyo Xukuumadda oo Cod dheer kaga Jawaabtay DAAWO

                  Hargaysa 09.Dec 2015 (SDN/QJ):- Ururka Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka ee Lagu Magacaabo Human Rights Center ayaa Maanta Magaalada Hargaysa Waxay ku soo bandhigeen Tacadiyo kala duwan oo Ciidamada amaanku ku sameeyeen dad rayid ah,Waxay Sidoo kale Xukuumadda Ugu baaqeen inay Xayiraada ka qaado Wargayska Haatuf Iyo Warsidaha Hubsad oo dhawaan Hawl wadeenadiisa Xabsiga Loo…

                  Read More

                    ‘’Somaliland Maalin Kasta Waxa Soogala Kumanaan Tan Oo Qaad Ah iyo Qudaar, Anagana Dhibaatada Na Haysataa Waxay Tahay Inaan Kalluunka Somaliland Ka Gudbi Karin Wajaale,.’’ Wasiirka Khalluumeysiga Somaliland

                    Hargeysa,9Dec,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Kalluumaysiga Somaliland Md. Cali Faarax Buureed, ayaa dawladda Itoobiya ka codsaday in ay ogolaato in suuqyadeeda loo iib-geeyo kalluunka Somaliland. Wasiirka Buureed oo khudbad ka jeediyey  carwo lagu soo bandhigayo kalluunka Somaliland, isla markaana wefti wasiirro ah oo ismaamulka Itoobiya ee Soomaalida ka socota ku sugnaayeen, waxa uu xusay in Itoobiya alaabaheeda kala duwan…

                    Read More

                      Weligaa Ma Maqashay Dameer Dawladii Somalia u Xidhnaa Mudo 12 Sannadood ah? Waa Darmaan Iyo Dalxiis Iyo Barnaamij ay Qurbejoog Ka Diyaarisay Qaybtii 1aad Iyo Tii 2aad {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 09.Dec 2015 (SDN/QJ):- Waa Qaybtii Labaad ee Barnaamij Suugaaneed ay Shabakada Qurbejoog.com ugu Talo Gashay Bah’da Ku Xidhan Meel kasta oo ay ka Joogaan Caalamka. Waa Sheeko Cajiib ah Waa Laba Maxbuus oo dad iyo duunyo kala ah Balse Ku wada Jiray Xabsi Ilaaladiisu adag tahay,Sida looga baxaana ay Naadir Tahay, Waa Abwaan Cabdi Aadan Xaad…

                      Read More

                        ‘’Haddii Ay Alamtara Soo Dhaaftay Waxaan Kuu Sheegayaa Inay Ciidamo Tagi Doonnaan Deegaanka Hol-hol,’’ Puntland Oo Somaliland U Hanjabtay

                        Boston,9Dec,2015(QJ/SDN)-Wasiirka umuuraha gudaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed Ee Puntland Axmed Karaash ayaa ka hadlay Shidaal la sheegay in dowladda Somaliland ka qodayso deegaanka Hol-hol ee degmada Xuddun gobolka Sool.Wasiir Karaash ayaa dowladda Somaliland si kulul ula hadlay isagoona sheegay in aanay iman Karin deegaanka Hol-hol ‘’Arrinkaas waxaanu ka qabnaa inaanu gaadhsiinno halka ugu danbeysa, inaanay iman…

                        Read More

                          Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Ka Warbixiyey Dabeecadaha Libaaxyada uu dhaqdo Iyo Sida uu ula Dhaqmo DAAWO

                          Hargaysa 09.Dec 2015 (SDN/QJ):- Libaaxu Waa Mid ka Mid ah Xayawaanada loogu baqashada Badan yahay,Haday noqoto dad iyo Duunyaba. Qaabka dhaqashadiisa iyo la Noolaantiisa ayaa iyana ka mid ah Waxyaabaha Cabsida abuura,Siyaabo kala duwan ayaa Caalamka dadka ku nooli ula Macaamilaan Libaaxa Isla markaana u Xannaaneeyaan. Cali Maxamed Warancade Waa Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland…

                          Read More

                            Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 09.Dec 2015 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

                            Read More

                              Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Hadalo Cannaan ah u Jeediyey Bulshada Magaaladda Ceerigaabo iyo Guud ahaan Gobolka Sanaag DAAWO

                              Ceerigaabo 09.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud,Gaadiidka Iyo Guryaynta Somaliland Mudane Cali Mareexaan oo ay Weheliyaan Gudidda Heerka Qaran ee Dhismaha Waddada Ceerigaabo Iyo Burco,Iyo Madaxda Sare ee Hay’adda Horumarinta Waddooyinka ayaa Kulan adag kula Yeeshay Xarunta Maamulka Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo Qaybaha Kala duwan ee Bulshadda. Kulankaas ayaa Ujeedadiisu waxay salka ku haysay…

                              Read More

                                Somaliland: Ardaydii u Horaysay ee Barata Hagista,Soo Dejinta Iyo Kicinta Diyaaradaha oo Madaxweyne Siilaanyo la Kulmay DAAWO

                                Hargaysa 09.Dec 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha JSL MD Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo) ayaa kulan la yeeshay 13 Hawl wadeen oo ka Tirsan Shaqaalaha Wasaaradda Duulista Iyo Hawada oo Mudo Todoba Bilood ah ku soo dhamaystay Waxbarasho la xidhiidha Hagista iyo soo dejinta Diyaaradaha. Wasiirkii hore ee Wasaaradda Duulista iyo Hawada haatana ah Wasiirka Madaxtooyadda Mudane Maxamud…

                                Read More

                                  Soomaali Mudo Ku Siman 46 Sannadood oo Cimrigiisa ah Tahriib Ku Maray Qaarado badan Isaga oo Wax Basaboor ah Sidan,Haatana Wuxuu ku nool yahay Dalka Malaysia DAAWO

                                  Kual-Lampur 09.Dec 2015 (SDN/QJ):- Xaaji Xasan Cali Sugule Waxa uu Sheegay inuu 1969kii ka Baxay Magaaladda Burco Xiligaas oo uu u Kicitimay Dalka Isu taga Imaaraadka Carabta Wuu ka sii Gudbay oo dhanka Giriiga ayuu afka Saaray Ilaa uu Gaadhay Waddanka Maraykanka Sannadkii 1972kii Halkaas oo uu Sannado badan ku noolaa,Wuxuu Hayaankiisa Taariikheed ku soo…

                                  Read More

                                    Soomaali-Maraykan Ka Tirsanaa Ururka Al-shabaab Oo Dowladda Soomaaliya U Gacan Galay

                                    Muqdisho,9Dec,2015(QJ/SDN)-Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay in nin Soomaali ah oo ka mid ah dhallinyaradii ka baxday gobolka Minnesota sannadkii 2008 uu isku dhiibay dawladda Soomaaliya haatanna uu ku jiro gacanta dawladda. Maraykanku waxa uu sheegay in ninkaasi lagu magacaabo Maxamed Cabdullaahi Xasan oo ku magac dheer Miski. Waxay sheegtay inuu ninkaasi is dhiibay bishii hore. Sarkaal…

                                    Read More

                                      Urur Goboleedka IGAD oo Calaamadinaya Xuduudka Jabuuti iyo Somaliland u dhexeeya & Xukuumadda oo ka hadashay

                                      Hargaysa 09.Dec 2015 (SDN/QJ):- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inaanay waxba kala socon qorshe la sheegay in Urur-goboleedka IGAD ku doonayo in lagu calaamadiyo Xuduudka ay la wadaagto Jamhuuriyadda Jabuuti. War-Saxaafadeed Ururka IGAD ka soo baxay oo uu baahiyey 2-dii bishan December, ayaa lagu sheegay inay qabanqaabiyeen kulan hawleed lagu dhaqan-gelinayey warbixin ka…

                                      Read More

                                        Shir Looga Hadlayay Wadatashiga Soomaaliya iyo Beesha Caalamka Oo Magaalada Muqdisho Lagu Soo Gabagabeeyay SAWIRRO

                                        Muqdisho,9Dec,2015(QJ/SDN)-Shirkii todobaad ee madasha wada-tashiga Somalia iyo dalalka iyo hay’adaha caawiya Somalia ee HPLF ayaa lagu soo Gunaanaday Muqdisho gellinkii dambe ee maanta. Kulanka ayaa waxaa ka qayb-galay Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha, Guddoomiyaha Baarlamaanka, Hoggaamiyeyaasha Jubbaland, Puntland, Koonfur-galbeed iyo Galmudug, wakiillo ka kala socday gobollada Shabeellada Dhexe iyo Hiiraan, mas’uuliyiin ka socday Beesha Caalamka, Qaramada Midoobay,…

                                        Read More

                                          ‘’Muusow Haddaad Doorasho U Soo Baxday Dul Lahaw, ..’’ Xaaji Cabdi Waraabe Oo La Dardaarmay Musharax Muuse Biixi

                                          Haregysa,8Dec,2015(QJ/SDN)-Odayga Somaliland xildhibaan Cabdikariim Xuseen (Cabdi-waraabe), ayaa dardaaran waayeelnimo siiyey Guddoomiyaha, ahna murrashaxa madaxweyne ee xisbal-xaakimka KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi oo mar labaad xaflad maamuus ah ay u sameeyeen reer abtigii. Xaflad casho-sharaf ganacsade Cali Aw Cumar Ismaaciil oo leh shirkadda ka shaqaysa dhanka dhismaha ee Al-Barako uu u sameeyey murrashax Muuse Biixi Cabdi…

                                          Read More