Musharaxa Jagada Madaxweyne Ee Xisbiga Jamhuuriga Dalka Maraykanka Oo Ku Baaqay In Muslimiinta Dalka Laga Mamnuuco
Washintong,8Dec,2015(QJ/SDN)-Ninka quud-darraynaya inuu noqdo musharraxa madaxweyne ee xisbiga jamhuuriga dalka Maraykanka, Donald Trump, ayaa ku baaqay in la hakiyo dhammaan Muslimiinta soo galaya Mareykanka. Mr Trump ayaa sheegay in ra’yi ururin dhawaan la sameeyay ay muujineyso in Muslimiinta ay naceyb badan u hayaan Mareykanka, dowladdana looga baahan yahay in ilaa iyo inta ay sababta arrinkaa…
