Madaxweynayaasha Rwanda, Brundi Iyo Jabuuti Oo Loogu Baaqay Inay Jidka U Banneeyaan Jiilasha Taladda Leh

    London 05.Dec 2015 (SDN/QJ):- Madaxda dalalka Rwanda, Brundi iyo Jabuuti ayaa lagu tilmaamay in sadexdooduba ay ku khasbayaan dadkooda inay iska sii fadhiyaan kuraasta, kadib markii ay dhamaysteen teeramyo ay taladda hayeenna, loo bedelay dastuuradda si ay ugu sii negaadaan taladda. Siday tibaaxday warbixin ay baahisay Guardian Newspaper  Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame ayaa mar sadexaad…

    Read More

      Ciidamada Galmudug iyo Puntlandoo la kala qaadey Iyo Xaalada oo Degen

      Galkacayo 05.Dec 2015 (SDN/QJ):- Kadib markii maanta madaxda maamulada Puntland iyo Galmudug iswaydaarsadeen casumaado, ayaa wararka magaalada Galkacayo ka imaanayaa sheegayaan in lakala qaadey ciidamadii isku horfadhiyey goobihii dagaalladu ka dhaceen. Wararka ayaa kusoo warramaya in ciidamada Dowlada Puntland la geeyey halka la yiraahdo Abaarey halka kuwa maamulka Galmudug fariisin looga dhigey Bandiiradley. Talaabadaan ayaa imaaneysa kadib…

      Read More

        Jaaliyada Somaliland oo Shahaado Sharaf Gudoonsiisay Ururka Samafalka ee Table7 oo ka hawlgala Uk kuna mutaystay Hawlaha Samafalka

        London05Dec15(SDN/QJ) Jaaliyada Somaliland ee Uk oo sanadkiiba Mar Shaahado Sharaf Gudoonsiisay Ururada ugu wax tarka badan ee ka hawl gala wadanka Uk , Ururka Samafalka ee Tabale7 oo ku bahoobay Caawinta Dadka bahan ee ku sugan Gobolada Dalka ayaa waxa sanadka la gudoonsiyyey shahaado sharaf . Xafladan oo lagu gudoonsinayey Shahada Sharafta ayaa Ururka Table7…

        Read More

          Xildhibaan Qamar Talleex Oo Walaac Ka Muujisay Sun Ka Soo Caariday Xeebta Gobolka Sanaag

          Hargaysa 05.Dec 2015 (SDN/QJ):- Xildhibaan Qamar Maxamed Saalax (Qamar Talleex) oo ka mid ah Golaha deegaanka ee degmadda Ceerigaabo ayaa qaylo dhaan ka muujisay sun  badda lagu daadiyay  oo ka soo caariday xeebta  gobolka Sanaag. Xildhibaan Qamar oo shalay warbaahinta kula hadashay magaaladda Cerigaabo ayaa xukuumadda u soo jeedisay inay wax ka qabato sun ay u…

          Read More

            Jaaliyada Somaliyeed ee ku dhaqan Uk oo Habeenka Qosolka la qadatay Abwaan Ibraahin Dayrwaa iyo Fanaanka Maxamed Bk oo kala qayb galay iyo fanaanita reer London Sawiro daawasho wacan

            london05Nov15(SDN/QJ) Waxa habeenkii xalay lagu qabtay Casimada London habeen loogu talagay Abwaanka iyo Majaajilastaha Ibraahin Dayrwaa habeenkan oo loogu magac daray Habeenka Qosolka ayaa waxa ka soo qayb galay dadwayne aad u tiro badan iyo Marti sharaf badan oo u horeyo Agaasimaha Tvga Qaranka Somaliland Cabdi Bacaw oo ka shekeyey Tariikhda iyo Halgamaaga Ibraahin Darwaa…

            Read More

              Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Qorshaha Uu Turkigu Ciidammada Cirka Ugu Dhisayo Soomaaliya

              Hargeysa,5Dec,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami,ayaa dawladda Turkiga ugu baaqay  inaanay ciidan colaad cusub abuura  ka samaynin Soomaaliya oo uu tilmaamay in dhibkii hore ay ugu geysteen shacabka Somaliland uu wali qoyan yahay. Waxaanu xusay in aanay Soomaaliya gaadhin heer ay hawaysato  ciidammo cirka. Wasiir Cadami, waxa uu  sidaa ku sheegay,  Waraysi gaar…

              Read More

                Ra’iisal Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya Oo Dowladda Somaliland Ku Eedeeyay Musuq-maasuq Dhanka Deeqaha Waxbarashada Ah

                Hargeysa,5Dec,2015(QJ/SDN)-Ra’iisal wasaare ku xigeenka dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa dowladda Somaliland ku eedeeyay inay musuq-maasuqday deeqo waxbarasho oo ay ardayda reer Somaliland ugu soo dhiibeen. Mudane Carte Qaalib ayaa sheegay in deeqaha waxbarasho ee Soomaaliya ay caalamka ka hesho ay si toos ah Somaliland saamigeeda u siiyaan iyagoo usoo mariya wasaaradda Waxbarashada…

                Read More

                  Kulan Uu Taageero Ku Raadsanayay Muuse Biixi Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargeysa iyo Suldaanka Guud Oo Kasoo Qayb-galay SAWIRRO

                  Hargeysa,4Dec,2015(QJ/SDN)-Kulan uu taageero ku raadsanayay Gudoomiyaha ahna Musharaxa xilka madaxweynenimo ee xisbiga KULMIYE ayaa caawa lagu qabtay Hotel Star. Kulankan ayaa ahaa mid taageero uu Musharax Muuse Biixi kaga raadsanayo beesha degta Koonfurta iyo Bariga magaalada Hargeysa kaas oo ay kasoo qayb-galeen madaxdhaqmeed, siyaasiyiin iyo dadkale oo taageero u ahaa Muuse Biixi. Dadkii kulankaasi qaybta…

                  Read More

                    Mulkiilihii Hotel Casablanca oo booliska Hargeysa ay baadi goobayaan, maxeyse tahay sababtu?

                    Hargeisa Dec 04,2015(SDN/QJ)-Mulkiiliihii Hotel ka Casablanca ee magaalada Hargeisa ayaa waxa loo jaray warqad qabasho sharciga lagu horgeynayo,sida ay warar loo qaateen ahi ku soo gaarayaan qurbejoog.com. Hotel ka Casablanca oo todobaadyadii u dangeeyayba xirnaa ayaa mulkiilihiisii Md Maxamed Cabdiraxmaan Garyare dhawaan waxa uu shaaciyay in loo cimaamadi doono Suldaanka Guud ee Beesha uu ka soo jeedo ee Cabdi…

                    Read More

                      Daawo Muxaadiradda Uu Cinwaankeedu Yahay ‘’MIDEYNTA UMMADDA MUSLIMIINTA AH’’, Waxaana Innoo Soo Jeedin Doona Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil

                      Hargeysa,4Dec,2015(QJ/SDN)-Asc wr wb, dhamaan walaalaha Muslimiinta ee ku xidhan Warsidaha Qurbejoog.Com waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa, Muxaadiradda uu cinwaankeedu yahay “MIDEYNTA UMMADDA MUSLIMIINTA AH’’, Waxaana innoo soo jeedin donna Fadiilatu Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun Xafidahullaah. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Muxaadiradaas Oo Dhameystiran:

                      Read More

                        MADAXWEYNAHA SOMALILAND: ‘’Dalkeena Waxa ka Jira Sicir barar Ba’an Oo Saameyn Toos Ah Ku Yeeshay Nolol Maalmeedka Bulshada,’’

                        Hargeysa,4Dec,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta Digreeto madaxweyne ku magacaabay Guddi Shan xubnood ka kooban oo soo baadha kana soo talo bixisa sicir-bararka dalka ka jira, oo uu gudoomiye u yahay Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland. Xubnaha guddiga ah ee uu Madaxwaynaha Somaliland magacaabay oo uu guddoominayo Madaxwayne ku xigeenka Somaliland…

                        Read More

                          Madaxweyneyaasha Shiinaha iyo Koonfur Africa Oo Wada Jir U Guddoominaya Shirka Africa iyo China Ee Johannesburg

                          Johannesburg,4Dec,2015(QJ/SDN)-Shir ballaadhan oo ku saabsan iskaashiga Shiinaha iyo Afrika ayaa ka furmaya magaalada Johannesburg ee South Africa. Waxaana la filayaa in dalka labaad ee ugu dhaqaalaha badan caalamka inuu shaaca ka qaado balaayiin dollar oo taageero dheeraad ah. Madaxweynaha Shiinaha, Xi Jinping, ayaa shirkaasi ay si wada jir ah waxay isula hogaamindoonaan madaxweynaha Koofur Afrika,…

                          Read More

                            Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka GalMudug Oo Gaalkacyo Lagu Dhaawacay iyo Ganacsade Caan Ah Oo Lagu Dilay

                            Gaalkacyo,4Dec,2015(QJ/SDN)-Weerar hubeysan oo xilligii Salaadda Jimcaha ka dhacay Magaalada Gaalkacyo, ayaa waxaa lagu qaaday gawaadhi ay la socdeen dad ka soo jeeda Koonfurta Magaalada Gaalkacyo, iyadoona uu sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh. Xildhibaan Maxamed Xuseen Tahliil (Calool-geel) oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug, ganacsade Daahir Godo Godo (Daahir Aqwaan) iyo Nabadoon Muxudiin Sheekh Xuseen, oo…

                            Read More

                              “Dhamaadka Khilaafkii Kulmiye Iyo Bilowga Khilaaf kii Hore ka Culus oo ka Dhex taagan Xisbiga Ucid Iyo Saadaasha Wakhtigu Siday u aragto Xalka” Warbixin Qurbejoog ka Diyaarisay {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 04.Dec 2015 (SDN/QJ):- Waxaa Werwer laga Qabaa Sida iyo Halka uu ku danbeeyo Khilaafka ka dhex aloosan Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid kaas oo Saamayn weyn ku yeelanaya Taageerayaasha Xisbigaas,Sidoo kale Waxa Mugdi gelaysa Hadii Xisbiga Ucid Mar kale Maxkamada Distooriga ahi ka garnaqdo Asbaabaha qaynuun ee Murankani ku fadhiyo. Dhaqdhaqaaqyadan Is qabqabsi ee…

                              Read More

                                Golaha Wasiiradda Iyo Agaasimayaasha Guud oo Madaxweyne Siilaanyo ku amray inay Xidhiidh Wada Shaqayneed la Yeeshaan Xisbiga Kulmiye DAAWO

                                Hargaysa 04.Dec 2015 (SDN/QJ):- Fadhigii Todobaadlaha ahaa Ee Golaha Wasiiradda Somaliland oo uu Shir Gudoominayay Madaxweynaha J.S.L Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Ayaa Lagaga hadlay adkaynta Iyo Xidhiidhka Wada shaqayneed ee Xarumaha Kala duwan Ee Xukuumadda Iyo Xisbiga ay ka dhalatay ee Kulmiye.

                                Read More

                                  Musharraxa Madaxweynaha UCID Oo Meel Isugu Keenay Madaxdhaqameedka Beeshiisa Iyo Qoddobo Garnaqsi Huwan Oo Uu Ku Baaqay In Lagu Lagu Wajaho Tabashadiisa

                                  Hargaysa 04.Dec 2015 (SDN/QJ):- Musharraxa Madaxweynaha ee xisbiga Caddaalada iyo daryeelka(UCID) Md. Jamaal Cali Xuseen, ayaa Kulan albaabadu u xidhnaayeen Magaalada Hargeysa kula yeeshay Qaar kamid ah Madax-dhaqameed beelaha subeer Awal, waxana uu odayaasha u bandhigay Baahida loo qabo inay qayb ka noqdaan dhibaato uu sheegay inuu Guddoomiyaha Xisbigaas Faysal Cali-waraabe ku Hayo musharraxnimadiisa. Xubnaha…

                                  Read More

                                    Wasaarad Shaacisay inay hirgelinayso Qorshe ka soo horjeeda Diinta Islaamka iyo Caqabad ay sheegtay inay hor-taagan tahay

                                    Hargaysa 04.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wasaarad ka tirsan Wasaaradaha dawladda Somaliland, ayaa la sheegay inay qorshayanayaan fulinta tallaabo ka soo horjeedda Diinta Islaamka, oo ah sidii gebi ahaanba looga joojin lahaa Somaliland gudniinka Hablaha, balse waxay intaas ku dartay inay jirto Hay’ad dawladeed oo diiddan tallaabadaas. Sida lagu baahiyey Warbixin laga diyaariyey saamaynta Gudniinka Fircoonigu ku leeyahay…

                                    Read More

                                      “Reer Gabilay Haddii Ay Kab Iyo Ey Nagu Salaameen,WADDANI Karaamo Iyo Ehelnimo Ayay Ku Salaamayaan” Muj. Cabdisalaam Yaasiin

                                      Hargaysa 04.Dec 2015 (SDN/QJ):- Waxay shalay iyo doraad You Tube ka la soo geliyay laba war oo ku saabsan dhalinyaro reer Gabilay ah oo wafdi xisbiga Waddani ka socda kala hor yimi mudaaharaad; kuna salaamay kabo iyo ey ay calanka Xisbiga Waddani u xidheen. Waxay dhalinyaradu salaantaa anshax iyo ehelnimada ka baxsan raaciyeen oo ku…

                                      Read More

                                        Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle Oo Shaaca ka qaaday in Uu U Tartami Doono Xilka Madaxweynenimo ee dalka Jabuuti iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Jabuuti DAAWO

                                        Jabuuti,3Dec,2015(QJ/SDN)-Iyadoo ay dhawaan uun ay ahayd ka dib markii shacabka reer jabuuti ay iskugu soo baxeen dibad bax ay ku codsanayaan in madaxweyne Geelle markale u tartamo xilka madaxtinimo ee dalka ayaa uu maanta madaxweynuhu shaaca ka qaaday in uu aqbalay dalabka uga yimid shacabkiisa, haddaba waxaanu halkan idiinku soo dubin doonaa warkaas iyo wararkii…

                                        Read More