Dhaqan Yaab Leh Oo Koox Abaabulani Kala Hortageen Masuuliyiin Ka Tirsan WADDANI Iyo Sunnaha Foosha Xun Ee Ka Dhalan Kara DAAWO

    Gebiley 02.Dec 2015 (SDN/QJ):- Waxa kamaradaha ka soo baxay koox dhalinyarro ah oo si abaabulan kabo ugu taagay masuuliyiin ka socday xisbiga WADDANI oo socdaal ay xafiis ku furanayeen ku tagay magaaladda Gabiley ee xarunta gobolka Gabiley, balse wadada dhinaceeda loogu diyaariyay dad calanka xisbiga WADDANI ugu jeeni qaaray ey, isla markaana kabo u taagay…

    Read More

      “Jariiradaasi Way Xidhantay Dadkii Lahaana Maaha, Iyaguna Maxkamadda Ayay Iska Difaaci” Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

      Hargaysa 02.Dec 2015 (SDN/QJ):- Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somaliland Mr. Xasan Axmed Aadan, ayaa markii ugu horaysay ka hadlay xadhig loo gaystay wariyayaal ka hawl-gala magaalada hargaysa, kuwaasi oo la sheegay in ay u xidhan yihiin xeer ilaalinta qaranka. Saxafiyiintan oo kala ah Cabdirashiid Nuur Wacays Iyo Siciid Khadar Cabdilaahi ayaa xeer-ilaaliyuhu sheegay inay xidheen, ka dib…

      Read More

        Xukuumadda Siilaanyo oo Ku Hawlan inay Xiddidada u Siibto Gudoomiye Baashe iyo Cali Yuusuf Iyo Gudoomiye Cirro oo Xeelad Dublamaasiyadeed Ciyaaray

        Hargaysa 02.Dec 2015 (SDN/QJ):- Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in xukuumadda Somaliland qorshaysay in golaha wakiiladu xil ka qaadis ku sameeyo labada guddoomiye xigeen ee golahaas Baashe Maxamed Faarax iyo Cali Yuusuf Axmed, oo ah laba xildhibaan oo ka soo jeeda KULMIYE balse ay madaxtooyada isku seegeen qaabkii loo maamulay shirkii golaha dhexe ee KULMIYE…

        Read More

          Tobanka Madaxweyne ee Dalalka Africa ee Ugu da’ Weyn Iyo Kaalinta Madaxweyne Siilaanyo kaga Jiro

          Hargaysa 02.Dec 2015 (SDN/QJ):- Toddobaadkan waxa ay qaar ka mid ah warbaahinta qaaradda Afrika baahisay magacyada 10-ka madaxweyne ee ugu da’ weyn qaaradda Afrika ee haddana hoggaaminta dalalkooda weli haya. Madaxweynayaasha Afrika ee talada haya, haba u kala hayaan doorasho ay ku yimaadeen iyo inqilaab ay ku yimaadeene, waxa ugu da’ weyn Madaxweynaha wadanka Zimbabwe oo…

          Read More

            Hogaamiyeyaasha Puntland iyo Galmudug oo heshiis rasmi ah ku kala saxiixday Gaalkacyo

            Gaalkacyo, December 2,  (SDN/QJ):-Hogaamiyeyaasha maamulada Puntland iyo Galmudug Dr. Cabdiweli Maxamed Cali iyo Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa maanta heshiis rasmi ah ka gaaray colaadii ka aloosneyd magaalada Gaalkacyo, waxaana heshiiskani goob joog ka ahaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane Cumar Cabdirashid Sharmarke, madaxweyne-yaasha Koofur Galbeed Shariif Xasan Aadan, iyo Jubbaland Axmad Maxamed Islaam, xubno ka…

            Read More

              Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo oo Muwaadin ku Sugan Hargaysa Xil Wasiir u Magacaabay Iyo Fal Celinta ka Dhalatay

              Hargaysa 02.Dec 2015 (SDN/QJ):- Iidle Dubad Muuse oo ah muwaadin reer Somaliland ah oo ka soo jeeda gobalka Sool, ayaa beeniyay xil uu dhawaan u magacaabay hoggaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh, kaas oo ah wasiirka caafimaadka iyo arrimaha qoyska. Mr. Iidle oo isagoo jooga magaalada Hargeysa, saxaafadda la hadlay wuxuu sheegay in magacaabista Cali Khaliif tahay…

              Read More

                “Waadigaa arkaya hadday Xisbi tahay iyo hadday Xukuumaddii tahay in kii la doortay ee aynu islahayn kii hore ayuu dhaamayaa intuu soo fadhiisto odhanayo anigaa la I doortay..” Murashax C.salaan Yaasiin

                Hargaysa 02.Dec 2015 (SDN/QJ):- Prof: Cabdisalaan Yaasiin oo dhawaan shaaciyey inuu yahay Musharrax u tartami doona jagada Madaxweynennimo ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ka warramay waxa wakhtigan ku kallifay inuu isu sharraxo Musharrax Madaxweyne, waxaanu sheegay inay jiraan wax badan oo dhinaca nidaamka dawladnimo iyo ku dhaqanka dimuquraadiyadda Somaliland ka qaldani. Prof: Cabdisalaan…

                Read More

                  Xildhibaan Koore Iyo Gudoomiyaha Gobolka M.Jeex oo ka hadlay Shirqool ay sheegeen in Cali Khaliif u dhigay Muwaaddin Hargeysa jooga

                  Hargaysa 02.Dec 2015 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha goobolka Maroodi-jeex Maxamed Maxamuud Cali (Jeeni-yare) iyo Xildhibaan Saleebaan Cali Koore, ayaa ka hadlay Muwaaddin reer Somaliland ah oo Hoggaamiyaha kooxda la baxday khaatumo Cali Khaliif Galaydh uu isagoo Hargeysa jooga Warbaahinta ku baahiyey inuu u Magacaabay Wasiirka Caafimaadka iyo Qoyska ee Khaatumo. Muwaaddinkan oo Magaciisu yahay Iidle Dubbad Muuse…

                  Read More

                    Xaalada Cakiran ee Xisbiga Ucid ku Sugan yahay, Iyo Waan Waan dhinaca Dhaqanka ah oo la rajaynayo inay dabiib u noqoto Khilaafka Xisbigaas

                    Hargaysa 02.Dec 2015 (SDN/QJ):- Khilaafka Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa maraya meeshii ugu saraysay abid intii xibsigani jiray inkasta oo laga yaabo in maalmaha iyo todobaadyada soo socda ay xaaladu sidan ka sii darto ama ay ka soo rayso,hadii aan la helin Xal Garawshiiyo keena. Khilaafkan ayaa u dhexeeya Guddoomiyaha Xisbiga Faysal Cali Waraabe…

                    Read More

                      Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Dalka Dib ugu Soo Laabtay Afkana Ka Xidhay Khilaafka Xisbiga Ucid ka dhex taagan DAAWO

                      Hargaysa 01.Dec 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta Dalka dib ugu soo laabtay Kadib Socdaal uu Dhawrkii Maalmood ee u danbeeyay Ku Joogay Dalka Angola oo uu kaga qayb galay Shir ay ka qayb qaadanayeen Boqol iyo Afar iyo Afartan Xisbi oo ka jira Dunnida Gaar ahaan Axsaabta lagu Magacaabo…

                      Read More

                        Gudoomiyaha Kooxda Xidigaha Geeska oo Qalliin Lagu Sameeyay Iyo Wasiir Cukuse oo Booqday DAAWO

                        Hargeysa 01.Dec .2015 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Maanta ku booqday Cisbitaalka Gargaar Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax oo Qalliin lagu sameeyay, Halka uu Sidoo kalena Sheegay inay ka War hayaan Xaalada Caafimaad ee Abwaan Axmed Siciid Af gudhiye oo Mudooyinkii u danbeeyay ku Xanuunsanayay Magaalada Boorama.

                        Read More

                          Daneeyeyaasha Xuquuqul Iinsaanka Oo Xukuumadda Ugu Baaqday Inay Xoriyadooda U Celiso Laba Suxufi Oo Hargeysa Ku Xidhan

                          Hargeysa  01.Dec .2015 (SDN/QJ):- Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay ku baaqaysaa in la sii daayo suxufiyiinta xidhan ee Cabdirashiid Nuur iyo Siciid khadar Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay ugu baaqaysaa dawladda Somaliland inay xorriyadooda u soo celiso Cabdirashiid Nuur Wacays iyo Siciid Khadar Cabdilaahi oo lagu xidhay Hargeysa 30kii November.   Cabdirashiid Nuur Wacays oo ah gudoomiyaha wargeyska…

                          Read More

                            SHIR UGA QABSOOMAY XISBIGA WADDANI UK MAGAALADA LONDON LAGUNA SOO BANDHIGAY AALAD CASRIYA OO LAGU KAYDIN DOONO….

                            London1Dec15(SDN/QJ)Xisbiga Waddani UK ayaa shir balaadhani uga qabsoomay  habeenkii Sabtida 28/11/2015 shirkaa oo ka  qabsoomay galbeedka magaalda London, shirkaasoo ay kasoo qayb galeen dhamaan madaxda Waddani UK oo uu hogaaminaayo Gudoomiye Mujaahid Xusseen Aadan Cadde. Shirkan ayaa ahaa mid aan look ala hadhin dhamaan garabyada Waddani Uk haday tahay garabka haweenka, dhalinayrada, aqoonyahnaka, siyaasiyiin, odayaasha, wax garadka,…

                            Read More

                              Gudida Fulinta Xisbiga WADDANI Ee Laanta Gobolka Minnesota Oo Xoghaye U Doortay Aqoonyahan Ibraahim Aadan Aw Qoobey

                              Minneapolis(01Dec15SDN/QJ)-Gudida Fulinta Xisbiga WADDANI ee Gobolka Minnesota kulan ay iskugu yimaadeen habeenkii xalay waxa ay Xoghaye ugu doorteen Aqoonyahan Ibraahim Aadan Aw Qoobey oo kamid ahaa xubnihii ugu horeeyey ee aas-aasay Xisbiga WADDANI oo dhawaanta ku biiray qurbe-joogta Gobolkaasi Minnesota.   Xoghayahan cusub ee ay doorteen laanta Xisbiga WADDANI ee Gobolka Minnesota ayaa mudo dheer…

                              Read More

                                Xaddigii ugu badnaa ee Macdan Kala Duwan ah oo Somaliland Sannadka Soo Socda ee 2016 Dibadda u Dhoofin doonto

                                Hargaysa 01.Dec 2015 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaaradda macdanta iyo tamarta Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa sheegaya inay rajo weyn ka qabaan in sanadka fooda inagu soo haya Somaliland macdano u dhoofiso dibadda, kuwaasi oo hadda tijaabadoodu soo baxday. Wasiirka oo BBC-da u waramay wuxuu sheegay in sidoo kale ay filayaan sanadka soo socda in baadhitaanno shidaal ka bilawdaan Somaliland….

                                Read More

                                  Laba Warfidiyeen oo Gaadhi kula Qalibmay Jidka Isku Xidha Magaalooyinka Ceerigaabo iyo Ceel Afweyn

                                  Ceerigaabo 01.Dec 2015 (SDN/QJ):- Shil baabuur oo ka dhacay inta u dhaxaysa Magaalooyinka Ceerigaabo iyo Ceel afweyn ayaa dhaawacyo ka soo gaadheen Wakiilka iyo Weriyaha Wasaaradda Warfaafinta ee Gobolka Sanaag Maxamud Maxamed Xasan Saraaf iyo Weriyaha Telefishanka HCTV uga soo warama Gobolka Sanaag Cali Aadan Daahir. Gaadhiga Shilku ka dhashay oo ay Leedahay Wasaaradda Warfaafinta…

                                  Read More

                                    Hargaysa oo Maanta Laga Xusay Maalinta Caalamiga ah ee La Dagaalanka Iyo Xakamaynta Cudurka HIV/AIDS SAWIRO/DAAWO

                                    Hargaysa 01.Dec 2015 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jsl Mudane Axmed Max,ed Max,ud Siilaanyo ayaa maanta ka qayb galay xuska maalinta Aids-ka oo caalamka laga xuso 1.December. Munaasibadan oo lagu qabtay Huteel Maansoor Waxaa Khudbad dhinacyo badan leh halkaas ka soo Jeediyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo taas oo u dhignayd Sidan:- Sannad kasta Kowda Bisha December,…

                                    Read More

                                      Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe oo Dalka Dib ugu Soo Laabtay,Jewigii Soo dhawayntiisa,Fariin uu Safaarado Gaadhsiiyey Iyo Inay Jiraan Wax iska Bedelay Aragtidiisii Doorashada Kulmiye DAAWO

                                      Hargaysa 01.Dec 2015 (SDN/QJ):-Xildhibaan Axmed Cabdi Nuur { Kijaandhe} oo dhinaca Kalena ahaa Murashixiintii Isbahaysiga Kulmiye ee Qaadacay Doorashadii Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye ayaa soo dhawayn Maqaamkeedu sareeyo Waxaa loogu sameeyay Magaalada Hargaysa Kadib Markii uu ka soo Laabtay Safar uu ugu Maqnaa Waddamo ka tirsan Bariga Africa. Xildhibaan Kijaandhe Waxaa soo dhawayntiisa ka…

                                      Read More