Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire oo ku Margaday Xil uu Sheegay inuu Madaxweynaha u hayo,Isla markaana Qoomameeyey Qaar ka mid ah Taxanihii Dube iyo Doolaal DAAWO
Hargaysa 07.Dec 2015 (SDN/QJ):- Siyaasi C.laahi Jaamac Cismaan “Geel Jire” Waxa uu Mudadii Xukuumadda Kulmiye Talada haysay Soo qabtay Xilalka Wasaaradaha Warfaafinta iyo Kalluumaysiga. Waxa uu ku soo caan baxay Sheeko Siyaasadeed uu ku Jili jiray Dube iyo Doolaal Waxa uu si weyn u naqdiyi jiray Xukuumadii Madaxweyne Rayaale,Mararka qaarkood Wuxuu tumaatiyi jiray hal bawle…
