Ruushka Oo Faransiiska Si Dhaw Ula Shaqaynaya, Turkigana cunaqabataynaya
Moscow,27Nov,2015(QJ/SDN)-Ruushka ayaa aqbalay in uu si dhaw ula sahqeeyo Faransiiska si ay isaga kaashaadaan la dagaalanka kooxda islaamiga ee Daacish ee gudaha dalka Suuriya. Madaxweynaha dalka Ruushka,Vladimir Putin, ayaa shaaca ka qaaday arrintaasi kadib markii uu wadahadalo la yeeshay madaxweyne Francois Hollande. Mr Putin waxa uu sheegay in uu kala shaqyn doono Paris iyo isbahaysiga…
