Kalfadhiga Golaha Wakiillada Somaliland Oo Furmay iyo Waxyaabaha Uu Kaga Duwan Yahay Kuwii Hore DAAWO
Hargeysa,28Nov,2015(QJ/SDN)-Golaha wakiillada Somaliland ayaa kalfadhigiisa caadiga ah ee 29-aad u furmay kadib fasax goluhu ku maqnaa. Guddoomiyaha golaha Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa kulankaasi furay, waxaana mudaneyaasha loo qaybiyay ajande hawleedka golaha ee kalfadhigan, iyadoo loo balamay in fadhiga xiga lagaga doodi doono. Guddoomiyaha wakiillada Cabdiraxmaan Cirro oo ay hareero fadhiyaan labadiisa ku xigeen Baashe…
