Qaar Ka Mida Isbahaysiga Isbadal Doonka KULMIYE oo Kulan la Yeeshay Bulshada Burco DAAWO

    Burco 29.Nov 2015 (SDN/QJ):- Siyaasiyiinta Is-bahaysiga KULMIYE ee ku sugan Magaalada Burco ayaa xalay kulan ballaadhan la qaatay Waxgaradka, Aqoonyahanka iyo Cuqaasha Gobolka Togdheer oo isu dhan. Kulankan oo ka qabsoomay Huteelka City Plaza, waxaa ka muuqatay midnimo dhammaan Rer Togdheer iyo Burco ay markii kobaad sidaas u muujiyaan, iyagoo shirarki ka horeeyay midkan ay…

    Read More

      Wasiirka Warfaafinta Somalia oo Shaaciyey in Telefishanka Punt land Tv la Hoos geeyay Wasaaradiisa DHAGAYSO

      Muqdisho 29.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka warfaafinta DFS Maxamed Cabdi Maareeye ayaa ka hadlayay kulan ka dhacay Muqdishu oo looga hadlyay horumarinta warbaahinta Somalia ayaa sheegay in ay heshiish ay wada gaareen wasaaradiisa iyo wasaarada warfaafinta maamul-goboleedyada dalka. Wasiir Maareeye ayaa sheegay in Tv-ga dowlada Puntland laga bilaabo maanta la hoos geeyay wasaarada warfaafinta xukuumada Somalia,…

      Read More

        Wasiir ka mid ahaa Xukumadda Puntland oo taageeray shir mamul loogu dhisayo SSC oo Nairobi ka Socda Iyo Aamusnida Somaliland DAAWO

        Nairobi, 29.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee wasaradda Qorsheynta xukumadda Cabdiweli Cali Gaas mudane Cali Axmed Faatax ayaa soo dhaweeyay shirka Nayroobi ka socda ee mamulka loogu samaynayo gobaladda Sool, Sanaag iyo Buuhoodle. Faatax oo guddiga shirka wada xubin ka ah ayaa shir jaraa’id uu saxaafada u qabtay wuxuu ku faah faahiyay dareenkiisa shirka wuxuna…

        Read More

          Ururrada Xuquuqda Aadamaha Somaliland iyo Soomaaliya oo hore kulan qarsoodi ah Hargeysa ugu yeeshay iyo muhiimadda ujeeddada ka dambaysa

          Hargeysa, 29.Nov 2015 (SDN/QJ):- Ururrada Xaquuqda Aadamaha Somaliland badankooda, ayaa la sheegay inay Muqdisho u tegayaan Shirweyne ujeedkiisu yahay in dib loo qaato Midnimadii Soomaaliweyn, sida ay Wargeyska Himilo oo aanu Warkan ka soo Xiganay ay  u xaqiijiyeen ila-wareedyo xog-ogaal u ah dhaqdhaqaaqyada Ururrada Xuquuqda Aadamu doonayaan inay Xamar ugu baxaan maalmaha soo socda.  …

          Read More

            Sodon Hablood oo Suxufiyiin ah oo Tababar ku saabsan Diyaarinta Barnaamijyada Hargaysa loogu soo Gabo gabeeyay DAAWO

            Hargaysa 29.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Marwo Shugri Xariir Ismaaciil ayaa u soo gabo gabaysay 30 Hablood oo Suxufiyiin ah Tababar Mudo Sadex Bilood ah ay ku baranayeen Habka diyaarinta Barnaamijyada. Suxufiyiintan ayaa ka kala Hawl gala Warbaahinta kala duwan ee Somaliland Waxaana Tababarkan soo qaban qaabiyey Ururka Suxufiyiinta Haweenka…

            Read More

              Sirdoonka Wadanka Ingiriiska oo Shaaciyey in Shaqsiyaad Dil ka geystay dalkooda u soo baxsadeen Somaliland

              Sheffield,29.Nov 2015 (SDN/QJ):- Ciidammada Sirdoonka Ingiriiska, ayaa sheegay in afar qof oo loo haysto dil haatan la sheegay inay ku nool yihiin Somaliland, xilli Xabsi dheer lagu xukumay Nin kale oo ku eedeysnaa dembiga dilka. Booliiska waddanka Ingiriiska, ayaa sheegay inuu weli socdo baadhitaanka dil ka dhacay sannadkii hore, inkastoo Maxkamadda Sheffield ku xukuntay Xabsi-daa’in…

              Read More

                Isbarbar Dhiga Laba Warbixinood oo Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka ee Wakiiladu ka Faafiyeen Wasaaradda Warfaafinta DAAWO

                Hargaysa  29.Nov 2015 (SDN/QJ):- Warbixintii ay Arbacadii toddobaadkii hore ay shaaciyeen Guddida ilaalinta hantida qaranka ee wakiiladda oo ku dhaliishay wasaaradda Warfaafinta inay tahay wasaaradda ugu hooseysa ee aan kharashaadka Miisaaniyadda aan u daadejin gobollada Somaliland. Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa isla maalintiiba naqdiyay warbixintaasi oo uu ku macneeyay mid siyaasadeed…

                Read More

                  Gudoomiyaha Gudidda Dhismaha Waddada Wad ee Sallaxley iyo Hargaysa oo Si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Seattle ee Maraykanka & Ujeedada Socdaalkiisa

                  Seattle 29.Nov 2015 (SDN/QJ):-Waxa Madaarka Sea-Tac International Airport Ee Magaalada Seattle Ee Gobolka Washington State si weyn loogu soo dhaweeyay Gudoomiyaha Gudida Mashruuca Wadada Cad ee isku xidha Hargeysa, Sallaxley Iyo Ina Guuxaa Md Cali Ibraahin Muxumed (Cali Sanyare) oo kasoo kicitimay magaalo madaxda dalka Maraykanka Ee Washington DC oo uu in muddo ahba ku…

                  Read More

                    Xubin ka Mid ah Kuwii Fuliyey Hawl-galkii lagu furtay Cabdillaahi Askar oo Xidhan laba Sannadood & Ooridiisa oo ka Warrantay Barakicin Dawladdu ku samaysay

                    Hargeysa, 29.Nov 2015 (SDN/QJ):- Aadan Maal Caqli oo ka mid ah Saraakiisha Ciidammada Qaranka Somaliland, isla markaana ka tirsanaa Mujaahidiintii fuliyey hawl-galkii siddeetamaadkii xerada Miiska Saraakiisha lagaga soo furtay Allaah ha u naxariistee Mujaahid Cabdilaahi Askar, ayaa xidhan muddo laba sanadood ka badan. Aadan Maal Caqli ayaa la xidhay ka dib markii Guri Dawladdu leedahay oo…

                    Read More

                      Baanka Dhexe Iyo Wasaaradda Ganacsiga Oo Ku Fashilmay Fulinta Qorshihii Lagu Jaan-goyn Lahaa Sarrifka Lacagaha Qalaad

                      Hargaysa 29.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga caalamiga ah iyo Baanka dhexe ee Somaliland, ayaa gabi ahaanba ku fashilmay inay fuliyaan qorshihii  la doonayay in dawladdu ay  jaan-goyso qiimaha sarrifka lacagaha qalaad iyo in lacagta kaliya ee  wax lagu kala iibsadaa ay noqoto shilinka Somaliland. Hindisahan madhalayska noqday  oo lagu waday inuu hirgalo Bishii…

                      Read More

                        Xukuumadda Somaliland Oo Mamnuucaysa Wadahadalka Dhaqanka Ee Lagu Xalliyo Kiisaska Kufsiga

                        Hargaysa 29.Nov 2015 (SDN/QJ):- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa gebi ahaanba mamnuucaysa wadahadallada habka dhaqanka ku salaysan ee odayaashu ku xalliyaan inta badan kiisaska kufsiga loo gaysto dumarka. Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Md. Cali Maxamuud Axmed (Cali-sandulle) oo ka hadlayey kulan lagaga dhawaaqay bilowga olole wacyigelin ka dhan ah tacadiyadda loo gaysto haweenka, kaas…

                        Read More

                          Maayarka Boorame Oo Ka Hadlay Tirrada Shilalka Maalin Walba Ay Gaadiidka Bajaajtu Sababaan

                          Boorama 29.Nov 2015 (SDN/QJ):- Maayarka degmada Boorama ahna guddoomiyaha golaha deegaanka ee degmadaas Maxamed Xuseen Maydhane,  ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay cabasho ka dhan ah Maamulka Dawladda Hoose ee degmada Boorame oo ay kaga cawdeen wadeyaasha gaadiidka yar-yar ee bajaajta ee magaalada ka dhex shaqeeya oo sheegay in Dawladda Hoose ay ku soo rogtay…

                          Read More

                            Madaxtooyadda Somalia oo Loo Tuhmayo ka qayb ahaanshaha Dirirta ka Oogan Magaaladda Gaal-kacayo

                            Gaal-kacyo  28.Nov 2015 (SDN/QJ):-Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xusseen Guulleed,   ayaa raysul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Ku qoonsatay inuu Muqdisho iskaga noqday isagoo aan xal u helin dagaalka markii labaad maanta  ka qarxay Gaal-kacyo ee u dhaxeeya  Gal-mudug iyo Puntland.   ”Runtii dib ugu noqoshada magaalada Muqdisho ee ra’iisal wasaare Cumar Cabdirashiid isaga oo aan xal…

                            Read More

                              “Muuse Biixi Socodka Waxa uu Socodkiisii ka Bilaabay Halkii uu Maayarku ka Bilaabi lahaa,Laakiin Markaad Madaxweyne Doonayso..” Gudoomiye Ku Xigeenka Dibad Meerka ah ee Kulmiye Xildhibaan Waabeeye DAAWO

                              Burco 28.Nov 2015 (SDN/QJ):- Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee xisbul xaakimka KULMIYYE Md. Maxamed Xaaji Yuusuf (Waabeeyo) ayaa Guddoomiyaha xisbigooda Muuse Biixi Cabdi, ku dhaliilay booqashadii uu ku tagay suuqa Gobanimo ee caasimadda Hargeysa, waxaanu ku dooday in qofka madaxweynenimo doonaya aanay ku habboonayn inuu ilolaha ka bilaabo xaafadiisa. Xildhibaan Waabeeyo waxa uu sheegay in Muuse Biixi…

                              Read More

                                Madaxweynaha Somaliland Oo Dawladda UAE Ku Bogaadiyay 44-guuradda ka soo wareegtay maalinta qaranimadda dalkaas

                                Hargaysa 28.Nov 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa  dawladda iyo shacabka dalka Imaaraadka carabka ku bogaadiyay munaasibadda 44-guurrada ka soo wareegtay xornimadii  wadanka Imaaraadka Carabta oo loo dabaal degayo  2-da Bisha December 2015-ka.   Madaxweynuhu waxa uu dhambaal hambalyo ah  ugu diray  madaxweynaha dawladda Imaaraadka carabta Sheekh Khaliifa Binu Saa’id Al-nahyaan,…

                                Read More

                                  Ra’iisul Wasaaraha oo rajo ka muujiyay xal u helida colaada Gaalkacyo Iyo Gudi Wasiiro ah oo uu arrintaas u saaray

                                  Muqdisho, November 28, 2015 (SDN/QJ):–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke oo saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib safar uu ku tagay magaalooyinka Cadaado iyo Garowe, ayuu shir jaraa’id warbaahinta ugu qabtay garoonka Aadan Cabdulle. Ra’iisul Wasaaraha ayaa rajo ma kuujiyay xal u helida colaada Gaalkacyo, isaga oo xusay in kulamadii…

                                  Read More

                                    Laba Kaclaynta Dirira Gaalkacayo,Khasaaraha ka dhashay oo Hada Maraya 7 Dhimasho ah iyo 40 Dhaawac ah iyo Xaaladda oo Weli Cakiran.

                                    Gaalkacyo 28.Nov 2015 (SDN/QJ):-Iska horimaad hubeysan ayaa ka soo cusboonaaday magaalada Gaalkacyo oo u dhaxeeya ciidamo kala taabacsan Puntland iyo Galmudug. Iska horimaadka maanta ka socda magaalada ayaa imaanaya hal toddobaad kaddib markii iska horimaad ay ku dhinteen toddobo qof ayna ku dhaawacmeen 40 qof uu ka dhacay magaalada. Iska horimaadyada toddobaadkii la soo dhaafay ayaa…

                                    Read More

                                      “Jabuuti Waxay Dadaal Ugu Jirtaa Soo Laabashada Awooddii Dawladda Dhexe Ee Soomaaliya” Madaxweyne Geelle

                                      Jabuuti 28.Nov 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti md Ismaaciil Cumar Geele ayaa waraysi gaara oo uu siiyey wargeyska sharqal awsat ee ka soo baxa carrigga Ingiriiska wuxuu kaga hadlay arimo badan oo khuseeya amaanka gobolka,xidhiidhka Jabuuti iyo Sucuudiga,Saldhigyada Ciidan ee ay marti geliyaan,kaalintooda geeska afrika,arrimaha soomaliya iyo waxqabadkiisa mudadii uu xilka hayay. Qaybo ka mid…

                                      Read More

                                        Madaxtooyadda, Dalabka Muuse Biixi Ee Gole Cusub Iyo Qorshaha Isku Shaandhaynta Xukuumadda

                                        Hargaysa 28.Nov 2015 (SDN/QJ):- Iyadoo aanuu waqti badani ka soo wareegin shirkii Maansoor ee loogu cumaamaday murashixiinta Muuse Biixi iyo Saylici ayaa waxa durba soo baxaya xoggo sheegaya, in madaxtooyadu ku hawlan tahay isku shaandhayn balaadhan oo xil ka qaadis iyo isku bedelba leh, taasoo la saadaalinayo inay galaafan doonto xubno badan oo haatan golaha…

                                        Read More