Qumbacashada Ucid,Damaca Isbedel Doonka Xisbiga Kulmiye,Iscasilaadda Cabdirashiid, Jawaabta Faysal Iyo Wadhafka Jamaal
Burco 24.Nov 2015 (SDN/QJ):- “Oktoobar waxa bilaabmay afduubkii xisbiga Kulmiye oo laba weji ahaa, kii hore wuu soo dhamaaday, kii labaadna waa kan Faysal Cali Waraabe loo…” In kasta oo maalmihii u danbeeyay-ba ay iska soo daba dhacayeen wararka sheegaya in garabkii is bahaystay ee xisbiga kulmiye ku biirayaan xisbiga mucaaradka ah ee ucid, ayaa waxaa…
