‘’Bajatka ku baxaya Mashruuca Wadada Cad waxa weeye 5,572,000 Oo Dollar..’’Aqoonyahan Cali Sanyare Oo Ka Warramay Halka Uu Marayo Mashruuca Wadada Cad
Washingtonn,23Nov,2015(QJ/SDN)-Wasiirkii hore ee Qorshaynta Somaliland ahna Guddoomiyaha Mashruuca Wadada Cad Cali Ibraahim Sanyare ayaa waxa uu ka warbixiyay halka uu marayo mashruuca dhismaha wadada Cad isagoo Jooga Dalka Maraykanka. Mudane Cali Ibraahim Sanyare oo u warramayay Idaacadda Codka Maraykanka ee VOA Ayaa sheegay in mashruuca wadada cad uu meel wanaagsan marayo isla markaana waxa uu…
