Wariye Abiib Iimaan Xasan Oo Maanso Baroor-diiq Ah Ka Tiriyay Geeridii Marxuun Wariye Axmed Xassan Cawke DAAWO

    Hargeysa,22Nov,2015(QJ/SDN)-Alle ha u naxariistee Wariye Axmed Xassan Cawke oo ka mid ahaa Wariyayaasha Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan, ayaa 17-kii bishaan ku geeriyooday Magaalada Jigjiga ee caasimadad dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia. Waxaana 18-kii bishaan lagu aasay Magaaladii uu ku dhashay Tog-wajaale. Haddaba intaasi ka dib waxa isasoo taraysay Baroordiiqda loo sameynayo Marxuumka iyadoonna abwaanada iyo Qoraayadu…

    Read More

      Kulan loogu Baroor-diiqay Wariye Axmed Xasan Cawke oo lagu Qabtay Magaalada Nairobi SAWIRRO

      Nairobi,22Nov,2015(QJ/SDN)-Xus ay soo Qaban-qaabiyeen Wariyeyaal caan ah oo ay horay u wada shaqeeyeen Idaacaddaha Radio Muqdisho iyo BBC. Alle ha u naxariistee Wariye Marxuum Axmed Xasan Suufi Cawke, ayaa shalay lagu qabtay magaalada Nairobi ee caasimada wadanka Kenya. Ducadan ayaa waxaa ka qeyb galay Danjiraha Soomaaliya u fadhiyo dalka Kenya Mudane Jamaal Maxamed Xasan. Agaasimaha…

      Read More

        Diyaarado duqeyn u geystay Saldhig Al-shabaab ay ku lahayd Gobolka Shabeellada Hoose

        Baladul-amiin,22Nov,2015(QJ/SDN)-Deegaanka Beledul-amiin oo degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellada ka tirsan ayaa wararka laga helayo waxay sheegayaan in saqdii dhexe ee xalay ay duqeymo ka geysteen diyaarado dagaal. Wararka ayaa sheegaya in duqeyntan lala beegsaday saldhig ay AL-shabaab ku lahayd duleedka degaankan, iyadoo wararku ay intaas ku darayaan in sideed ka mid ah xoogaggii Al-shabaab ee…

        Read More

          Wasiiru Dowlaha Nabadeynta Gobollada Bari Ee Somaliland Oo Beeniyay In Uu Wax Lug Ah Ku Leeyahay Weerarkii Lagu Qaaday Aqalka Xildhibaan Dhakool

          Hargeysa,22Nov,2015(QJ/SDN)-Wasiiru Dawlaha Nabadeynta Goboladda Bariga Somaliland Cabdirashiid Xuseen Cabdalla, ayaa si adag Beeniyey hadal ka soo yeedhay Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ee Gobolka Sool ka soo jeeda, , kaasi oo hore wasiirkan ugu xidhiidhiyey weerar guriga uu magaaladda Laascaanood ka degan yahay lagu qaaday. Cabdirashiid Xuseen Cabdalla …

          Read More

            Ina Xasan-cawke: Xarragadii iyo xaash-xaashkii Makrifoonka (1948kii – 2015ka) Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale Iyo Qaybtii u danbaysay

            “Geeridu dibnaha waa mid qudha, dihasho yeedhmeede, Kala daran se waa kala dareen, dugayda dhiilleede, Axmed Xasanna tii naga dishaay, dubatay jiidhkayga, Dar Ilaahay waan kaa naxee, diric miyaad qaadday, Dadkii baad ka wada oohisee, danab miyaad aastay, Dayaxaad madoobaysayeed, damisay nuurkiisa, Dib miyaan indhaha loo tusayn, Diirshe Ina cawke? Doobtiyo rakaaddiyo codkii, dananka reemaayey,…

            Read More

              Nuxurka Xogo Ku Saabsan Socdaalkii Madaxweynaha Ee Berbera iyo Qorshaha Carabta Ee Berbera

              Hargeysa,22Nov,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo safar laba maalmood qaatay ku tegay magaaladda Berbera ayaa shalay gelinkii dambe ku soo laabtay Hargeysa, kadib markuu soo dhamaystay kulamo la tilmaamay inuu halkaa kula yeeshay wefti ka socday dalka Imaaraadka Carabta. Madaxtooyadu wax war kamay soo saarin ujeeddada socdaalka Madaxweynaha ee Berbera, isla markaana waxa keliya ee ka…

              Read More

                Maamullada Puntland iyo Galmudug Oo Gaalkacayo Ku Dagaallamay

                Gaalkacyo,22Nov,2015(QJ/SDN)-Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhintay 7 kalena way ku dhaawacmeen dagaal magaalada Gaalkacayo ku dhexmaray ciidamada maamulka Puntland iyo kuwa Galmudug. Dadka dhintay ayaa isugu jira dhinacyada dagaalamay iyo shacabka. Goob-joogayaal ayaa VOA u sheegay in dagaalku uu ka billowday dhismaha wado laami ah oo ku taalla magaalada Gaalkacyo.  Muranka waddadaasi ayaa sabaabay…

                Read More

                  Wiil uu dhalay Marxuun Axmed Xasan Cawke oo Buuxiyey Shaqadii Aabihii Iyo Wasiir Cuskuse oo ka hadlay DAAWO

                  Hargaysa 22.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyi galinta somaliland oo ay weheliyaan wasiirka wasarasada ganacsiga iyo maalgashiga caalamiga ah,mulkiilaha horn cable tv iyo masuuliyiin kale ayaa maanta si wada jir ah u qaabilay caruurtii uu dhalay marxuun: wariye axmed xasan cawke. Md Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse oo munaasabada qaabilaadda kula hadlay saxaafadda waxa…

                  Read More

                    Madaxweyne Siilaanyo oo ka Hadlay Aqoonsigii Golaha Deegaanka Tower Hamlets ee Bariga London Siiyeen Somaliland

                    Hargaysa 22.Nov 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo), isagoo ku hadlaya magaciisa, ka Xukuumaddiisa iyo magaca ummadda Jamhuuriyadda Somaliland wuxuu halkan MAHADNAQ BAAXAD LEH uga dirayaa Duqa magaalada, Golaha Deegaanka iyo guud ahaanba shacabka ku nool Degmada Tower Hamlets ee bariga London. Madaxweynaha Jamhuuriyadda. Somaliland waxa farxad iyo sharaf weynba u ah inuu ku hambalyeeyo kuna bogaadiyo Golaha Deegaanka ee Degmada Tower Hamlets tallaabadii…

                    Read More

                      “Qabyaaladda Iyo Qaraabakiilku Dhiig Bax Bay Ku Hayaan Somaliland….” Wasiirkii hore ee Kalluumaysiga

                      London, 22 Nov 2015 (SDN/QJ):-Wasiirkii hore ee Kalluumaysiga xukuumadda Siilaanyo Dr. Maxamed Yaasiin Xasan oo muddooyinkii dambe ku maqnaa dalka dibaddiisa, ayaa si adag uga hadlay dhibaatada qabyaalada iyo sidoo kale saamaynta xoogan ee ay ku yeelan karto koritaanka iyo jiritaanka dal ba, waxaanu carabka ku adkeeyay in qaraabo kiilku uu yahay cudur aad u…

                      Read More

                        Taxane Cusub: Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 22.Nov 2015 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo…

                        Read More

                          Dib u Milicsi: Nuxurka Qoraal Uu Gudoomiyaha Ucid u Kala Diray Garsoorka Dalka Iyo Komiishanka Doorashooyinka Ujeedkiisuna La Xidhiidho Shir-Weynihii 5 Shanaad Ee Xisbiga Ucid ee Lagu Doortay Musharaxiinta Xisbiga

                          Hargaysa 22.Nov 2015 (SDN/QJ):- Waxanu halkan idiinkusoo gudbineynaa warqadii Heshiiska xisbiga Ucid taasoo uu gudoomiyaha xisbigu ku cadeeyey gudashada waajibadkooda xisbig kuna doorteen tartamayaashii xisbiga ee doorashada Madaxweynha, isla markana u gudoomiyaha Xisbiga Ucid, u kala diraayo Koomishanka Doorashooyinka Qaranka kulana socod siinaayo, in Xisbiga Ucid ay Musharraxiin uu yihiin, laba aqoonyahan ee Jamaal cali…

                          Read More

                            Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somalia oo Daboolka ka qaaday in Muqdisho Shir loogu qabtay Dadkii Somaliland uga qayb geli lahaa Higsiga 2016 DAAWO

                            Muqdisho 22.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka arimaha gudaha Somaliya ayaa sheegay in magaalada Muqdisho shir loogu qabtay dadkii matali lahaa Somaliland ee ka qayb gali lahaa Hiigsiga2016. Wasiirka oo Telefishanka Somalichannel waraysi siiyay ayaa sheegay in in markii hore maamul goboleedyada ay shir u qabteen haddana ay u gudbeen dawlad goboleedayada oo ay magaalada Muqdisho shir…

                            Read More

                              “Waxay Guul ku Gaadhi Karaan Madaxtooyadda oo Daadihisa Iyo Isku Filnaansho Dhaqaale Iyo Mid Siyaasadeed oo ay la Yimaadaan Muuse Biixi Iyo Saylici”

                              Hargaysa 22.Nov 2015 (SDN/QJ):- Labada murashax ee madaxweynaha iyo madaxwene-xigeenka KULMIYE Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Cabdillaahi Saylici, waxay hadda ka soo gudbeen marxalad siyaasadeed oo adag, waxaana si rasmi ah loogu caleemo saaray inay xisbigooda KULMIYE metelaan doorashooyinka sannadka 2017. Waxase weli sugaya jid adag oo ay caqabado yaalaan, waxaanay u dhowdahay inay la loolamaan…

                              Read More

                                Xog Daaha ka qaaday Shirkada Lagu Wareejinayo Dekeda Berbera, Cida Iska Leh , Saamiga Ay Qaadanayso Iyo Shaqada Ay Qabanayso

                                Berbera 22.Nov 2015 (SDN/QJ):- Maalmanba waxa magaaalada Berbera ku sugnaaa wafti ka socata dalka Emaaraatka carabta waftigaas oo uu hogaaminayo mid ka mid ah amiirada dalkaasi oo u socda inuu heshiis la galo dawladda Somaliland heshiiskaas oo lagu wareejinayo dekedda berbera shirkad laga leeyay dalka Emaaraatka carabta oo magaceeda la yidhaahdo DP World. Hadaba Xog…

                                Read More

                                  Minneapolis Iyo London : Laba Kulan oo Kulmisay Suxufiyiin Iyo Hobolo u Baroor diiqay Ruug Cadaagii Suxufiga ahaa ee Marxuum Suxufi Cawke Iyo Xusuusta Taariikhda DAAWO

                                  Minneapolis 22.Nov 2015 (SDN/QJ):- Waxa xalay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota lagu qabtay kulan loogu duceynayay ALLAHA u Naxariistee, Wariye Axmed Xasan Suufi Cawke, waxaana kasoo qayb-galay suxufiyiin, abwaanno, fannaaniin, macallimiin & saaxiibo gooni ah oo uu lahaa.   Kulanka oo ay soo qaban-qaabiyeen bahda Saxaafadda Soomaaliyeed ee Minneapolis ayaa waxaa ka hadlay Sheekh Xasan Jaamici…

                                  Read More

                                    Gudoomiye Cirro oo Sheegay inaanu Filayn in Xukuumadda Siilaanyo Hanti Qaran lagu soo gaadhi karo iyo ujeeddada lagu lammaaeeyey Safar Madaxweynuhu ku joogo Berbera

                                    Hargaysa 22.Nov 2015 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa markii u horreysay shaaca ka qaaday inaanu filaynin in Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ee Xisbiga KULMIYE lagu soo gaadhi karo wax Hanti Qaran ah, wakhti Madaxweynuhu ku sugan yahay Berbera oo la sheegay inuu u…

                                    Read More

                                      Buug Cusub Oo Muran dhaliyey Laguna Sheegay In Talada Somaliland ay Isku Haystaan Garabyo La Kala Socda Carabta Iyo Ethiopia

                                      Qaahira 22.Nov 2015 (SDN/QJ):-  Ayman A Siisi oo ah saxafi iyo qoraa ka tirsan wargeyska caanka ah ee Al-Ahraam ee ka soo baxa dalka Masar ayaa dhowaan soo saaray buug uu u bixiyey, ‘29 maalmood oo aan Soomaaliya joogay’. Buuggan oo ka hadlaya arrimo muran badan dhalinaya ayaa uu Wargayska Geeska Afrika ka diyaariyey warbixintan, kadib markii uu…

                                      Read More