Abwaan Cabdi-jabbaar Sheekh Ibraahim Oo Ka Warramay Jacayl Jilbaha Dhigay Oo Ku Haleelay Dalka Jabuuti {DHAGEYSO}
Hargeysa,9Jan,2016(QJ/SDN)-Abwaan Cabdi-jibaar Sheekh Ibraahim Suldaan oo ka mid ah abwaanniinta Soomaaliyeed eek u dhaqan gudaha magaalada Hargeysa, ayaa ka sheekeeyay Qiso jacay dhab ah oo ku dhacday muddo hadda laga joogo in ka badan rubuc qarni 1988kii. Abwaan Cabdi-jibaar ayaa 1960kii ku dhashay degmada Gabiley isagoona ku barbaaray miyiga magaalada Gabiley, abwaanka ayaa ah nin…
