Turkiga Oo Soomaaliya Ka Dhisaya Saldhig Ciidamada Soomaaliya Lagu Tababaro
Muqdisho,7Jan,2016(QJ/SDN)-Dowladda Turkiga ayaa ka bilowday Soomaaliya dhismaha Saldhigga Tababarka Milliteriga, kaasi oo qeyb ka ah Ballanqaadkii Turkiga ee Dib-u-dhiska Ciiddanka Qaranka ee Dowladda Federalka Soomaaliya. Madaxa Waaxda Arrimaha Dibedda Turkiga ee mas’uulka ka ah Arrimaha Soomaaliya, Emel Tekin oo la hadashay Guddiga Difaaca ee Barlamaanka Turkiga ayaa sheegtay inuu Saldhigaasi noqonayo kii ugu horreeyey ee…
