“43 Sanno oo uu Ku Jiray Warbaahinta Soomaalida Iyo Saamayntii uu Ku Yeeshay Saaxada Warfidiyeenka” Marxuun Axmed Xasan Cawke oo Galabta Lagu Aasay Magaalada Togwajaale
Wajaale 17 Nov 2015 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland,Madax ka Socotay Golayaasha qaranka, Qaybaha Warbaahinta Somaliland ayaa Galabta ka qayb galay Aas qaran oo Loogu sameeyay Magaalada Tog Wajaale Suxufigii Ruug Cadaaga ahaa ee Axmed Xasan Cawke oo ku Geeriyooday Magaalada Jigjiga ee Dalka Itoobiya. Aaska alle ha u naxariistee Weriye Axmed Xasan Cawke ayaa Kulmiyey…
