Isbahaysiga Musharraxiinta Kulmiye oo Yeeshay Kulan ay ku Darsayaan Halka Masiirkoodu Saldhigan Doono DAAWO

    Hargaysa 16.Nov 2015 (SDN/QJ):- Musharraxiinta Isbahaystay ee Qaaddacay Shirkii Golaha dhexe ee KULMIYE, oo Sheegay sheegay inay sii wadayaan hawl-gallo ay ku Tilmaameen inay kaga soo horjeedaan Sharci-darro ay sheegeen inay ka jirto Xisbiga Kulmiye,Xubnaha Isbahaysiga oo ka Kooban Murashixiintii Kulmiye,Shirgudoonka Golaha Wakiiladda,Laba ka tirsan Hogaanka Sare ee Kulmiye,Xubnihii Golaha Wasiiradda ee Iscasilay ayaa Kulan…

    Read More

      Dawladda Hoose oo Xoolaha Caasimadda lagu dhex-arko ku caawinaysa Cusbitaalka & Qorshaha ay kaga qayb-qaadaneyso dhismaha qaybta Gurmadka deg-degga ah

      Hargaysa 16.Nov 2015 (SDN/QJ):- Dawladda hoose ee Hargeysa, ayaa sheegtay inay ka qayb-qaadanayso dhismaha Qaybta gurmadka deg-degga ah ee Cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa, isla markaana Neef kasta oo Xoolo ah oo lagu dhex-arko Caasimadda oo la basrin waayo inay Hilib ahaan ugu caawin doonto Cusbitaalka. Maayerka Magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko) oo kormeer…

      Read More

        “Ciidamada Kenya Waxay Somaliya u Joogaan Inay Caawiyaan Dawlada Somaliya , Mana Jirto Inay Dhoofiyaan Sonkor iyo Dhuxul” Madaxwaynaha Kenya Uhuru Kenyata

        Nairobi 16.Nov 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa markii ugu horeysay ka hadlay eedeymaha loo jeediyay ciidamada Kenya ee ku sugan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Wuxuu ugu horeyn been abuur ku tilmaamay in ciidamadiisa ay dhuxul iyo sonkor sharci daro ah ka dhoofiyaan magaalada Kismaayo, isagoo sheegay in caawimaad ay caawinayaan…

        Read More

          Galkacayo: Khasaaraha Gaadhi Qof Xanuunsanayay Siday Oo Ciidamada Puntland Rasaas Ku Fureen

          Gaalkacyo,15Nov,2015(QJ/SDN)-Ugu yaraan 4 qof ayaa ku dhintay 5 kalena way dhaawacmeen kadib markii boolisku rasaas ku furay dad cisbitaalka Galkacayo ku sii siday qof xanuunsanaya. Askarta rasaasta ruray waxay gaadh ka hayeen Askar dhaawac ahayd oo ku jiray cisbitaalka. Dadka gaadhiga dhaawaca ah la socday ayaa la sheegay inay samaynayeen qaylo iyo sawaxan cabsi galiyay…

          Read More

            Gorfayn kooban oo ku saabsan weerarkii Paris

            Weeraro haybsan oo si xirfad sare leh loo soo abaabulay ayaa habeenkii Jimcaha ee Sabtidu soo galaysay (13 Nov) lagu qaaday caasimadda dalka Faransiiska. Hawlgalku wuxu ahaa mid siyaabo kala gaar ah isla hal mar u qaaday falal kala duwan oo isugu jiray is-qarxin, rasaasayn iyo af-duub. Wuxuu ahaa weerarkii ugu waynaa ee ilaa hadda…

            Read More

              Guddigii Wada Hadalada Ee Somaliland Oo Noqday Kuwo Is Casilay Iyo Kuwo Ay Madaxweyne Siilaanyo Kala Fogaadeen

              Hargeysa,15Nov,2015(QJ/SDN)-Guddigii Somaliland u qaabilsanaa wada hadalada Somaliya ee ka tirsanaa dawladda Somaliland ayaa marka laga reebo hal xubin waxay ka mid noqdeen masuuliyiintii iska casilay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo kuwo ay Madaxweyne Siilaanyo kala fogaadeen. Guddiga wada hadalka oo ka koobnaa wasiiro, xubno ka tirsan shirguddoonka guurtida iyo wakiilada iyo xildhibaanka guddoomiyaha ka ah guddiga…

              Read More

                “Wali Taariikhda Lama Arag Dawlad Dhisan Oo Toban Wasiir Oo Ka Mid Ah Wasiiraddii Ugu Misaanka Cuslaa Ay Iska Casilaan”Siyaasi Cabdi Haybe

                Hargeysa,15Nov,2015(QJ/SDN)-Siyaasiga Cabdi Haybe Maxamed oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland, isla markaana ka tirsanaa Xukuumaddii Daahir Rayaale, kana mid ah aasaasyaashii Xisbiga KULMIYE ayaa ka hadlay Shirkii Golaha dhexe ee Kulmiye, Musharixiintii  naqdiyey Shirkaas, Wasiiraddii iska casilay Xukuumadda, waxaanu sheegay inay ceeb iyo cadaalad daro tahay in Madaxweynuhu u kala hiiliyo Musharixiinta, waxaanu tilmaamay inay…

                Read More

                  Magaalada Garoowe oo laga mamnuucay Shirar looga hadlayo Hiigsiga Cusub ee Soomaaliya 2016-ka

                  Garowe,15Nov,2015(QJ/SDN)-Maamulka gobalka Nugaal ee Puntland ayaa sheegay in gobalkaas aan lagu qaban karin shirar la xiriira Hiigsiga Somalia ee sannadka 2016-ka, illaa kuwo maamulka ogol-yahay maahane. Guddoomiyaha gobolka Nugaal, Cumar C/llaahi Faroole oo warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa sheegay in maalmahan dambe ay magaaladaas kusoo kordheer siyaasiyiin sheegaya inay ka tashanayaan arrimaha Hiigsiga 2016-ka ee…

                  Read More

                    Al-Shabaab Oo Weerartay Xero Ciidamada Soomaaliya Lagu Tababaro Oo Ku Taalla Magaalada Kismaayo

                    Kismaayo,15Nov,2015(QJ/SDN)-Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ayaa weerar culus ku qaaday xerada Akadeemi oo ku taal duleedka waqooyi ee magaalada Kismaayo, halkaasoo ay ku xareeysnaayeen ciidamo uu u socdo tababar oo ka tirsan kuwa Jubaland. Weerarkan oo dhacay xilli saqdhexe ah habeen hore, waxaana uu ahaa mid xooggan iyadoo kooxdii weerarka soo qaaday iyo askartii ku sugnayd…

                    Read More

                      ”Kenya Waa In Ay Ciidamadeeda Kala Baxdaa Dalka Soomaaliya” Baarlamaanka Soomaaliya

                      Muqdisho,15Nov,2015(QJ/SDN)-Xildhibaannada baarlamaanka Somalia ayaa markii labaad ka dooday darbiga ay xukuumadda Kenya doonayso inay ka dhisto soohdinta ay la leedahay Somalia, waxaana kulankii baarlamaanka ee shalay laga akhriyay Qaraar la xidhiidha arrintan oo ay soo diyaariyeen Guddiyada arrimaha dibadda iyo arrimaha gudaha ee baarlamaanka Somalia, iyadoo xukuumadda Kenya loogu baaqay in ay ciidamadeeda kala baxdo…

                      Read More

                        Ma Dhabaa In Musharrixiinta Xisbiga UCID ay Maxkamadda Sare u gudbiyeen Dacwad ka dhan ah Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

                        Hargaysa 15.Nov 2015 (SDN/QJ):-Dacwad ka dhan ah Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa la sheegay inay Maxkamadda Sare ee Somaliland u gudbiyeen Musharraxiinta u taagan jagada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Xisbigaas Jamaal Cali Xuseen iyo Cabditrashiid Xasan Mataan, taasoo timi khilaaf toddobaadyadii u dambeeyey ka dhex taagnaa Masuuliyiinta sare ee UCID, kaasoo ay hore…

                        Read More

                          Xog Culus: Shuraakada Qorshayaasha, Madaxtooyadda Jabuuti, Madaxtooyadda Somaliland, Wejiyada Tartanka Ucid

                          Jabuuti 15.Nov 2015 (SDN/QJ):- Iyadoo weli uu sii qoyan yahay khilaafkii garabyadda kulmiye, isbahaysiga la baxay dimoqraadiyiinta Kulmiyena ay sii waddaan xaarraantinimaynta maxsuulkii ka soo baxay shirkii Maansoor, balse ay xaqiiqdu tahay in halkaa lagu kala calaf qaaday, mid sii joogga iyo mid ka tagaba, ayaa haddana waxa durba isa soo taraya hadal hayn dulucdeedu tahay,in…

                          Read More

                            Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka oo Hakiyey Wada Shaqayntii Hay’adda Qaramada Midoobay ee UNICEF Iyo Sababaha Keenay.

                            Hargaysa 15.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr: Saleebaan Ciise Xagla-toosiye ayaa lagu soo waramayaa in uu Hay’adda UNICEF u gudbiyey qoraal  uu kaga joojinayo hawlihii ay wasaaraddiisa kala shaqayn jirtay ee dhinaca Caafimaadka, kaasoo uu qoray Agaasimaha Guud oo tixraacaya amarka wasiirku. Wararka la xidhiidha talaabada wasiirku ka qaaday UNICEF ayaa la sheegayaa in…

                            Read More

                              Cisbitaal Weyn oo Ingiriisku Ka Dhisayaan Somaliland Iyo Wefti Miisaan Leh oo Hargaysa soo Gaadhay DAAWO

                              Hargaysa 15.Nov 2015 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Madaarka Cigaal ku soo dhaweeyay Wefti ka Yimid Dalka Ingiriiska Kuwaas oo Mashruuc dhinaca caafimaadka ah ka hirgalin doona Dalka. Weftigan oo Markii ay Madaarka Cigaal ee Caasimada Hargaysa ka soo Degen Saxaafadda la hadlay ayaa Sheegay inay ku faraxsan Yihiin Imaatinkooda…

                              Read More

                                ‘’Waxaad Warbaahinta kala socotaan in la musuq-maasuqay codadkii Wasiir Xaglatoosiye oo kartoonno la la soo baxay,Muuse biixina reerkaad ka xoog-roonnaato..’’ Muj. Baashe Cabdi Godane

                                Hargaysa 15.Nov 2015 (SDN/QJ):- Mujaahid Baashe Cabdi Godane oo la dhashay Hogaamiyihii la dilay ee Ururka Alshabaab Axmed Cabdi Godane ayaa waxa uu sheegay in Shirkii shanaad Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE ee loogu cumaamaday Muuse Biixi Cabdi inuu ahaa Xaaran, isla markaana waxa uu xusay in la musuqmaasuqay Codadkii Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglotoosiye)….

                                Read More

                                  “Xukuumada Waxan Leeyahay Intaad Isku Mashquulsantihin Dadkiina Waxa U Qabta “Suldaan Xiiray

                                  Hargaysa 15.Nov 2015 (SDN/QJ):- Afhayeenka Salaadinta Dhaqanka Somaliland Suldaan Yuusuf Muxumed Xiirey ayaa ka hadlay baahi caafimaad oo ka jirta Dagmooyinka SaboWanaag Iyo Cadaadley oo uu dhawaan Booqday. Suldaan Yuusuf Muxumed Xiiray ayaa sheegay in degmooyinkaasi ay ka jirto baahi dadku u qabaan adeegyadii caafimaadka waxaana uu yidhi:-“ Waxan Doonayaa in aan maanta ka hadlo…

                                  Read More

                                    Xiliga iyo Goobta lagu qabanayo shirarka wada tashiga heer qaran ee Hiigsiga 2016

                                    Garowe 15.Nov 2015 (SDN/QJ):- Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa dadaal dheer u gashay in shirar isku mar dhacaya oo looga tashanayo wadatashiga heerka qaran iyo doorashada 2016 lagu qabanayo todobo magaalo oo Puntland ka tirsan. Magaalooyinka lagu wado inay shirarkaasi ka qabsoomaan ayaa lagu sheegay inay kala yihiin Boosaso, Qardho, Badhan, Garowe, Boocame, Tukaraq iyo…

                                    Read More

                                      Wasiirka Hawlaha Guud,Gaadiidka Iyo Guryayta oo Kormeerkiisi Kowaad ku Tegay Magaalada Burco Soona eegay Biriijka Weyn ee Togdheer oo inuu Dumo qarka u saaran DAAWO

                                      Burco 15.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda hawlaha guud, guryeynta iyo gaadiidka mudane Cali Maxamed Xasan “Cali Mareexaan” ayaa hawlo shaqo ku jooga magaalada Burco. Ujeedada safarkiisa ayaa daaranaa u kuurgalidda iyo kormeerida biriishyada magaalada Burco oo ay hore qaylodhaan uga direen maamulka gobolka Togdheer, Ka degmada iyo odayaasha gobolka Togdheer. Maadaama oo ay wasaaraddiisu maamusho…

                                      Read More