Radio Qubejoog: Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

    Hargaysa 27.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

    Read More

      Hadhuubkii loo Culay Lixdankii Hungaa laga Qaaday Barnaamij Gaar ah oo Qurbejoog ka Diyaariyay Sababihii Fashiliyay is raacii Somaliland iyo Somalia Qaybtii 2aad {DHAGAYSO}

      Hargaysa 27.June 2014 (SDN) Hadii fanaanka Caanka ah ee Maxamed Axmed Kuluc ayaamihii Farxada Gobonimo iyo is raacii Somaliland iyo Somalia uu Hees ku lahaa  “Ma Gawdoo Candhadii Golaha Marisee Aan Maalno Hasheena Maandeeq”. Xaqiiqdii Waxay Sax ku ahaan lahayd “Ma Gawdoo Candhadii Golaha Marisee Gujaa Lagu Maalay Maandeeq” Somaliland waxay ahayd dalkii ugu horreeyey…

      Read More

        Madaxweynaha Punt land oo Kulan la qaatay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata

        Nairobi 27,June 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Cali Gaas ayaa maanta 27 June, 2014 kulan qaatey muddo labaatan daqiiqo ah kula yeeshay xafiiskiisa oo ku yalaa Harambee House Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata. Kulankaan ayaa inta badan diirada saarayey is-wareysi arrimaha Somalia iyo xaalada Puntland iyadoo dhinaca kale kulankaan ka hor Madaxweyne Gaas kulamo kula lahaa…

        Read More

          Maxaa Ka Jira In Weriyaha Caanka ah Axmed Cabdiraxman Xirsi Heello Ka Tegey HCTV?

          Hargaysa: 27,June,2014(SDN/QJ)- Mudooyinkii ugu danbeeyay,ayaa waxa soo badanayay Shaqaalaha Banaynaya shaqadii ay ka hayeen Tv-ga Afka Somaliga ku hadla ee Horn Cable Tv,waxaana ugu danbeeyay oo ka tagay Shaqadii uu ka hayay Tv-gaas Wariye Axmed Cabdiraxmaan Xirsi (Hello) oo ka mid ah Wariyaasha Magaca Weyn ee ka Hawlga Somaliland. Qoraal Kooban oo uu dhigay Barta…

          Read More

            Ra’isal wasaraha oo ka qayb galaya shirka Midowga Africa

            Equatorial Guinea 27.June 2014 (SDN/QJ)- Ra’isal wasaaraha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wagfdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb galays shirweynaha 23-aad ee madaxda Midowga Africa oo maanta ka furmay magaaladda Malabo ee dalka Equatorial Guinea. Shirkaan oo ay goob joog ka yihiin madaxda badan oo kala socoto qaaradda Africa, ayaa sanadkan…

            Read More

              Kooxda Xasaradaha Caalamka ee ICG Oo Sheegtay In Hadii Ay Dawladda Somaliya Rabto Inay Ka Guulaysto Al-Shabaab Ay Badasho Hanaanka Ay U Waajahayso

              London: 27,June,2014(SDN/QJ)- Kooxda xasaradaha dunida ee ICG ayaa sheegtay inay adagtahay in laga guulaysto ururka Al-Shabaab ee Soomaaliya haddi aysan dowladdu baddelin hanaankeeda. Warbixintan oo ah tii ugu horreysay ee caalami ah oo sawir wanaagsan ka bixinaysa Al-Shabaab, ayaa waxay ugu baaqeysa dowladda iyo dhinacyada kale ee ku howlan dagaalka Soomaaliya inay Al-Shabaab uga daydaan…

              Read More

                Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Oo Gaadhay Jabuuti,Kana Qeyb Kalaya Sanad-Guurda 37-aad Ee Xornimada Jabuuti Iyo Kulan Uu La Qaatay Madaxweynaha Dalkaasi

                Jabuut: 27,June,2014(SDN/QJ)-Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo oo  booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Jabuuti ayaa maanta kulan la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele. Kulankan oo ka dhacay xarunta Madaxtooyada dalka Jabuuti, ayaa ugu horeyn Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari…

                Read More

                  “siyaasadda Somalia waxad moodaa inay xikmaddu ku yar tahay umaddiina lagu mashquliyey wax runtii dhibaato ku keeni kara oo dib ugu celin kara dagaaladdii sokeeye” Farmaajo

                    Muqdisho:June,2014(SDN/QJ)-Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo ah Ra’isal wasaarihii shacabku ugu jeclaa ee Dalka soo mara Tan iyo wixii ka dambeeyey Burburkii Dawladdii Soomaaliyeed, ayaa ka Hadlay Xaaladaha is qabqabsi iyo muranka Deegaanka ku salaysan eek u soo kordhay Somalia. Mudane Farmaajo oo u warramayey mid ka mid ah idaacadaha Muqdisho ka jira, ayaa wax laga…

                  Read More

                    Ruushka Oo Saraakiil Ka Tirsan Booliska Kenya U Tababaraya La Dagaallanka Al-shabaab

                    Moscow:June,27,2014(SDN/QJ)-Ruusha ayaa sheegay inuu Kenya Ka Gargaari doono dhinaca la dagaallanka kooxaha Al-shabaabka oo faro baas ku haya Muddooyinkii ugu dambeeyey. Dhawaaqan Ruushka ayaa salka ku haya sidii kor loogu qaadi lahaa awoodda iyo kartida ciidamada booliska Kenya u leeyihiin la dagaallanka kooxaha argagixisada ah  oo muddooyinkii ugu dambeeyey Ammaanka Kenya hoos udhigay. Isagoo ka…

                    Read More

                      “Geelaygu saraar iyo Ceel Af-weyn Buu Daaqi jirey oo Anigu Dhulkaygii Baan Doonayaa, Deegaan Deegaanna…..”Indha-sheel

                        Saax-dheer:June,27,2014(SDN/QJ)Maxamed Jaamac Indha-sheel oo sheegta madaxweyne-nimada Kooxda Nabad-diidka ah ee KHaatumo, ayaa Goob miyi ah markii  ugu horaysay lagu arkay isagoo kala hadlay dad shacab ah, isla-markaana ku guubaabinaya inay dagaal qaadaan. Indha-sheel ayaa shaashadaha soo galay isagoo ayaa hareero joogaan Dadweyne Kooban oo dumar u badani, isla-markaana ka Hadlaya Goob  Baadiye ah, balse…

                      Read More

                        Muuse Biixi Oo Ka Muquurtay Munaasibaddii Xalay Madaxtooyadu Ugu Dabbaal-degaysay 26-ka June iyo Dareenada Ku Xeeran

                        Hargeysa:June,27,2014(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi ayaan Habeenkii Xalay ka soo xadirin Munaasibad Madaxtooyadu ugu dabbaal-degayso 54-Guurada ka soo wareegtay Maalintii Somaliland xorriyadeeda ka qaadatay Maxmiyaddii Ingiriiska. Munaasibaddan oo sanad walba si taxane ah loo qaban jirey, ayaa Xalay ahayd mid ka duwan kuwii hore la yaqaanay,  waxana Madasha Buux-dhaafiyey Dad Madaxweynaha ay si…

                        Read More

                          Policeka Columbus oo hawlgalo ka wada xaafadaha Soomaalida,maxey tahay sababtu?

                          Columbus June 27,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Policeka ee magaalada Columbus ee gobolka Ohio ayaa hawlgalo nabada lagu sugayo ka bilaabay xaafadaha Soomaalidu ku badan tahay ee Franklin. Soomaalida ku nool xaafadaas ayaa ka cawday in dhalinyaro burcadnimo ka wado xaafadahooda isla markaana loo baahan yahay in Policeku hawlgalo fuliyaan. Xaalada amaan ee xaafada Franklin ayaa circa isku shareertay…

                          Read More

                            Dawlada Ciraaq oo soo dhaweysay duqeyntii duyuuradaha Syria ee mucaaridkooda

                            Baqdaad June 27,2014(SDN/QJ)-Dawlada dalka Ciraaq ayaa sheegtay in ay soo dgaweynayaan duqeynta ciidamada Syria ay duqeeyeen fadhiisimada kooxaha Suniyiinta ee mucaaridka ku ah dawlada Ciraaq. Raiisul wasaaraha dalka Ciraaq Nuur Al-Maliki ayaa u sheegay BBCda in ay soo dhaweynayaan duqeynta Syria ee kooxaha Suniyiinta. Hadalka Raiisul wasaaraha ayaa ku soo beegmaya xili ay dawlada Mareykanku…

                            Read More

                              Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 26.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

                              Read More

                                Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Ban Ki-moon oo kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Malabo ee Equatorial Guinea

                                Muqdisho June 26,2014 — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa kulan gaar ah magaaladda Malabo kula yeeshay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon oo ka qayb galaya shirka Midowga Afrika iyadoo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya uu uga mahadceliyay kaalinta muuqata ee Qaramada Midoobay ay ka ciyaarayso dawlad dhisidda Soomaaliya, nabadda iyo xasiloonida. Ra’iisul…

                                Read More

                                  Soomaaliya oo saxiixday heshiiska ciidamada heeganka ee dalalka Bariga Africa

                                  Muqdisho June 26,2014(SDN/QJ)- Madaxda dalalka Bariga Africa ayaa magaalada Malabo ee dalka Equatorial Guinea maanta ku gaaray heshiis dhigaya in si rasmi ah loo howlgaliyo ciidamada heeganka ee ay yeelanayaan dalalka ku bohoobay Bariga Afrika ee lagusoo gaabiyo (EASF), waxaa Soomaaliya heshiiskaasi u saxiixay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed. Madaxda Midowga Afrika ayaa…

                                  Read More

                                    Shirkii AU oo lagusoo dhoweeyay horumarrad​a ay dawladda Soomaaliya ku talaabsata​y

                                    Muqdisho June 26,2014(SDN/QJ)- Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wagfdiga uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Wasiirka Gaashaandhiga ayaa ka qaybgalay shirweynaha 23aad ee madaxda Midowga Africa oo maanta ka furmay magaaladda Malabo ee dalka Equatorial Guinea. Waxaa shirka sanadkan diiradda lagu saaray horumarinta beeraha iyo amniga cunnada iyadoo looga dan leeyahay…

                                    Read More

                                      Halkan ka daawo Axasaabta qaranka somaliland iyo madasha wada tashiga somaliland ayaa maanta si wada jira uga hadlay cabudhinta saxaafda madaxa banaan

                                      Hargeisa  june  26/2014(SDN/QJ) Axasaabta qaranka somaliland iyo  madasha wada tashiga somlailnd  ayaa  maanta si wada jira uga hadlay cadhunta saxaafda madaxa banaan  ay  ku hayso xukuumda somaliland iyadoo is  gaara ay  uga sii hadleen  xukunkii maxkada gobalka hargeisa ku riday  gudomihii wargayska haatuf  iyo tafatihii wargayskaasi  iayagoo  xukuumdana ugu baaqay inay  sharciga saxaafada ku qaadan…

                                      Read More

                                        Halkan ka daawo wasirka waxbarshada somaliland oo maanta shacisay inay imtaxankii sanadkan ay ka qaaden deegano cusuboo oonay hore uga qaadi jiray iyado sheegtay inay isla maanta imtixaank soo gabagaboobay

                                        hargeisa jane 26 2014  (SDN/QJ)Wasiirka b wasaarada waxbarashad somaliand  marwo  samsam cabdi aadan  ayaa  maanta ka shaacisay  in  maanta guud  ahan  maanta la soo gababeeyey  imtixaankii shahadigta ahaa ee dugsiyada  hoose  dhexe iyo  kuwa sare e dugsiyada dawliga ah  ee somaliland  iyadoo sheegtay  in  si  nabada galyo  aha  uu ugun soo dhamaaday   sidoo kale  waxa ay…

                                        Read More