“Waxaa Soomaali oo dhan farxad u ahayd markii ay walaalaheenna Waqooyi si sharafi ku dheehan tahay calanka buluugga ah u keeneen magaalada Muqdisho shan maalmood ka dib markii ay xoroobeen, taas oo muujinaysay…”Ra’iisal Wsaaraha Somaliya
Muqdisho;26,June,2014(SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa hambalyo ku aaddan 26-ka June, oo ah maalintii 1960-kii calanka Soomaaliyeed laga taagay ciiddeena, u diray dhammaan ummadda Soomaliyeed meel kasta oo ay joogaan, isagoo sheegay inuu dadkiisa la qaybsanayo farxadda maalintan oo lagu xusayo geesiyadii naftooda u huray in dalku noqdo waddan ka…
