Raysul wasaaraha Somalia oo Maanta ka Hadlay Hadalkii Wasiirkiisa Arrimaha Gudaha ee Qaadacaada Heshiiskii Maamulka Lixda Gobol {DHAGAYSO}

    Muqdisho 25.June 2014 (SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaare Dawlada Federaalka Somalia Cabdiwali Sheekh ayaa  Shir Jara’id oo galabta ku qabtay Garoonka Diyaaradaha Aden Cade ka hor intii aanu u dhoofin dalka   Equatorial Guinea oo  uga qayb galayo shirka Madaxda Africa,Waxa uu ka hadlay arrimo door ah oo taabanaya arrimaha bulshada sida Dhibaatada ummada Somaliyeed haysta iyo…

    Read More

      Sh.Muxamed Macalin oo Booqday Dawrada ay Munadamada Beder ka wado Gaalkacyo

      Gaalkacyo : Booqashadaani uu Sh.Muxamed Macalin Axmed ku booqday  Ardayda wax kabarata Dawrada ay Munadamada Beder ee Ardada kabaxday  Machadka Al-Faaruuq kawado Magaalada Gaalkacyo laguna Qabtay Jaamacada  Bariga Afrika (Gaalkacyo) ayaa waxaa ku weheliyay Maamulaha Machadka Minhaaj ee Dacwada iyo Horumarinta Ustaad Muxamed Maxamuud Ciise , iyo Xubno kale oo Mu’asasada katirsan. Ujeedka Booqashada Sh.Muxamed Macalin ayaa…

      Read More

        R.W Cabdiwali oo u Ambabaxay Dalka Equatorial Guinea, Kana Qayb Galaya Shirka Madaxda Africa

        Muqdisho, 25, June, 2014(SDN/QJ)…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay dalka Equatorial Guinea , halkaas oo ka dhici doono shirweyne ballaaran oo isugu imanayaan dalalka xubnaha ka ah Ururka Midowga Afrika (AU) Ra’iisul Wasaare Cabdiwali oo shir Jaraa’id ku qabtay garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa…

        Read More

          Xisbiga Waddani oo Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ka dalbaday inay Faahfaahiso Muwaadiniin ay Gacanta u Gelisay Jabuuti

          Hargaysa 25.June 2014 (SDN/QJ)- Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa maanta si adag uga hadlay sadex nin oo dhawaan la sheegay in Xukuumada Somaliland ay u gacan galisay Dawlada Jabuuti ku waasoo ku eedaysan in ay ku lug lahaayeen Qaraxii dhawaan ka dhacay dalka Jabuuti. Xoghayaha Arimaha Gudaha ee Xisbiga WADDANI Mustafe Maxamuud Qodax oo…

          Read More

            Halka Ka daawo:: xoghayaha guud ee ururka saxafiyiinta somaliland ee solja oo ka hadalayu xukunkii ay maanta maxakamada hargeisa ku ridaya masuuliyiinta wargayska haatuf

            Hargeisa  june 25 . 2014 (SDN/QJ) Xogyaha guud  ee  Urur suxufiyiinta somaliland ayaa maanta  ka  si kulul  u canbaareyey  xukunkii maxkadu ku  riday gudoomihii wargeyska  Haatuf  iyo tafatarihiisi  isgoo  Xoghayuhu  xukunkasi  ku sheegay in  lagu  raaligalinaayo wiilka uu madaxwaynuhu sodoga u yahay baashe  cawil iyo wasiirka  macdanta iyo tamarta somaliland  isago  sidoo  kale madaxwaynaha somaliland…

            Read More

              Wasiirka Maaliyada Iyo Gudiga Dhaqaalaha ee Golaha Wakiiladda Oo Maanta Kulan Ku Yeeshay Xarunta Wasaaradda Iyo Ujeedada Kulankaasi

              Hargaysa:25,June,2014(SDN/QJ)-  Waxa Maanta uu kulan ujeedadiisu ahayd dar  dar galinta Diyaarinta Miisaanida sanadka 2015-ka ee Soo aadan uu ku dhex maray Wasiiradda Maaliyada Wasiirka Wasaaradaasi iyo Gudiga Golaha Wakiilada u Qaabilsan Dhaqaalaha. Kulanka ayaa lagu korfeeyay sidii si wada-jir ah Gunti-ga loogu Xidhn lahaa ka dhabaynta  Higsiga Wasaaradda ee soo Ururinta Dakhliga. War Qoraal ah…

              Read More

                ‘Waxaanu Si Adag U Canbaaraynaynaa Siday U Dhacay Xukunka Haatuf,Waxaanu Rajaynaynaa….” Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland {DHAGAYSO}

                Hargaysa:25,June,2014(SDN/QJ)-  Gudoomiayaha Golaha Wakiialdda Somaliland,ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani,ayaa maanta wax aan Somaliland Dhaqan u ahayn ku tilmaamay Habkii loo maray Maxakamadantii Masuuliyiinta Haatuf.waxa uu sheegay in Xukunkaas lala dhuuntay,oo laga Qariyay Ehelka iyo Daneenayaasha Dacwadda Wargayska,iyada oo Cidii Nasiib u yeelatay inay Wakhtigaa Goobta Joogaana loo diiday inay Maxakadda galaan. Waxa kale…

                Read More

                  “Xukunka Maxkamada Waxa Lagu Raali-galinayaa Baashe Cawil Iyo Wasiirka Macdanta” Xog-hayaha Guud ee Solja {DHAGAYSO}

                  Hargaysa:25,June,2014(SDN/QJ)- Ururka Saxafiyiinta Somaliland ee Sollja,ayaa si kulul u Canbaareeyay Xukunka Maanta ay Maxakadamadda Gobolka Hargaysa ay ku riday Masuuliyiinta Wagayska Haatuf.Xog-hayaha UrurkaSaxfiiyiinta Somaliland ee Sollja Maxmed-Rshiid Muxumed Farax,oo warbaahinta la hadlayay ka dib markii uu soo baxay Xukunka lagu riday Yuusuf Cabdi Gaboobe iyo Axmed Cige,ayaa sheegay Inuu yahay Xukunkani mid xataa aan ahayn …

                  Read More

                    “Xaalayna odayga (Siilanyo)waxa malaha la daawadsiiyay garsoorihii Cabdiaxman siisiga Masar ee xukunkii suxufiyiinta Aljaziira. Lakiin waa laga bakhtiiyay ……..” Cali Guray

                    Hargaysa:25,June,2014(SDN/QJ)-Gudoomiyaha Sadexaad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Md. Cali Mamaxed Yuusuf(Cali Guray),ayaa ka hadlay sida uu u arko Xukunka Maanta lagu riday Masuuliyiinta Wargayska Madaxa-banaan ee Haatuf. Waxaa uu sheegay iany Siilaanyo iyo Siisi(Madaxweynaha Masar) ay iska Shabahaan Cabudhinta iyo Caga-juglaynta Saxaafadda. Waxa sheegay in Xukunka Maanta lagu riday Yuusuf Cabdi Gaboobe iyo Tifaftirihiisa…

                    Read More

                      Maamulada Is Diidan Oo Somaliya Ku Soo Badana Iyo Magaladda Baydhabo Oo Uu Maanta Ka Dhacay Banaan Bax Ka Dhan Heshiiskii Midaynta Maamulada Koonfurta Somaliya

                      Hargaysa:25,June,2014(SDN/QJ)-Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu ka dhacay dibad bax aad u balaadhan ay kasoo qeyb galeen boqolaal dadweyne oo kasoo horjeeday Heshiis la sheegay in lagu mideeyay Maamuladii Koonfur Galbeed Soomaaliya, kaa oo maalin kahor lagu saxiixay Xarunta Madaxtooyada Somaliya. Dibad baxa maanta ka dhacay…

                      Read More

                        Maxkamada Gobolka Hargaysa oo Xukunkii Ugu Layaabka Badnaa Ku soo Gunaanaday Dacwadii Wargayska Haatuf

                        Hargaysa 25.June 2014 (SDN/QJ)- Maxkamadda gobolka hargeysa ayaa ku xukuntay mulkiilaha wargeyska haatuf Yuusuf Cabdi gaboobe saddex sano oo xadhig ah, konton milyan oo ganaax ah iyo wargeyska oo ruqsadii lagala noqday. Xukunkan oo goor dhaweyd dhacay ayuu ku dhawaaqay garsoorihii dacwada hayey, manay jirin cid saxaafadda ah oo ka war haysay in uu xukunku maanta…

                        Read More

                          Somaliland Maxay Ku Xustaa Munaasibada 26ka June Halkan kaga Bogo Barnaamij ay Shabakada Qurbejoog idiinka diyaarisay {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 26.June 2014 (SDN/QJ)- Waa 54 Guuro,Waa Markii u Horaysay ee Bogcad Dad Somali ahi degaan ay Xoriyad ka qaataan Gumaysi haystay,Waa Hargaysa oo Nasiib u yeelatay in laga taago Calankii ay Gobonimadeeda kaga qaadatay Boqortooyadii Ingiriiska 26kii bishii June 1960. Waa Barnaamij ay Shabakada Qurbejoog.com ugu Talo Gashay in Akhyaarta ku Xidhani kala socdaan…

                          Read More

                            Sawirada Madaxweynaha Mareykanka iyo ciyaartooy u ciyaara UK oo la isku qalday(SAWIRO)

                            London June 25,2014(SDN/QJ)-Taageereyaasha kooxda Manchester united ayaa ku dawakhay isku khaladka sawirada ciyaaryahanka Chris Smalling ee UK iyo madaxweynaha Mareykanka Barak Obama. Taageereyaasha ayaa dawkhaad ka qaaday kolkii ay iibsadeen koobab kuwa wax lagu caba ah oo ahaa Obama oo xiran garanka ama funaanada kooxda qaranka UK. Iibka koobabka ayaa la joojiyay iyada oo qaar…

                            Read More

                              Maxaa ka Soo Baxay Diiwaangelintii Tijaabada ahayd ee Hargaysa iyo Baki ka Dhacday

                              Hargaysa 25.June 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Guddiga Diiwaan galinta  codbixiyeyaasha ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka  Raabbi Cabdi Xariir,ayaa ka war bixiyay diiwaan gelin tijaabo ah oo ay ka sameeyeen degmadda Baki,waxaanu tilmaamay  in ay sameeyeen diiwaan gelin tijaabo ah oo ay ka qaadeen 300  oo qof taas oo ay laba maalmood wadeen. Raabbi Cabdi Xariir waxaa kale…

                              Read More

                                Weftigii Tagay Degmada Taleex oo Qarameeyay 300 oo Maleeshiyo ah, Iyo Gaadhi ay Ku wareejiyeen Cuqaasha Degmadaas.

                                Taleex 25.June 2014 (SDN/QJ)- Weftigii uu Hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Niskii danbe ee Xalay Gaadhay Degmada Xudun kadib markii ay ka soo Kicitimeen Dhanka Degmada Taleex ee Gobolka Sool. Wasiirka iyo Weftiga balaadhan ee uu hogaaminayo Waxay wada hadal u fureen laba raas oo Shaqaaqo gacan ka hadal ahi…

                                Read More

                                  Magaalo-xeebeedda Mombassa Oo Ammaankeeda La Xoojiyey Xilli ay Ka Sugan yihiin in Ka Badan 6000 Oo Macallin

                                  Mombassa:June,25,2014(SDN/QJ)-Magaalo-xeebeedka dalxiiska ku qaniga ah ee Mombassa, ayaa Amaankeeda si weyn loo xoojiyey kadib weerarradii Habbeen hore ka dhacay deegaanada ku dhaw oo dad ku  dhinteen. Magaaladan ayaa Haatan waxa ku sugan in ka badan 6000 oo iskugu jira Maamulayaasha iskuulada kala  duwan ee Dalka oo Kalluumaysi u jooga, kuwaas oo ay weheliyaan Ardayda dalkaas…

                                  Read More

                                    Maayarka Magaalo Ku Taalla Maraykanka Oo Diiday In Dadka Somalida ah Dib-u-dejin Looga Sameeyo Magaalada uu Masuulka Ka Yahay

                                    Springfield:June,25,2014(SDN/QJ)-Ninka Maayarka ka ah magaalada Springfield ee gobolka Massachusetts ee dalka Mareykanka ayaa ka  horyimi in dadka somalida ah wax dib-u-dejin ah laga siiyo Magaalada uu masuulka ka yahay.  Ninkan oo Magaciisa la yidhaahdo Domenic Sarno, ayaa wasaarada arrimaha Gudaha ka cosaday inaan somalida laga aqbalin dalabyada ay dib-u-dejinta kaga codsanayaan Magaaladan uu masuulka ka…

                                    Read More

                                      Somaliland:Shacabka Oo Ka Nasan La’ Khilaaf Gacan-ku-rimis ah Oo Koox Tiro Yari Ka Istaadho Madaxtooyada iyo Kulmiye Dhexdooda

                                      Hargeysa:June,25,2014(SDN/QJ)-Gebi ahaan shacabka ku dhaqan Somaliland ayaa si weyn uga ashkatoonaya khilaaf Gacan-ku-rimis ah oo Bilihii ugu dambeeyey si joogto ah uga dhex bilaabmayey Madaxtooyada dalka looga arrimiyo iyo Xisbiga Talada Haya ee Kulmiye. Khilaafkan ayaa ah mid koox tiro yar oo isku dhaca iyo Xiqdiga ku nooli farahooda ku abuurto, kuwaas oo  Sumcadda iyo…

                                      Read More

                                        Cadho Ka Dhalatay Hadalkii Wasiir Goodax Ku Diiday Heshiiskii Saddexda Gobol Oo Keentay Inuu Ra’isal wasaare Cabdiweli Shir Degdeg ah Iskugu Yeedho Golihiisa Wasiirrada

                                        Muqdisho:June,25,2014(SDN/QJ)-Ra’isal wasaaraha Dawladda Federalka ah ee Somalia Cabdiweli Sheekh Axmed, ayaa cadho iyo niyad jab ka muujiyey Hadalkii uu shalay wasiirkiisa arrimaha Guduhu kala horyimi Heshiiskii laga gaadhay Saddexda Gobolka  Koonfurta Somalia Xilli uu wasiir Goodax Barre si cad udiiday aqoonsiga Heshiiska Maamulka Saddexda Gobol, ayuu Ra’isal wasaare Cabdiweli Habeenkii Xalay Shir Degdeg ah iskugu…

                                        Read More