Bulshada Boorame Oo Ka Dareen Celiyay Doorashadii Golaha Dhexe Ee KULMIYE, Wasiir Cukuse-na Ku Taageeray Mowqifkiisii
Hargaysa 15.Nov 2015 (SDN/QJ):- Iyada oo ay wali dadku la dhacsan yihiin hanaankii uu u qabsoomay shirkii 5aad ee Golaha dhexe Kulmiye iyo doorashadii xalaasha ahayd ee ka dhex dhacday ee lagu doortay Musharax Muuse Biixi Cabdi Iyo Musharax Cabdiraxmaan cabdilaahi Ismaaciil Saylici, ayaa dadwaynahu waxa ay mar kale dareen soo dhawayn iyo dib u milicsi…
