Faahfaahin La Xidhiidha Sababihii uu Wakiilkii Afrika u Qaabilsanaa Soomaaiya Xilkii Iskaga Casilay

    Muqdisho:June,19,2014(SDN/QJ)-Wakiilkii Midowga Afrika u qaabilsanaa Arrimaha Somalia, ahaana Masuulkii ugu sarreeyey ee AMISOM Maxamed Saalax Annadiif, ayaa si rasmi ah u shaaciyey inuu xilkii uu Hayey iska casilay.  Sida ay sheegayaan wararka laga Helayo Iscasilaadda Sarkani, waxa uu is  Casilaadiisa u gudbiyay Ururka midowga Afrika wayna ka aqbaleen, waxaana lagu wadaa in maanta oo Khamiis…

    Read More

      Puntland Oo Dhaqdhaqaaq Ciidan Iyo Dhiillo Colaadeed Ka Wadda Xudduudda Somaliland ay La Leedahay, iyo Wufuud Si Isdaba Joog ah u Booqanaya Ciidamadooda

      Tukarraq:June,19,2014(SDN/QJ)-Maamul-goboleedka somaliyeed ee Puntland, ayaa Go’aansaday inay Dhaqdhaqaaqyo ciidan  ka baabulaan Deegaanada Galbeedka iyo xuduudaha ay leedahay Somaliland. Dhaqdhaqaaqyadan  oo muddooyinkan dambeba socday, ayaa kuwoodii ugu dambeeyey waxa Maalintii shalay Ciidamada ku sugan Jiidda Tukarraq ku dhaw soo Booqday wafti ballaadhan oo ay hoggaaminayeen Wasiirka Arrimaha Gudaha Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) iyo xubno ka tirsan…

      Read More

      Holland oo soo Baxdey Iyo Spain oo Ka Huleeshey (World Cup Brazil 2014) By Jaahuur)

      Brazil-18-June-2014-(SDN) Saaxiibayaal qormadeena ciyaarha waxaynu ula haajireynaa xagaa iyo Brazil  oo xulal daaqadda ka baxeen iyo qaar kale oo wadnaha farta ku haya. Waxaynu ka war qabnaa iney koobkan kubadda cagta ee aduunka aay ka soo qeybgaleen 32-ba dawladood ,wareegga horana waxaa ka soo baxaya 16-ban,yaa haddaba ka shubey? Haddaba hadeynu soo qaadano labadii ciyaarood…

      Read More

        Madaxweyne Xasan Sheekh oo Isaga kala Dab qaaday Jawhar iyo Xuddur

        Jawhar 18.June 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Xuddur ee xarunta gobolka Bakool. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Xuddur ku soo dhoweeyay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka, saraakiisha ciidamada dowladda, kuwa AMISOM iyo boqollaal dad ah. Xasan Sheekh Maxamuud…

        Read More

          Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

          Hargaysa 18.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

          Read More

            Xooghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo deeq lacageed gaarsiiyey Caruur ku dhaawacantay Qarax Miino

            Muqdisho, 18. June, 2014(SDN/QJ)- Xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Dr. Cumar Xasan Cusmaan ayaa ku booqday Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho dhaawacyada saddex caruur ah oo dhawaan waxyeelo kasoo gaartay qarax ka dhacay degmada Xamar-jajab ee Gobalka Banaadir. Mudane Cumar ayaa mid mid u booqday dhaawacyada caruurta, wuxuuna waalidiinta dhallaankaasi ku wareejiyay lacag…

            Read More

              Somalia iyo Kenya oo Isku Raacay in Muqdisho ama Nairobi Mid ahaan lagu qabto Shir lagaga hadlayo arrimaha qaxoontiga Somaliya

              Nairobi 18.June 2014 (SDN/QJ)- Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed oo ku sugan magaalada Nairobi ayaa maanta madaxweyne ku-xigeenka Kenya William Ruto kala hadlay dhibaatada howlgallada ciidamada ka soo gaartay shacabka iyo ganacsatada Soomaalida ee ku sugan Kenya. Raysul wasaaraha ayaa warbaahinta u sheegay inay isaga iyo madaxweyne ku-xigeenka horumar fiican…

              Read More

                Sarkaal Sare oo Ka Tirsanaa Nabad Sugida Somalia oo Lagu Khaarajiyay Degmada Wada Jir ee Muqdisho

                Muqdisho 18.June 2014 (SDN/QJ)- Sarkaal ka tirsanaa ciidamada nabad-sugidda qaranka ayaa maanta kooxo hubeysan ay ku dileen agagaarka xaafada Korontada degamada Wada-jir ee gobolka Banaadir. Goob-joogeyaal ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay dilka Sarkaalka Nabad Sugidda ah oo lagu magacaabi jiray  Casey Xasan Xeyle, Iyadoo goobta ay isaga baxsadeen ragii dilka geestay, oo la sheegay in ay…

                Read More

                  Wasiirka Deegaanka Iyo Horumarinta Reer Miyiga Oo Maanta Hor Tagtay Gudiga Deegaanka Iyo Khayraadka Ee Golaha Wakiiladda

                  Hargeysa:18,June,2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta reer Miyiga,ayaa maanta hortagtay Gudiga Arimaha Deegaanka iyo Khayraadka Dabiiciga ee Golaha Wakiiladda Jamuuriyda Somaliland. Wasiirka oo kulanka ka dib la hadashay Warbaahinta ayaa ka Warbixisay Ujeedada kulanka Maanta.waxaana ay Wasiirku sheegtay inay Maanta Halkan ku timid balan ay wada laghaayeen Gudiga oo Xidhiidh dhawi ka dhaaxeeyo,iyada oo…

                  Read More

                    War Deg Deg ah: Shil Naxdin Leh oo 2 Qof ku Geeriyoodeen 5 Kalena ku dhaawacmeen Xili ay Gudoomiyaha Waddani Burco ku soo Dhawaynayeen Akhri Magacyada dadka dhintay iyo Kuwa Dhaawacmay

                    Burco 18.June 2014 (SDN/QJ)- Alle ha u naxariistee Lab qof ayaa ku geeriyooday Shan kalena way ku dhaawacmeen Shil baabuur oo maanta ka dhacay Duleedka Burco. Sida ay Qurbejoog Khadka Telefoonka Ugu Xaqiijiyay Agaasimaha Cisbitaalka Burco Waxaa Shilkan baabuur ku naf waayay Laba Marxuun oo la Kala Odhan Jiray alle ha u naxariistee  Xuseen Ceerigaabo…

                    Read More

                      Musharax Jamaal Cali Xuseen oo Cadeeyay inay Daruuri tahay Wax ka bedelka Komiishanka isla markaan Badhi taageeray aragtida Gudoomiye Cirro

                      Hargaysa 18,June 2014 (SDN/QJ)- Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa taageeray aragtida ah in wax ka bedel lagu sameeyo habka loo magacaabo Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland. Musharax Jamaal waxa uu taageeray soo jeedin hore Gudoomiyaha Wakiilada iyo Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro ku sheegay in la kordhiyo tirada Komishanka Doorashooyinka oo…

                      Read More

                        Somaliland oo Ku Baaqday in Wada hadal lagu Xaliyo Xiisada Ka Taagan Gobolada Bari

                        Hargaysa 18.June 2014 (SDN/QJ)- Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ku dhawaaqday inay diyaar u tahay wadahadal ay la gasho kooxaha degaannada bari ee dalka iyo waddamada jaarka ah si hab nabadgelyo ah loogu xalliyo xiisadda colaadeed ee ka taagan degmooyinka  Taleex ee Sool, Buuhoodle iyo Sanaag/bari. Warsaxaafadeed luqadda Ingiriisiga ku qoran oo Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland…

                        Read More

                          Maxaa Kala Qabsaday Ciyaartii Xalay ee Xulka Marti geliyay Koobka Adduunka ee Brazil Iyo Mexico

                          Brazil 18.June 2014 (SDN/QJ)- Xulka Waddanka Brazil Ayaanan Ku Soo Bandhigin Garoonka Estadio Castelao, Ciyaar Lagu Qanco, Kaddib Markii Ay Kooxda Mexico Ay La Dhaafi WaydayBarbaro Ebar Iyo Ebar Ah, Waxaana Ciyaarta Aad Uga Dhex Muuqday Goolhayaha Mexico Ee Guillermo Ochoa. Kooxda Tababare Luiz Felipe Scolari, Ayaanan Soo Bandhigin Ciyaartii Laga Filayay Markii Ay Magaalada…

                          Read More

                            Madal Qaadhaan Loogu Uruurinayay Dhismaha Waddada Oodweyne, Hargaysa iyo Burco oo Hargaysa lagu qabtay,Xukuumada oo laga dalbaday inay Cadayso Dhaqaalaha ay u qoondaysa

                            Hargaysa 18.June 2014 (SDN/QJ)- Xaflad balladhan oo lacag loogu uruuriyey waddada isku xidhaysa Burco, Oodweyne iyo Hargeysa ayaa Xalay  lagu qabtay hotel KAAH ee magaalada Hargeysa. Xafladdan oo ay ka soo qayb-galeen wasiirro, xildhibaanno, masuuliyiin dawladda ka tirsan, salaadin, culimo aw diin, aqoonyahanno iyo martisharaf kale oo tiro badan. Guddoomiyaha guddi cusub oo loo sameeyey…

                            Read More

                              Shir Ku Saabsan Is dhexgalka Bulshada iyo Xoojinta Amaanka oo ay ka soo Baxeen Qodobo Fulintoodu ay Xasaasi tahay Xukuumadana laga Sugayo {Warbixin ay Qurbejoog ka Diyaarisay DHAGAYSO}

                              Burco 18.June 2014 (SDN/QJ)- Shir looga hadlay xoojinta nabadgelyada iyo is-dhexgalka bulshada ayaa lagu qabtay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Shirkaas oo lagaga hadlaayay xoojinta nabada iyo is dhex galka Bulshada, ergooyinka shirka ooka kala yimid Goboladda Sool ,Sanaag Saraar, Odweyne, Togdheer, Saaxil , Gabilay, Shirkan oo daba Socday Shir Hore loogu qabtay Magaalada…

                              Read More

                                Abaabul Dagaal oo Laga Dareemayo Magaalada Garowe iyo dhaqdhaqaaq Ciidan oo Socda

                                Garowe 18.June 2014 (SDN/QJ)- Maamulka Somaliyeed Ee puntland ayaa  Ciidamo soo dhoobtay Jihooyinka Xuduudka Laascaanood iyo Taleex kadib markii madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo iyo Saddexda Gole qaran oo ay Weheliyaan Saddexda Xisbi Qaran ku dhawaaqeen difaacida Somaliland. Wararkan Naga soo Gaadhay Deegaankaasi ayaa Sheegay in maamulka Garoowe waddo sifooyin saan saan colaadeed oo ku…

                                Read More