Xukuumada Jabuuti oo Dhegaha ka fureysatay goan maxkamaeed oo lagu sii daayay Afhayeenka Mucaaridka Jabuuti Daaf iyo Xiisad ka dhalatay xabsi kale oo ay geysay

    Jabuuti June 19,2014(SDN/QJ)-Xukuumada Jabuuti ayaa goaan maxkamadeed oo lagu siideyay Afhayeenka mucaaridka Jabuuti Daahir Axmed Faarax dhegaha ka fureysatay isla markaana Hogaamiyaha u dhaadhicisay xabsi kale. Sida uu inoo xaqiijiyay Wakiilkaa dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN ee dalkan Canada Md Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Cadhoole Xukuumada Jabuuti ayaa haatan xabsi lagu hayo dadka waalan geysay Afhayeenka…

    Read More

    Uruguay oo Gurigooda u Dirtey England Markii Aay 2-1 Kaga Ilmeysiisey Bal Yaase U Kala Dabqaadaya Italy,Uruguay Iyo Costa Rica.(By Jaahuur)

    Brazil-19-June-2014 (SDN) Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku jibaaxeynaa koobka kubadda cagta ee aduunka oo si habsami ah uga socda garoomada kala gadisan ee delkaa Brazil iyo Spain,Cameroon,Greece,Australia iyo Ingiriiska oo diyaarsanaya shandadahoodii una baqoolaya guryahoodii markii aay wareegii hore ku guuldareysteen. Haddaba labadii ciyaaroo ee maanta ugu xiisaha badneyd waxaaa isku awood sheegtey Ivory Coast,Colombiya,Uruguay…

    Read More

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo caawa si lama filaan ah ku tegey Hotel Xaflad ka socotay

      Muqdisho-19, Juun, 2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federeelka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa si lama filaan ah ku tegay Hoteelka City Palace ee magaalada Muqdisho oo ay ka socotay xaflad lagu taageereyey xildhibaan Dr. Cusmaan Maxmuud Dufle magacaabistii ka mid noqoshada musharaxiinta abaal marinta bilada Nabadda Caalamiga ah (Nobel Peace Prize) Xafladda ayaa waxaa soo abaabulay…

      Read More

        Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

        Hargaysa 19.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

        Read More

          Ciidamo Aad U Tiro Badan Oo Loo Tababaray Dawladda Somaliya Iyo Duruufaha Hor-yaala Ee Dalka Ka Taagan

           Muqdisho:19,June,2014 (SDN/QJ)-. 360 askari oo ka mid ah Ciidanka Xooga Dalka, ayaa waxaa tababar loogu soo xidhay Xerada Militariga ee Jaziira, oo ku taala duleedka Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir. Tababarkan oo muddo 3 bilood ka soconaayay Xerada Jaziira, ayaa waxaa gacan ka geystay Saraakiil ka socoto Ururka Midowga Yurub, oo Dowladda Somaliya ka caawinaaya…

          Read More

            Wasiirka Garsoorka & Datuurka: “Horumar weyn baa laga sameeyey nidaamka Dib u eegista Dastuurka Somalia.”

            Mogadishu, 19 June 2014(SDN/QJ)–Wasiirka Garsoorka & Dastuurka Mudane Farah Sheikh Abdulkadir, ayaa maanta soo dhoweeyey ansixinta baarlamaanka ay ansixiyeen Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka. 134 xildhibaan baa ansixiyey, halka 9 ay diideen, 10 xildhibaana ay ka aamuseen. Wasiirka ayaa yiri “Horumar weyn baa laga sameeyey nidaamka Dib u eegista Dastuurka…

            Read More

              Dawladda Somaliya Oo Maanta Ka Mid Noqotay Dalalka Ku Jira Ururka Africa, Caribbean and Pacific(ACP) Iyo Midawga Yurub Oo Maanta Somaliya Lacag Gaadhaysa 400 Milyan Ugu Yaboohay

              Nairobi:19,June,2014 (SDN/QJ)-. Dowladda Soomaaliya ayaa maanta magaaladda Nairobi ku saxiixday kamid noqoshada dawladdaha ku bohoobay Africa, Caribbean and Pacific iyadoo Midowga Yurub uu qayb firfircoon uga jiro kaalmada dalalka (ACP) oo kulankoodii 99-aad maanta lagusoo gaba gabeeyay xarunta KICC ee magaaladda Nairobi iyadoo ay kulankan goob joog ka ahaayeen inta badan xubnaha ACP iyo Midawga…

              Read More

                M/weynaha oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjire Ku/x Chris Allen Iyo Wasiirka Arimaha Dibadda Oo Ka Hadlay

                Hargaysa:19,June,2014 (SDN/QJ)-. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirku xigeenka dawladda Ingiriiska u fadhiya Safaaradda Ethopia Mr. Chris Allen. Kulankan oo ay kaga wada hadleen labada dhinac Arrimo dhawra oo ay ka mid tahay Xaalada Taleex. Wasiirka Arimaha Dibada oo kulanka ka dib Saxaafadda La hadlay,ayaa sheegay in…

                Read More

                  Xasan Sheekh Maxamuud Oo Maanta Ku Sii Jeeda Marka Iyo Kulamo La Filayo Inuu La Qaato Odayaasha Dhaqanka iyo waxgaradka beelihii ku wada dagaalamay Magaalada Marka.

                  Marka:19,June,2014 (SDN/QJ)-. Madaxweynaha Dowladda Federalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Maanta Oo Khamiis ah waxa uu ku sii jeedaa Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose. Magaalada Marka waxaa tan iyo Sabtidii ku sugan wefdi uu horkacaayo Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga ahna Ku Simaha Wasiirka Amniga Qaranka ee Somaliya General Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, oo…

                  Read More

                    Maxakamadda Gobolka Hargays Oo Maanta Mar Kale Dib U Dhigtay Dhegaysiga Dacwada Masuuliyiinta Haatuf Iyo Xisbiyada Mucaaradka Ah Iyo Sollja Oo Duray Hanaanka Dacwada

                    Hargeysa:19,June,2014 (SDN/QJ)- Waxa maanta mar kale dib loo dhigay Dacwadii loo Haystay  Masuulinyiinta Wargesyka Madax-banaan ee Haatuf,oo dib loogu riixay ilaa 24 bishan,oo ku began Maalinta Salaasada ah ee Soo socota. Dhagaysiga Maxakamadda ee Maanta oo Ay Warbaahintu dibad jog ka ahayd ayaa markii ay soo idlaatay waxa si wada-jir ah Saxaafadda ula hadlay Musharaxa…

                    Read More

                      “Fashilada Siyaasada Dibada Ee Somaliland, Waxa Ay Keentay Inay Wadamada Ugu Awooda Badan Adduunku Hoos Inoo Soo Eegaan, Oo Ina Dhaliilaan” – Muj: Xasan Guure

                      Hargeysa:19,June,2014 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga  Mujaahid Xasan Guure Jaamac ayaa dhaliilo u soo jeediyey Xukuumadda Somaliland, isaga oo ku eedayey inay Xukuumaddani fashilaad ka soo gaadhay Siyaasada Arimaha Dibada, taas oo uu tilmaamay inay keentay daciifnimo iyo Siyaasad xumo ay Xukuumaddani sameeysay, waxaanu sheegay in Siyaasada xumadani keentay in Wadamada Adduunka ugu awooda badani ay hoos…

                      Read More

                        DAAWO:Wiil uu Adeer u yahay Raiisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Saacid oo ku biiray kooxda ISIS ee Ciraaq ka dagaalameysa

                        Calgary June 19, 2014(SDN/QJ)-Wiil uu adeer u yahay Raiisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Shirdoon Saacid oo reer Canada ahaa ayaa la shaaciyay in uu ku biiray kooxda ISIS eek a dagaalanta Syria iyo Ciraaq. Faarax Maxamed Shirdoon oo dhawr iyo labaatan jir ah ayaa wax ka baranayay mid ka mida jaamacadaha dalkan Canada. Faarax…

                        Read More

                          DHEGEYSO Halabuurka da’ada yar ee Yusuf Jaamac Baaruud oo nooga waramay Suugaantiisa iyo ta semenkan

                           Edomton June 19, 2014(SDN/QJ)-Hal abuurka Yusuf Jaamac Baaruud oo ku nool dalkan Canada ayaanu ka wareysanay suugaantiisa iyo ta Qurbejooga. Abwaanka oo dhawaan inoo soo bandhigi doona Barnaamijyo taxane ah oo ku takhaluqa Suugaanta Soomaalida ayaanu wax ka weydiinay isbedelada Suugaantii hore iyo ta semenkan. Halkan hoose ka dhegeyso qeybta koowaad ee wareysiga Hal abuur…

                          Read More

                            Hawl Galka Bilowga Dhismaha Waddada Ceerigaabo ee Ceel afweyn {Barnaamij Dhagayso}

                            Ceel Afweyne 19.June.2014 (SDN/QJ)- Degmada Ceel afweyn ee Gobolka Sanaag ayaa Waxaa laga Bilaabay Qaybta labaad ee Dhismaha Jidka isku Xidhaya Ceerigaabo iyo Burco kaas oo qaybtiisa hore laga soo bilaabay dhinaca Magaalada Xarunta u ah Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo. Waxaa Bogcada laga bilaabay Qaybta labaad ee dhismaha Waddadaas ayaa la mariyay Sarfayn Waxaanay Maamulka…

                            Read More

                              Dawro lagu Baranayo Cilmiga Shareecada oo ka bilaabatay Magaalada Gaalkacyo

                              Gaalkacyo June 19.2014(SDN/QJ)-Dawradaani oo noqonaysa Dawradii labaad ee nooceeda ah uuna qabto  Ururka Beder ee Ardayda kabaxday Machadka Al-Faaruuq ayaa waxaa ay  soconaysaa Muddo bil ah. Dawrada oo loogu tala galay in kor loogu qaado aqoonta Dhalinyarada ee  la xariirta Dhanka Cilmiga Shareecada ee Diinta Islaamka ayaa waxaa ka  faaidaysanaya Dhalinyaro Wiilal iyo Gabdhaba leh…

                              Read More

                                “Nin cadaan ah oo English faseexa ku hadlayay ayaa hogaaminayay Shabaabkii dhawaanta Kenya weerara”Goobjoogeyaal

                                Nairobi June 19,2014(SDN/QJ)-Qaar ka mida daka ku nool degaanka Mpeketoni ee dhawaanta ay weerareen Shabaabka ayaa waxa ay saxaafada u sheegeen in nin cadaan ah oo english ku hadlaya uu hogaaminayay dagaalyahanada. Weerarka oo ay sheegteen Shabaabka ayaa waxa madaxweynaha Kenya uu sheegay in weerarkaasi ay ka danbeeyeen siyaasiyiin isku dirmwada. “Waxaanu aragkeynay nin cad…

                                Read More

                                  Somaliland iyo Midowga Yurub Oo Wada Galay Heshiis Dhinaca La Dagaalanka Budhcad-Baddeedda.

                                  Hargeysa:June,2014(SDN/QJ)-Somaliland iyo Midowga Yurub ayaa Markii ugu horraysay Heshiis la xidhiidha la dagaallanka Budhcad-badeedda ku kala saxeexday Magaalaga Hargeysa.  Heshiiskan ayaa Habeenkii xalay Labada dhinaca ku kala saxeexdeen Hutel Ambassador ee Magaalada Hargeysa, iyadoo ay qalinka labada dhinaca ugu duugeen heshiiskan Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalia iyo Madaxa Xafiiska Midowga Yurub u qaabilsan kobcinta iyo ammaanka…

                                  Read More

                                    Wasiirka Arrimaha Gudaha U Qaabilsan Kenya Oo Ganafka Ku Dhuftay Inuu Xilka Iska Casilo

                                    Nairobi:June,19,2014(SDN/QJ)-Inkastoo uu Gacanta ka sii baxayo Xaalka Ammaanka Dalka Kenya, Haddana Wasiirka arimaha gudaha ee Dalkaas ayaa ku gaccan saydhay Baaqyo loogu jeedanayo inuu xilka Iska Casilo. Wasiirka arimaha gudaha Joseph ole Lenku ayaa waxa uu sheegay in aanu is casili doonin iyada oo ay jirto in ay isa soo tarayaan baaqyada iscasilaadiisa, maadaama ay…

                                    Read More

                                      Wiilkii Somaliga Ahaa Ee Dhawaan Taayirka Diyaaradda Ku Dhuuntay Oo Markii Ugu Horraysay Ka Warramay Wixii Kallifay Isagoo Addis Ababa ku Sugan

                                      Addis Ababa:June,19,2014(SDN/QJ)-Yaxye Cabdi oo ahaa Wiilkii soomaaliyeed oo dhawaan ka Badbaaday Taayirka Diyaaradda ee uu ku dhuuntay, ayaa markii ugu horraysa gaadhay Hooyadii, isla-markaana la hadlay saxaafadda.  Wiilkan yar ayaa si faahfaahsan uga warramay sababtii ku kalliftay inuu halista intaas le’eg u badheedho, isagoo xusay inuu jeclaa sidii uu Hooyadii u heli lahaa mar uun….

                                      Read More