Dhakhaatiir iyo Kal-kaaliyeyaal Ay Qaadanaysay Wasaaradda Xannaanada Xooluhu oo Imtixaan ay Hay’ada Shaqaaluhu ka qaaday
Hargaysa 18.June 2014 (SDN/QJ)- Hayada Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland,ayaa Imtixaan ka qaaday dhakhaatiir iyo kal-kaaliyeyaal caafimaadka Xoolaha ah oo ay shaqaale ahaan u qaadanaysay Wasaaradda Xannaanada Xoolaha ee Somaliland. Imtixaanka laga qaadayay dhakhaatiirta Xannaanada Xooluhu ay qaadanaysay oo ay u oo fadhiisteen 16 dhakhtar,ayaa lagu qaatay 8 dhakhtar oo markii ay Wasaaraddu u baahnayn isla…
