Ganacsatadii Soomaalida ee Islii oo u guuraya dalalka Kenya la jaarka ah
Nairobi June 15, 2014(SDN/QJ)-Dalka Kenya ayaa haatan waxa laga dareemay khasaaraha ka dhashay ololihii Soomaalida lagu bartilmaansaday ee todobaadyada qaatay. Xaafada Islii oo xarun u aheyd ganacsiga Niarobi iyo dalka Kenyaba aya ahaatan laga dareemay hoos u dhac weyn oo ku yimi dhaqaalixii ay xaafadaasi soo xareyn irtay. Saxaafada Kenya ayaa shaacisay in ilaa 20…
