Nuxurka Khudbada Kooban oo Madaxweyne Siilaanyo Ku baaqay in Difaaca dalka la Isu Taago Daawo
Hargaysa 16.June 2014 (SDN/QJ)- Kulan Balaadhan oo ay maanta ka soo qayb galeen guud ahaan dhinacyada dawladda sida Xukuumadda, Golayaasha Baarlamaanka iyo Axsaabta siyaasadda ee heer Qaran laguna qabtay qasriga Madaxtooyada ayaa lagu caddeeyey mowqifka jamhuuriyadda Somaliland ee ku aaddan madaxbanaanida dhuleed iyo ta siyaasadeed ee somaliland leedahay iyo weliba xaqqa ay Somaliland u leedahay…
