“Xisbiga UCID wuxuu uga digayaa Xukuumadda Silaanyo inaan shacbigu ka aqbali doonin Waziir Mohamed Hashi inuu lahaanshaha Hawada Somalialnd u Maxlalo Shirkadda Kacday ee “ATA Airlines” , laguna lunsado Hantida Qaranka” Xog-hayaha Warfaafinta Ee Xisbiga Ucid

    Hargaysa: 13,June,2014(SDN/QJ)-Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka ee Ucid ayaa Warsaxaafadeed ay soo saareen waxay si adag  uga Digeen Xukuumadda Madaxweyne Siilanyo inay Dalka u ogalaato,oo ay Ruqsad Ganacsi siiso Shirkadda la yiddhaahdo ATA airlines oo sheegeen inay tahay shirkadda Musalaftay. Waxaana Warsaxaafadeed ay soo saareen oo nuqul ka mid ah soo gaadhay Shabakdda Wararka ee Qurbejoog.com…

    Read More

      Wasiiru-Dawlaha Nabdaynta Gobolada Bari Oo Ay Weheliyaan Xildhibaanada Goboladaasi Ugu Jira Golayaasha Dawladda Oo Soo Dhaweeyay Hawlgalada Milatariga Somaliland ee Goboladaasi Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Gulufka Ciidan Ee Socda

      Hargaysa: 13,June,2014(SDN/QJ)- Wasiirka Nabadaynta Gobolada Bari ee Somaliland Md. Cali Maxamuud Sandule,Xildhibaan Saleebaan Cali Koore iyo Xil.Cabdiqaadir Maxamed Xasan Indh indho,ayaa Maanta Shir Jaraa’id oo wada-jir ah  ku Qabtay Xafiiska Wasiiru Dawlaha ee Qasriga Madaxtooyada ayaa waxay si aad u amaaneen Talaabadii ay Ciidamadda Qaranka Somaliland ay ka Qaadeen Maleeshiyaadka Khaatumo iyo Siyaasiyiinta Dabad-wareega ah…

      Read More

        Shirkii Beelaha Arab Uga Socday Magaaladda Bali-gubadle Oo La Soo Gabogabeeyay Iyo 7 Qodob Oo Laga Soo Saaray,Ka Akhriso Qurbejoog.com

        Bali-gubadle: 13,June,2014(SDN/QJ)- Shirweynaha Beelaha Arab ee (Afgarad 3)oo mudo Sedex cisho ah ka socday Magaalada Bali-gubadle ee Xarunta Gobolka Hawd ayaa maanta si rasmi ah loo soo gabagabeeyey. Shirkan ayaa waxaa ka soo baxay oo la isku afgartey Qodobo dhawra ku waasi oo mihaamad gaara u yeelan doona Beelaha arab.Go”aamadan ka soo baxay shirkan Beelaha…

        Read More

          Dawlada Hoose Ee Magaaladda Istanbul Ee Dalka Turkay-ka Oo Kaa Shanaysa Maamulka Gobolka Banadir Oo Dayactir Ku Samaynaya Jidadka Magaaladda Muqdisho

          Muqdisho: 13,June,2014(SDN/QJ)- waxa Maalmihii ugu danbeeyay si weyn uga soconaya Qaar ka tirsan Degmmoyinka Gobolka Banaadir ee Magaaladda Muqdisho oo ay ka wado Dawlada Turkigu. Dadka reer Muqdisho ayaa Maalmihii ugu danbeeyay indhahoodu qabanayeen Gaadiidka Dayactirka Wadooyinka oo Jidadka Burburay ee Magaaladda Muqdisho kula dhaqaaqay Dayactir Xoogan iyo Banaynta ku Xidhmay.taas oo Yididiilo Xoogan Galisay…

          Read More

            “ Xilka aan hayo ee Gudoomiyaha marka waan katagayaa hadii uu xalka Gobolka Sh/Hoose ku jiro , waxaan diyaar u aha…” Gudoomiyaha Magaaladda Marka

            Marka: 13,June,2014(SDN/QJ)-Gudoomiyaha Magaalada Marka Maxamed Cusmaan Yariisow oo lagu eedeenayay in uu ku lug lahaa dagaalada soo noq noqday ee ka dhacayay Magaalada Marka iyo deegaano kale oo hoostaga ayaa shaaca ka qaaday in uu xilkaasi iska casilayo hadii uu xalka ku jiro. Yariisow ayaa sheegay in dagaalka kusoo laab laabtay Magaalada Marka iyo deegaanada…

            Read More

              Maraykanka Oo Xukuumadda Sudan Ku Eedeeyay Inay Gabood Falo Ka Dhan Ah Xuquuqda Aadanaha Ay Ka Geystay Gobolada Kordun Iyo Blue Nile

              Newyork: 13,June,2014(SDN/J)-Dawladda maraykanka ayaa ku eedeyasay Dawladda Sudan inay kula kacday Gabood falo ka dhan ah Aadanaha dadka Shacabka eek u Nool Goboladda Kordufan iyo Blue Nile ee Dalakaasi. Danjiraha Qaramadda Midoobay u Fadhiya Maraykan Haweenayada Magaceeda la yidhaahdo Samata Bower,ayaa sheektay Xoogaga Ciidamadda Dawladda Sudan inay si aan Kala soo lahayn Diyaarado uga Duqeeyeen…

              Read More

                Gabdhaha Ururka Samafalka Garoodi oo Soo dhaweyn balaaran u sameeyay Wasiirka Caafimaadka Somaliland(SAWIRO)

                London June 13,2014(SDN/QJ)-Gabdhaha ururka Samofalka Gaaroodi ayaa soo dhaweyn balaaran u sameeyay Wasiirka caafimaadka Soomaaliland Md Saleebaan Xaglo toosiye. Soo dhaweynta oo uu wasiirku ka hadlay ayaa waxa uu ka sheegay in ururka samafalka ee Gaaroodi guud ahaan iyo gaar ahaan garabka Haweenka ay yihiin hormuudka wax qabadka qurbejooga Somaliland. wasiirka oo hadalkiisa sii wata…

                Read More

                  Soomaaliya oo Sideed sanadood ka dib Koobka Kubedda Cagta Aduunka la daawanayo

                  Muqdisho June 13,2014(SDN/QJ)-Soomaaliya ayaa mudo sideed sanadood dabadeed lagadaawanayo ciyaaraha Kubedda cagta ee aduunka. Ciyaaraha oo shalay la furay ayaa waxa degaanada laga xoreeyay shababaabka la arkay iyada oo la daawanayo ciyaaraha aduunka. Sanadii 2006dii ayay shabaabku waxa ay amar mamnuuca dul dhigeen goobaha kubada cagta laga daawado ee Soomaaliya. Waxaana si qarsoodi ah ay…

                  Read More

                    China iyo Japan oo xiisad dhul awgeed qir iyo qir isku ah

                    Beijing June 13, 2014(SDN/QJ)-Dawladaha dalalka Japan iyo China ayaa haatan xiisad siyaasadeed ka dhex aloosan tahay ka dib kolkii ay labada dalba sheegteen badda Konfurta China. Duyuuradaha labada dal ayaa todobaadyadii u danbeeyay dhoolastusyo isku lidi ah ka sameeynayay badda Konfurta China. Dalka Japan ayaa dhawaan duyuuradihiisa F-15 waxa ay ku soo dhawaadeen duyuurad ay…

                    Read More

                      Ingiriiska Oo Sidii Maraykanka Soo Saaray Warar Dhiillo ku ah Dalal Djibouti Ugu Horrayso

                      London:June,13,2014(SDN/QJ)-Xafiiska Arrimaha Dibadda u Qaabilsan Dawladda Dalka Ingiriiska, ayaa war qoraal ah oo uu soo saaray kaga digay weerraro kooxda Shabaabku ka Geystay waddamada Ciidamadodu joogaan Somalia. Xafiiskan ayaa sheegay in uu helay warar lagu kalsoonaan karo oo muujinaya in Dhaq dhaqaaqa Shabaab  ay maleegeyso weeraro ay ka fuliso dalka Jabuuti oo qaar ka mid…

                      Read More

                        Hay’adda Amnesty International Oo Ku Eedaysay Koonfurta Afrika Inaanay Waxba Ka Qabanin Soomaalida Dhulkeeda Lagu Dhibaataynayo

                        New-York:June,13,2014(SDN/QU)-Hay’adda Caalamiga ah ee u Doodda Xuquuqda Aadamaha ee Amnesty International ayaa ku Eedaysay Dawlada Koonfurta Afrika sida aanay waxba uga Qabanin Dhibaatada Lagu Hayo Somalida Dalkooda ku Nool.  Deprose Muchena, oo ah Agaasimaha gobalka u qaabilsan  Amnesty International ayaa sheegay in dowlada South Africa ay ku fashilantay ka hortagida rabshado maalmihii dambe ka soconayay…

                        Read More

                          Sarkaalkii Labaad Oo Al-shabaab ah Oo Muddo Toddobaad Gudihiis ah Ka soo Goostay Kooxdaas, Iskuna Dhiibay Kenya

                          Mandhera:June,13,2014(SDN/QJ)-Hal Nin oo  u dhashay Rwanda, isla-markaana sheegtay inuu ka mid ahaan saraakiisha sarsare ee ururka Al-shabaab ayaa isku dhiibay Ciidamada Kenya ee ku Sugan Magaalada Mandhera.  Ninkan sheegtay sarkaalka ka tirsanaan jirey Ururka Al-shabaab oo Magaciisa Lagu Sheegay Pascal Bizmungu, balse ku socda magaca Cabdirizaaq, ayaa isdhiibay dhammaadkii toddobaadka. Ninkan oo Da’diisu tahay 33…

                          Read More

                            Maamulka Puntland Oo Warsaxaafadeed Hanjabaad ah Ka Soo Saaray Degmada Taleex Oo Somaliland Gacanta U Gashay

                            Garowe:June,13,2014(SDN/QJ)-Maamul-Goboleedka Somaliyeed ee Puntland, ayaa si adag uga Hadlay Ruqaansigii Ciidanka qaranka Somaliland ku sameeyeen Degmada Taleex ee Gobolka Sool oo aanay hore u joogin. Madaxtooyada Puntland ayaa gudo-galka Ciidanka qaranka Somaliland ee Degmada taleex ku tilmaantay Gardarro Cad, waxana ay Bulshada caalamka u dirtay Baaq muujinaya in lagu Gardarrooday. War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada…

                            Read More

                            Xulka Brazil Ayaa 3-1 Ku Sagootiyey Xulka Coartia(World Cup 2014 DAAWO) By Jaahuur.

                            San Paulo-12-June-2014-((SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula hayaameynaa xagaa iyo cariga Brazil uu maanta ka furmey koobka kubadda cagta ee aduunka 2014 waxaana ciyaartii furitaanka ku aftaxay Brazil oo marti galinta iskale iyo Coatia. Haddaba ciyaartan oo aad u xiisa badney ayaa laga daawanayey koonkan ilaahay abuurtey iyo Talafishanada,waxa kale oo ka soo qeybgaley dadweyne…

                            Read More

                              RW Cabdiwali oo saaka furay Shirkii Sadexaad ee Higsiga Cusub (New Deal)

                              Muqdisho, 12,June, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa saaka furay shirkii saddexaad ee Higsiga Cusub ( New Deal) waxaan shirka ka soo qayb galay xubno ka tirsan golaha Wasiirada, qaar ka mid ah safiirada beesha caalamka, Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya, iyo Hay’adaha Qaramada Midoobay. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiwali…

                              Read More

                                Dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN oo xukuumada ugu baaqay in Shabaabka meel looga soo wada jeesto

                                Jabuuti June 12,2014(SDN/QJ)-Dalada mucaaridka Jabuuti ee USN ayaa baaq u jeediyay shacabka iyo xukuumada Jabuuti si meel looga soo wada jeesto khataraha iyo caga jugleynta kooxda Al Shabaab. Dalada Mucaaridka Jabuuti ayaa xukuumada Jamhuuriyada Jabuuti uGu baaqday in ay si dhakhsa ah loo soo afmeero khilaafaadka siyaasadeed ee dalka ka jira si Shabaabka meel looga…

                                Read More

                                  Dowladda Somalia wey ka go’antahay in si hab furfuran oo isla xisaabtan ah uu ku dhaco Nidaamka Dastuurka dib u eegis loogu sameynayo

                                  Mogadishu, 12 June 2014(SDN/QJ)– Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Duhulow ayaa maanta ka hadlay horumarka laga sameeyey nidaamka Dastuurka dib u eegis loogu sameynayo oo Wasaaradda Garsoorka & Dastuurku ay hormuud ka tahay, isla makraana si hab furfuran, hufan oo isla xisaabtan leh u dhici doonto dib u eegista dastuurka, oo qeyb ka ah tiigsiga 2016ka….

                                  Read More

                                    Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Sheekh Axmed oo dib ugu soo laabtay dalk

                                    Mogadishu, June 12, 2014(SDN/QJ)—Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa dib ugu soo laabtay dalka kadib markii uu magaaladda Addis Ababa ee dalka Ethiopia uga qeyb galay shirweynaha 26-AAD ee aan caadiga ahayn ee Urur Goboleedka IGAD, waxaana kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho xubno ka tirsan labada golle ee dawladda….

                                    Read More