Qaramada Midoobay oo Cod Dheer kaga Digtay Macluul tii ugu darnayd oo Somalia soo foodsaaraysa
Nairobi 15.June 2014 (SDN/QJ)- Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in Soomaaliya ay qarka u saaran tahay in ay ka dhacdo macluul la mid ah tii ka dhacday sanadkii 2011-kii. Isku duwaha arrimaha bani’aadanimada ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Philippe Lazzarini oo maanta shir jara’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in 2 Milyan oo…
