Qarax Miino Oo Maanta Lala Eegtay Ciidamadda Amisom Ee Ku Sugan Magaaladda Buulo-burte Ee Gobolka Hiiran Iyo Khaasaraha Ka Dhashay
Buulo-burte:11,June,2014(SDN/QJ)-Wararka naga soo gaadhaya Magaaladda Buulo-Burte,ee Gobolka Hiiran,ayaa sheegaya in Maanta uu Halkaasi ka dhacay Qarax miino.Qaraxan ayaa wararku Tilmaamayaan in lala eegtay Kolonyo ciidamo oo ka tirsan kuwa Amisom ee ka hawlgala Somaliya,gaara ahaana kuwa Jabuuti.waxaana lagu soo beegay Qaraxan oo lagu sheegay Miinada Wadada dhinaceeda la dhigo xili ay Halkaas kasoo degaysay Diyaarad…
