Gudoomiye Cirro Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Ku Tumatay Shuruucdii Iyo Qawaaniintii Dalka U Taalay,Una sOO Jeediyay Muhiimada Ay Leedahay In La Dhawro Shrciga Dalka {DHAGAYSO}
Hargaysa:12,June,2014(SDN/QJ)-waxa uu ka hadlay Arimaha Dalka sida:ku dhaqanka Shuruucda iyo Qawaaniinta Dalka oo uu si toos ah ugu Eedeeyay Xukuumada uu Gadh-wadeenka ka yahay Axmed Maxamed Siilanyo inay Si badheedh ah ugu tumatay Shuuruucdii dalka u taalay iyo Kala-xadaysnaantii Laamaha Dawladda. Waxa kale oo Gudoomiye Cirro Xad Gud iyo Wax aan la qaadin Karin…
