Wada Hadaladii Somaliland Iyo Somaliya Ee Bishan June Qorshaysnaa Oo Mar Kale Dib Loo Dhigay Iyo Dareenada Wada Hadalada Ku Xeeran
Stanbul:10,June,2014(SDN/QJ)- Wada hadaladii Somaliland iyo Somaliya oo hore loo qorsheeyay inay bishan June badhtankeeda ka furmaan wadanka Turkiga, ayaa mar kale dib loo dhigay. Si rasmi ah looma garanayo sababta dib loogu dhigay wada hadaladan oo dhawr goor oo hore dib u dhacay, mana jiro wax war ah oo ay labada dhinac ka soo saareen,…
