Deegaanka Buraan ee Gobolka Sanaag oo Maamul Goboleedka Punt land Daawo Soo Gaadhsiiyay
Buraan 05.June 2014 (SDN/QJ)- Wasaaradda caafimaadka ee maamulka Puntland ayaa dawo gaarsiiyay isbitaalka deegaanka Buraan ee gobolka Sanaag. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cali Jibriil oo deeqda daawada ah wakiil uga ahaa wasaaradda ayaa ku wareejiyey maamulka deegaanka Buraan. Wuxuu sheegay in ay muhiim tahay in dawada la gaarsiiyo meelihii loogu talagalay, isla markaana ay muhiim…
