Xogo iftiimiyay arrimo ay ka wada hadleen madaxweyne Siilanyo iyo Ergadii Guurtida
Hargaysa 04.June 2014 (SDN/QJ)- Ergada golaha guurtida ee ku dhex jirta xal u helidda khilaafka KULMIYE, ayaa shalay kulan la yeelatay garabka ka socda Madaxweyne Siilaanyo, iyagoo Isniintii doraadna la kulmay garabka Muuse Biixi. Kulanka oo ka dhacay xarunta madaxtooyada, ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay, laakiin kulanka waxa la sheegay inuu…
