Ciidamada Amaanka Itoobiya oo xabsiga ku guray dad looga shakiyay argegixisonimo
Adis Ababa June 06, 2014(SDN/QJ)-Ciidamada amaanka ee dalka Itoobiya ayaa hawlgalo ay qaadeen waxa ay ku soo qabqabteen dad ay sheegeen in ay qorsheynayeen in ay qaadaan weeraro argegixiso ah. Dadkan la qabqabtay ayaa ay tiradooda ku sheegeen ciidamadu 25 ruux oo ku soo tababartay dalka Soomaaliya isla markaana ka tirsanaa kooxda Al Shabaab. Dadkan…
