Baarlamaanka Somaliya Oo Ka dib Weerarkii Lagu Qaaday Todobaadkii Hore Maanta Dib Loo Furay,Iyada Amaanka Aad Loo Adkeeyay
Muqdisho:03,June,2014(SDN/QJ)- Barlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta dib u furmaya oo leh fadhigii ugu horeeyay tan iyo markii weerarkii xarunta baarlamaanka lagu qaaday 24kii bishii hore oo ilaa 20 qof ay ku dhinteen. Waxaana aad loo adkeeyay amniga gudaha iyo agagaarka baarlamaanka. Wararka ay helayso Shabakadda Wararka Caalamiga ee Qurbejoog.com,ayaa sheegay Fadhiga Maanta ay ka Qeyb galayaan…
