Dagaalo Xoogan Oo U Dhaxeeya Ciidamo Kawada Tirsan Kuwa Dawladda Somaliya Oo Maanta Ka Dhacay Gobolka Sh/Hoose
Marka:07,June,2014(SDN/QJ)- Wararka ka imaanaya Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in maanta Deegaanka Ceel Wareegow ee hoostaga Marka uu ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay Ciidamo kawada tirsan Dowlada Soomaaliya oo qaab beeleed u abaabulan. Dagaalka maanta ka dhacay Deegaanka Ceel-Wareegow ee Gobolka Sh/Hoose ayaa ahaa mid aad u culus oo scday…
