“Markaan Idhi Waxaan Ahay Musharax Dagaal Cir Iyo Dhul Ah Ayuu Madaxweynuhu Qaaday” Muuse Biixi Cabdi
Hargaysa:02,June,2014(SDN/QJ)-Gudoomiyaha Xisbiga taladda Somaliland haya ee Kulmiye Md.Muuse Biixi Cabdi,ayaa maanta Markii ugu horay ka hadlay Gudiga Dhex-dhexaadinta ee Golaha Guurtida iyo Halka ay wax marayaan. Waxaa uu sheegay in Guddigu ay u Goleeyeen laba dhinac ee is haysta oo ay Garabkooduna u sheegeen halka ay sartu ka qudhuntay ee uu Khilaafka Xoogani ka dhashay,isaga…
