Wasiirul Dawlaha Arrimaha Dibada oo Talo Waayeel u Jeediyay Dhinacyada Khilaafka Kulmiye

    Nairobi 01.June 2014 (SDN/QJ)- Wasiir ka tirsan Xukuumadda Somaliland,ayaa talo waayeelnimo u soo jeediyay Hoggaanka Xisbiga KULMIYE,Saxaafadda iyo Xukuumadda uu ka tirsan yahayba isla markaana kula dar daarmay inay wada ilaaliyaan nabad gelyada iyo xasiloonida dalka isla markaana tilmaamay in xukuumadda maanta jirtaa ay tahay Somaliland intii ay jirtay xukuumaddii ugu wax qabadka badnayd waxaanu…

    Read More

      “Xabadaad ka carartay ayaad maanta ku ordeysaa Axmed-Siilaanyo adiga iyo inamadan yaryar….” Mujaahid Dhego Weyne {DHAGAYSO}

      Hargaysa 01.June 2014 (SDN/QJ)- Afhayeenka madasha wada-tashiga iyo toosinta qaranka Somaliland Mujaahid Ibraahim Cabdilaahi Xuseen (Dhagaweyne) ayaa walaac ka muujiyey xaalada uu maanta dalku marayo, islamarkaana waxa uu madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyey inuu ka baxsaday SNM maalmihii guda-galkii dalka ee Hargeysa iyo Burco 27 May iyo 31-kii May 1988-kii.   Mujaahid Ibraahim Dhagaweyne waxa uu…

      Read More

        Madaxweyne Siilaanyo oo Qado Sharaf u Sameeyay Golihii Dhexe ee Kulmiye ee Muranka Dhaliyay iyo Saylici oo ka Hadlay {DHAGAYSO}

        Hargaysa 01,June,2014(SDN/QJ)- Madaxwyne Ku-xigeenka Jamuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan  Cabdilaahi Ismaaciil Saylici,ayaa Maanta ka qeyb galay Munaasabad Qado sharaf ah oo loo sameeyay Xubnihii Golaha dhexe iyo Fulinta ee ay dhawaan ku dhawaaqeen Shir-gudoonkii Shir-weynaha Xisbiga Kulmiye. Waxaaana uu Saylici rajo fiican ka muujiyay in ugu danbayn xal waara laga gaadhi doono Muranka Siyaasadeed ee Xisbiga Kulmiye…

        Read More

          Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye oo Sheegay in Wakhti aan la Cayimin Dib loo dhigay Shirweynihii Golaha Dhexe {DHAGAYSO}

          Hargaysa 01,May,2014(SDN/QJ)-Xog-hayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye ,ayaa maanta ku dhawaaqay in Mudo aan la cayimin dib loogu dhigay Shrweynihii  Golaha dhexe ee Xisbiga kulmiye oo maanta oo Axad ah loo balansanaa in lagu qabto Hotel-ka Maansoo rr Magaalada Hargaysa. Xog-hayaha ayaaa sheegay in in ay tixgalinayaan Gudiga Golaha Guurtida ee Haatan Waan-waanta ka dhex wada…

          Read More

            “Wixii Qayrkiin Eeday Mahadin Maysaan ee Is Casila” Eng Maxamed Xaashi Cilmi {DHAGAYSO}

            Hargaysa 01.June 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiga Maxamed Xaashi Cilmi ayaa Maanta u soo Jeediyay Xukuumada uu Hogaamiyo Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Xisbiga ay ka dhalatay ee Kulmiye inay Kuraasta baneeyaan oo Iscasilaan kadib markii ay ku Guuldaraysteen inay Xaliyaan Khilaafka Garabyada u Jajabiyay Xisbiga Kulmiye. Maxamed Xaashi Cilmi Waxaa kale oo uu ka hadlay Hab Dhaqanka…

            Read More

              “Nin Xisbigiisa Dimuquraadiyad ku Dhaqi Waayay,Ma Dhaqi Karaa Qaran” Muj Xasan Guure {DHAGAYSO}

              Hargaysa 01.June 2014 (SDN/QJ) Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga Iyo Toosinta Qaranka Mujaahid Xasan Guure oo Maanta Warbaahinta la hadlay ayaa si ba’an u dhaliilay Hogaaminta Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Waxaa kale oo uu ka Hadlay Gudoomiyuhu Khilaafka Xoogan ee ka Dhex Qarxay Xisbiga Talada Haya ee Kulmiye ee Sababta u Noqday inuu laba Garab…

              Read More

                Garabka uu Hogaamiyo Gudoomiye Muuse Biixi oo ugu Baaqay Gudida Diiwaangelintu in aanay qayb ka noqon Khilaafka Kulmiye

                Hargaysa 01.June 2014 (SDN/QJ)-War qoraal ah oo ay soo saareen Hogaanka Xisbiga Kulmiye ayay kaga jawaabeen Go’aankii shalay ka soo baxay Guddida Diwaan gelinta ururada siyasadda iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka. Qoraalkan oo lagu socodsiiyey Guddida diwaangelinta Ururada Siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka, lana Ogaysiiyey Madaxweynaha JSL, Xeer Ilaaliyaha Guud, Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL, Gudoomiyaha Golaha…

                Read More

                  Go’aamo La Yaab leh Oo Madaxweyne Siilaanyo Iyo Kooxda Ku Xeerani uga Talo Geleen inay Muuse Kaga Takhalusaan

                  Hargeysa:June,01,2014(SDN/QJ)-Ilaa iyo Intii Madaxweyne Siilaanyo Garwaaqsaday inuu xaaladda Dalka wax beddelo oo uu u hogaamsano inuu  Tanaasul sameeyo, waxa uu shirar hoose Madaxtooyada dhexdeeda kula lahaa Xubnaha uu Taladooda Qaato ee Hadalka ay yidhiaahdaan dib loo celin iyo cidda uu kalsoonida ku qabo. Warar hoose oo ay heshay Qurebjoog.com ayaa tilmaamaya in madaxweyne Siilaanyo shirarka…

                  Read More

                    Pakistan Oo Dadkeeda iyo Ajaanibka Martida u Ahba Ku Khasabtay Qaadashada Dhibaca Tallaalka Dabaysha

                    Islam abaad:June,01,2014(SDN/QJ)-Muwaadiniinta iyo Ajaanibka ku dhaqan Dalka Pakistaan ayaa Dawladda Dalkaasi waxay khasab kaga Dhigtay inay Qaataan Dhibcaha Talaalka Dabaysah.  Xukuumadda Haatan Talada Haysa ayaa sheegtay inay Khasab tahay in dhammaan umadaha ku dhaqan Pakistan ay qaataan Tallaalka Dabaysha, maadaama Warbixin dhawaan Hay’adda WHO ay soo saartay Lagu caddeeyey In Virus-ka Dabaysha Keenaa ku soo…

                    Read More

                      Farmaajo Oo Xukuumadda Xasan Sheekh Ku Tilmaamay Mid Dhaawacday Niyadda Shacabkeeda

                      Boston:June,01,2014(SDN/QJ)-Maxamed Cabdilaahi Farmajo oo ah Ra’isal wasaarihii hore ee Somalia ayaa si kulul u dhaliilay Hoggaanka Xilligan ee Dawladda Somalia Gadh-wadeenka ka ah. Farmaajo ayaa tilmaamay in Madaxda Xilligan ee Somalia ay niyadda ka jabiyeen Shacabka soomaaliyeed, iyagoo Beeniyey Ballan-qaadyadii Faraha Badnaa ee ay sameeyeen xilliyadii ay Hoggaanka u ruclaynayeen. Waxa uu wax laga Murugoodo…

                      Read More

                        Madaxda Wargeyska Haatuf Oo Lagu Wado In Maanta Markale Maxkamadda La Horkeeno

                        Hargeysa:June,01,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha iyo Tifaftiraha Wargeyska Xayiran ee Haatuf, ayaa lagu wadaa in Maanta markale maxakamadda Gobolka Hargeysa la Horkeeno si loo amba qaado dacwadda loo Haysto. Masuuliyiintan oo  hore u xidhnaa muddo ku dhaw 20-maalmood, ayaa Haatan Dammiin ku jooga Magaalada, waxana maanta loo Ballansan yahay sidii mar kale  loo dhegeysan lahaa Dacwadda ka dhanka ah…

                        Read More

                          Lammaanihii dhawaan Djibouti Isku Qarxiyey Oo Magacyadooda La Shaaciyey

                          Djibouti:June,01,2014(SDN/QJ)-Ninka ugu sarreeya Xeer ilaalinta Dalka Djibouti Marki Cabdiqaadir ayaa Soo Bandhigay Magacyada Labadii Qof ee Dhawaan isku Qarxiyey Magaalada Djibouti. Waxa uu Xeer Ilaaliyuhu in Labada ruux ee Qaraxaas Geystay Midka Ninka ah la Odhan jirey  Muuse Rooble Hiraab, Halka Gabadhana La odhan jirey Hodan Maxamed Ciise, waxana ay ahaayeen Laba qof oo soomaali…

                          Read More

                          Tababare Van Gaal Muxuu Ku Soo Kordhin Doonaa Man United? (By Jaahuur)

                          London-31-May-2014-(SDN)-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa tababaraha reer Holland Van Gaal oo loo magacaabey tababaraha cusub ee Man United halka uu ku dhamaado koobka kubadda cagta ee aduunka. 62-ba jirkan Van Gaal oo koobab badan ku soo guuleystey intii uu soo tababarayey naadiyada kala ah Bayern Munich,Barcelona iyo Ajax,wuxuuna badali doonaa David Moye oo…

                          Read More

                            Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 31.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

                            Read More

                              Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo Ka Hadlay Kulan Maanta ay La Yeesheen Madaxweyne Siilaanyo iyo Arrimihii Lagu Go’aamiyay {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 31.May 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Guurtida ee Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan Ayaa ka Hadlay Kulan dhex  maray Maanta ergadii Golaha Guurtida Iyo Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxmaed Maxamud Siilaanyo. Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo Warbaahinta kula hadlayay Xafiiskiisa ayaa Sheegay in Madaxweynuhu ka Ogolaaday inay Garabkiisa Kulmiye Joojiyaan Shir loo qaban lahaa Golaha Dhexe…

                              Read More

                                “Golaha Guurtida Waxaan Ilaahay uga Baryaynaa inay ku Guulaystaan Khilaafka Kulmiye Mid ayaanse uga Digaynaa…” Gudoomiye Cirro {DHAGAYSO}

                                Hargaysa 31,May,2014(SDN/QJ)- Waxa Maanta Xaflad balaadhan loogu qabtay Hotelka Maansoor ee Magaaladda Hargaysa  Taageerayaal Cusub oo ku soo biiray Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani. Xaflad aad u heer saraysay oo lagu qaabilayay Cududan Taageero ayaa wax ka soo qayb galay Madaxda ugu saraysa Xisbiga Waddani sida: Gudoomiyaha,Xog-hayaha Guud,Xildhibaanada Golaha Wakilladda ee Golaha Wakiiladda iyo Saaraakiil…

                                Read More