“Qaraxyadan waxaad moodaa khilaafkii xisbiga KULMIYE Inay ka soo baxday” Wasiir Warancade Daawo
Hargaysa 30.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde ayaa shaaca ka qaaday in xalay gurigiisa laga soo xidhay Wasiir Ku xigeenkii hore ee Amniga Cabdilaahi Abokor iyo saddex qof oo rayid ah oo hubaysan oo ilaaladiisa ka mid ahaa, ka dib markii uu Wasiirro dawladda ka tirsan ku eedeeyay inay ku jiraan…
