Xildhibaan Rayte Oo Su’aal Galiyay Sharcinimada Xisbiga Kulmiye {DHAGAYSO}

    Hargaysa 31,May,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali oo ka tirsan Golaha  Wakiiladda Somaliland Gaar ahaana,Xisbiga Waddani,ayaa Maanta si Kulul Eeedaymo is-huwan ugu jeediyay Xukuumadda Madaxweyne Siilanyo,waxaana uu Su’aal Galiyay Sharcinimada Xisbiga Kulmiye. Xildhibaanku waxa uu sheegay in Xukuumadani ay Khatar ku tahay Amaanka Iyo Xasiloonida Dalka. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII XILDHIBAAN RAYTE [peckplayer id=”1″…

    Read More

      “Shir Waxaa Go’aamadiisa Saxeexa Gudoonkii Shirka,Cidii ka Baxsani Waa Waxba kama Jiraan” Xasan Macallin {DHAGAYSO}

      Hargaysa 31.May 2014 (SDN/QJ)- Mudane Xasan Axmed Ducaale Xasan Macallin oo ah Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka ayaa maanta waxa uu faahfaahiyay Qaraar ay Gudidoodu ku Sharciyaysay Go’aamadii ka soo baxay Shirweynihii 3aad ee Xisbiga Kulmiye kaas oo ay u soo Gudbiyeen Shir Gudoonkii Shirweynahaas oo ahaa Halkii uu ka Unkamay Khilaafka…

      Read More

        Tv-yada Madaxa Bannaan Oo Madaxtooyada Horteeda Ku Burburiyey Cajalado Hadalkii Madaxweynaha Oo Tifaftirani Ku Duubnaa Oo Loo Xambaariyey

        Hargeysa:May,31,2014(SDN/QJ)-Warbaahinta Madaxa Bannaan ayaa si weyn uga cadhootay  Habkii loo  Nidaamiyey Khudbad xilligii la duubay la garan la’yahay oo uu madaxweyne Siilaanyo kaga Hadlayey Xaaladda Dalku Marayo. Warar sheegaya inuu madaxweynuhu    Taariikhda Markiisii koowaaad si toos ah saxaafadda u wajahi doono ayaa soo Ilaa iy Shalay, waxase Maanta Abaaro 2:00pm Saxaafadda looga Yeedhay Aqalka…

        Read More

          “Arinta Musharaxnimada madaxweynaha ee xisbiga kulmiye ma jirto balan noo dhaxaysay aniga iyo Muuse Biixi habayaraatee” Madaxweyne Siilaanyo {DAAWO/DHAGAYSO}

          Hargaysa 31.May 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa daboolka ka Qaaday in aanu Jirin Heshiis hoose oo dhex maray Isaga iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi,Isagoo ogolaaday inuu Muuse Biixi kula Tartamo Shirka Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye ee lagu Jaangoynayo Murashaxa Xisbiga ee doorashada soo socota. Waxaa kale oo Mudane Siilaanyo Xusay in Isaga iyo…

          Read More

            Gudida Ansixinta Ururada Siyaasada oo Sharciyeeyay Qaraarkii Xudun Xidhka u ahaa Muranka Xisbiga Kulmiye.

            Hargaysa 31.May 2014 (SDN/QJ)- Guddida Diwaan Gelinta Ururada Siyaasadda iyo Ansixinta Asxaabta Qaranka Somaliland ayaa sheegay in Guddida Fulinta iyo Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye ee ay magacaabeen Shir gudoonkii Shirweynaha Kulmiye yihiin kuwa Sharciga ah ee Xisbiga Kulmiye. Go’aan Guddidu soo saartay ayaa Golaha dhexe iyo Guddida Fulinta sida weyn Garabyada Kulmiye iskugu hayaan…

            Read More

              WAR DEG DEG AH:-Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Maanta Afkiisa ka Sheegtay Murashaxnimadiisa,Ogolaadayna inuu Gudoomiye Muuse la Tartamo,iyo arrimaha Nabadgalyada

              Hargaysa 31.May 2014 (SDN/QJ) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo ilaa Xalayba laga sugayay Shir Jaraa,id oo uu qaban lahaa ayaa Maanta si qarsoodi ah oo Warbaahinta loo diiday Khudbad Kooban uu ugu duubay Telefishanka ay Madaxtooyadu maamusho. Mudane Siilaanyo Waxa uu Daboolka ka Qaaday inuu u Taagan yahay Murashaxnimada Shanta Sanno…

              Read More

                Madaxwaynahii hore ee Somaliland Dahir Riyaale iyo Madaxda xisbiga Ucid oo kulan ku qatay Dubai

                Ka London31May14 (SDN) gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe iyo musharaxa madaxwaynaha jamaal cali xuseen AYAA waxay kulaN la qateen MADAXwayanhIi hore ee soMalilaNd mudane Dahir Riyale KaahIn kulankan  oo aan loo Ogalayn Saxafada  ayaa Waxa laysla Soo qatay sidii dalka loo badbadin  Laha IyO khilaafka ka dhexeya xisbiga Kulmie iyo sidii shirwayne qaran loo…

                Read More

                  Qaramada Midoobey oo walaac ka muujisay ciidamada Somaliland u qorsheyso Shirkadaha Shidaal baarida

                  Washington May 31,2014(SDN/QJ)-Xeel dheereyaasha Qaramada Midoobey ayaa ka digay ciidamo Somaliland ay sheegtay in ay sugi doonaan  amniga shaqaalaha shidaalka ka baaraya Somaliland. Jarat Chopra oo ah Khabiir dhanka amaanka talooyinka amniga siiya ayaa shir ilbaabadu u xiran yihiin oo uu la yeeshay Gollaha amaanka ee QM waxa uu ka warbixiyay khataraha ciidamada shirkadaha Shidaalka….

                  Read More

                    Ciidamadda AMISOM Iyo Kuwa Jubba Oo Badbaadiyey Ganacsato Shabaabku Afduubteen

                    Kismayo:May,31,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Amisom iyo kuwa Maamulka Jubba, ayaa Shalay Galabtii Kooxda Al-shabaab Xoog kaga Soo Furtay Tiro Haween iyo Rag isku jira oo ay ka Afduubteen Aagga Kismayo, kuwaas oo ahaa Ganacsato Qaadka Iibisa.   Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya Maxamed Saalax Annadif qoraal uu soo saaray ayuu ku sheegay in ciidamada AMISOM iyo ciidamada maamulka…

                    Read More

                      Gobollada iyo Degmooyin ka mid ah Somaliland ay Ka Socdaan Ololeyaal Muuse iyo Madaxweyne Siilaanyo Lagu Kala Taageerayo

                      Hargeysa:May,31,2014(SDN/QJ)-Waxa  sii xoogaysanaya Xamaasadda u dhexeysa Madaxweyne Silanyo iyo Guddoomiye Muuse Biixi, taas oo la xidhiidha cidda Noqon doonta  Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Kulmiye. Inta Badan Degmooyinka Somaliland shacabka ku dhaqani waxa ay si weyn u hadal hayaan tartanka  sida lama filaanka ah uga  dhex bilaabmay Labadan nin oo muddo saaxiib soo ahaa, isla-markaana Duruufo…

                      Read More

                        Wiil Soomali Dhalashada Canada Haysta Oo Lagu Helay Inuu U Halgamayey Ka Mid Noqoshada Al-shabaab

                        Tononto:May,31,2014(SDN/QJ)-Wiil Somaliyeed oo Dhalashada waddanka Canada haysta ayaa la sheegayaa  in lagu helay Dambi ah inuu doonayey sidii uu ugu Biiri lahaa Ururka Al-shabaab oo Dawladaha Caalamku dagaal Ba’an kula jiraan. Maxamed Xersi oo 28 sano jir ah kana mid ahaa ciidamada ilaalada amaanka dhisme ku yaala magalada Toronto ee Dalka Canada ayaa sidoo kale…

                        Read More

                          Oday Saleebaan iyo Cabdi Waraabe Oo Qiray Inaanay Garabka Madaxweyne Siilaanyo Wali u Qabsoomin Soo Jeedimahoodii

                            Hargeysa:May,31,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan oo ay Hoggaaminayaan Xubno ka mid ah Guddidii dhexdhexaadinta Garabyada Kulmiye, ayaa  tilmaamay inaanay wali  soo jeedimahoodii u dabcin garabka uu gadh-wadeenka u yahay Madaxweyne Siilaanyo.   Guddoomiye Saleebaan Oo Saxaafadda La Hadlayey ayaa sheegay in garabka Muuse Biixi ay si Fiican u aqbaleen wixii ay ku…

                          Read More

                            Warbixin Daaha ka rogtay Ubucda Khilaafka Kulmiye + Heshiisyo Qarsoon oo Hab Qabiil u dhexmaray Muuse Biixi Iyo Madaxwayne Siilaayo {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 30.May 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Weli Taagan Muranka adag ee u dhexeeya Xisbiga Kulmiye ee Sababta u noqday in Xisbigu laba Garab oo Mid uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo dhinaca kale oo ah Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo. Waxaa soo baxaya Heshiisyo Qarsoodi ahaa oo u dhexeeyay Gudoomiye Muuse…

                            Read More

                              Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 30.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

                              Read More

                                Garabka Kulmiye ee Gudoomiye Muuse Biixi oo Hakiyay Shirkii Golaha Dhexe ee Beri,Sheegayna inay u Hogaansameen Ergada dhexdhexaadinta

                                Hargaysa 30.May 2014 (SDN/QJ)- Garabka xisbiga KULMIYE ee uu Hoggaamiyo Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa shaaca ka qaaday inay hakiyeen shirkii Golaha Dhexe ee ay iclaamiyeen inay qabanayaan 31-ka May oo ku beegnaa Beri. Ka dib markii siday sheegeen ay aqbaleen soo jeedintii ergadii Golaha Guurtida oo ku baaqday in la joojiyo shirarka labada dhinac…

                                Read More

                                  “Biyo Hoostooda Wax ku Jira Mooyi Waxaase la Isku Haystaa Musharax baan ahay iyo ahaan Maysid,Waxaan Taageersanahay Gudoomiyaha Kulmiye” Wasiirkii Hore ee Caafimaadka Dr Xoog {DHAGAYSO}

                                  Hargaysa 30.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Caafimaadka Somaliland Dr Xuseen Xoog ayaa maanta ka hadlay Taageerada Uu U Hayo Guddoomiyaha Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi. Wasiirkii Hore ee Wasaarada Caafimaadka oo Maanta Ka hadlayay Kulan ay Waxgarad ka Tirsan Beesha uu ka soo Jeedaa Taageero ugu Muujinayeen Musharaxnimada…

                                  Read More

                                    Gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho oo xafiiskiisa ku soo dhaweeyey duqa magaalada Baden ee dalka Switzerland.

                                     Muqdisho:30,May,2014(SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gobolka banaadir ahana Duqa magaalada Muqdisho Jeneral Xasan maxamed Xuseen Muungaab ayaa maanta xafiiskiisa Kusoo dhaweeyey Duqa magaaalada baden Dalka Swizerland kaas ay wehliyaan wafdi kale oo heer Caalami ah . Laba mas,ul ayaa waxaa ay ka wada hadleen si ay labada magaalo iskaga Kaashan lahaaayen Dib dhiska Dalka iyo in ay hormar…

                                    Read More

                                      “Kulmiye Xukuumad Ahaan Iyo Xisbi Ahaanba Wuu Fashilmay, Waana In Laga Hortagaa Saamaayanta Uu Ku Yeelan Karo Jiritaanka Qaranimada” Musharaxa Madaxwayne Ku xigeen Ee Xisbiga UCID

                                      Hargaysa 30.May 2014 (SDN/QJ)- War Saxaafadeed ka soo baxay xafiiska musharaxa madaxweyne ku xigeenka xisbiga UCID Mudane Cabdirashiid Xassan Mataan, ayuu kaga hadalay loolanka siyaasadeed ee ka dhex qarxay xisbiga talada haya ee KULMIYE, iyo saamaynta uu ku yeelan karo jiritaanka Somaliland, nuqul ka mid ah oo soo gaadha Qurbejoog.com ayaa waxa uu u dhignaa…

                                      Read More