War degdeg ah: Wasiirka Amniga Qaranka Soomaaliya oo shaaciyay inuu is casilay, maxay tahay sababtu?
Muqdisho 24, May 2014 (SDN)- Wasiirka Amniga Qaranka Soomaaliya Mr. Cabdikariim Xuseen Guuleed, ayaa caawa iska casilay xilka wasiirnimo ee uu ka hayay dawladdaas oo uu ka tirsanaa tan iyo dabayaaqadii 2012. Wasiirka oo goor dhawayd warbaahinta kula hadlay Muqdisho, wuxuu ka hadlay weerarkii foosha xumaa ee maanta kooxda Al-Shabaab ku qaaday xarunta Baarlamaanka Soomaaliya,…
