Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

    Hargaysa 23.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

    Read More

      “Madaxweynuhu waa Odayga Xisbiga Xubno Wasiiro ah ayaa tilmaamay in Xisbiga Cadowga weerarayaa madaxweynuhu ku jiro.” Muj Maxamed Kaahin {DHAGAYSO}

      Hargaysa 23.May 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed ayaa Maanta Tafsiir ka Bixiyay arrimihii ay Heshiiska ku ahaayeen Gudidii Shirgudoonka Xisbiga Kulmiye. Maxamed Kaahin Axmed Waxa uu sheegay in Gudidani aanay Marnaba Xaq u lahayn inay ku dhawaaqaan Dhismaha Gudiyada Fulinta iyo Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye. Waxaa…

      Read More

        Muuse Biixi oo Nidar ku Maray inaanu u Tanaasulayn Madaxweyne Siilaanyo {DHAGAYSO}

        Hargaysa 23.May 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Mudooyinkii u danbeeyay ay Madaxdhaqameedyo kala duwani u soo Jeediyeen inaanu la Tartamin Madaxweyne Siilaanyo Marka la Gaadho shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye ayaa ka Gaws qabsaday soo Jeedimahaas Cadeeyayna inaanu Hankiisa uga u loogayn Madaxweyne Axmed Siilaanyo . Muuse Biixi Waxa…

        Read More

          Habeenki xalay ahaa oo xafladii 18 may ee abid ugu balaadhnayd ay kaqabsontey dalka Uganda caasimadiisa kampala+ waxyaabi dib uu dhaca ku keenay +sawiro

          Kampala May 23,2014(SDN/QJ)-Waxa habeenki xalay ahaa laga xusay dalka Uganda maalinti ay  qaranimada Somaliland lasoo laabatay  jiritankedi ilaa qamamurta 18 may ,xafladan oo ahyd abid midi ugu balaadhnayd ugu tunka waynayd ee ka  dhacda dalkan Uganda gaar ahaan caasimadiisa kampala xafladan oo looso abaabulay qaab aad u heer sareeya madaxdan ka soo qayb gashay waxay…

          Read More

            Madaxweynaha oo xalay shacabka kula fiidsaday goobaha ganacsiga(SAWIRO)

            Mogadishu, May 23, 2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo mar kale xalay u kuur-galayey xaaladda amni iyo mida nolaleed ee magaaladda Muqdisho ayaa kormeeray goobaha ganacsiga oo dadku isagu yimaado. Goobihii uu Madaweynahu tegay xalay fiidkii ayaa waxaa ka mid ahaa Hotelka Jazeera ee Muqdisho halkaasi oo ay dad badan oo shacab iyo…

            Read More

              Khilaafkii Xisbiga Kulmiye Oo Soo Laba-kacleeyay Iyo Muuse Biixi Oo Si Adag Uga Horyimid Liisaskii Shalay Lagu Dhawaaqay

              23,May,2014(SDN/QJ)-Gudoomiyaha Xisbiga Taladda Dalka Haya ee Kulmiye Md.Muuse Biixi Cabdi,ayaa si adag uga Horyimid Liiska Golaha Dhexe ee Shalay Galabtii lagu dhawaaqay,isaga oo ku tilmaamay inay tahay in laga been abuurayo Shirweynihii Xisbiga ee Bishii hore Hargaysa lagu qabatay. Gudoomie Muuse Biixi oo warbaahinta la hadlay Maanta,ayaa sheegay inay arintaasi tahay siduu hadalka u dhigay…

              Read More

                Halkan ka Akhri Beelaha Wasiirradoodu isku Taxeen Xilalka Golaha Dhexe Ee Kulmiye iyo Beelaha Uga Dhaartay inay Foodda Geliyaan

                Hargeysa:May,23,2014(SDN/QJ)-Maadaama Arrinta Maanta Ugu xiisaha Badan Somaliland ay tahay Xubnaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo Xalay  lagu Dhawaaqay, ayaanu Door bidnay inaanu markale idiin iftiimino  Xubnaha Xilalka Dawladda ka Haya eek u dhegay ka mid ahaanshaha Golaha, Dhexe, maadaama aanay  Haysanin Kalsooni ay kursiga xukuumadda ku sii haysan karaan. Beelaha oo la sheegayo inay…

                Read More

                  Qaramada Midoobay Oo Cuno-qabatayn Saartay Kooxda Boko Haram, Liiska Argagixisadana Ku Dartay

                  New York:May,23,2014(SDN/QJ)-Waxa ay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay Fadhi ay yeesheen iskugu raaceen in Cuno-qabatayn la saaro kooxda ka Dagaallanta Nigeria ee Boko Xaram.   Cunoqabateynta lagu soo rogay Boko Haram ayaa ah in lagu daray liiska ururada xidhiidhka la leh shabakadda weyn ee Al-Qaacida oo ay reer galbeedka u yaqaanaan ‘’argagixiiso’’.   Sidoo kale…

                  Read More

                    Madaxa AMISOM Ee Deegaanka Hesingow Oo Lagu Eedeeyey Inuu Siyaasad Faraha La Galay

                    Hisinkow:May,23,2014(SDN/QJ)-Gudoomiyaha degmada Hosingow  ee Gobolka Jubbada Hoose  C/Xakiin Maxamed Maxamuud, ayaa  Eedo kulul oo la xidhiidha dhinaca siyaasadda u jeediyey Madaxa ugu sarreeya Ciidadamada AMISOM eek u sugan deegaankaas. Guddoomiyaha ayaa Sarkaal ku tilmaamay mid carqalado siyaasadeed ka dhe wada dadka deegaanka ku dhaqan, isagoo u soo jeediyey inuu wax ka beddelo dhaqankaas uu ku…

                    Read More

                      Dhirbaaxooyinku Shabaabku Ku Dhuteen Mombasa iyo Nairobi Oo Keenay Inay Kenya Qaaddo Mashaariic Maalaayiin Dollar ku Kacaya Oo Ammaanka Lagu Sugayo

                      Nairobi:May,23,2014(SDN/QJ)-Weerarrada Joogtada ah ee  Kooxda Al-shabaab ku Hayso Dalka Kenya, ayaa Keenay in Dawladda Kenya ay Go’aamo cusub qaadato. Dawladda ayaa diyaarinaysa sidii ay u hirgelin lahayd Tallaabooyin KU Salaysan Adkaynta Ammaanka, iyadoo la adeegsanayo Technoologiyadda casriga ah. Xukuumadda nidaamkeeda cusub ee Hannaanka Midaysan ee Isgaadhsiinta Amniga Shacabka iyo Ilaalada, oo la filayo inuu diyaar…

                      Read More

                        Daawo : Dildilaacii Xukuumada Siilaanyo oo Kowsadey iyo Ururadii Bulshada ee Taageerijirey oo Qaar ku biireen Xisbiga Mucaaridka ee UCID

                        Berbera May 23/2014(SDN/Rmedia) Dildilaacii iyo ka digo rogashadii xukuumada Siilaanyo ayaa ka bilaabmay qaybo kamida qaarada yurub iyo gobolada dalka ee Somaliland kuwaas oo ah Ururadii bulshada ee horaba taageerada buuxda siiyey madaxweynaha Somaliland ee Talada haya ee Axmed Siilaanyo iyo Xukuumadiisa oo noqotey mid shacbiga Somaliland ku hungoobeen taas oo taagan halkii ay dadku…

                        Read More

                          Halkan Ka Akhri Sida ay Beelaha Somaliland U Kala Heleen Xubnaha Loo Doortay Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye

                            Hargeysa:May,23,2014(SDN/QJ)-Ka dib markii la soo saaray Liiska Xubnaha ay ka kooban yihiin Xubnaha Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye, ayaa waxa  la shaaciyey dhammaan beelaha Somaliland degaa inta ay ku kala leeyihiin. Golaha Dhexe oo Tiradoodu Guud ka kooban tahay 364-xubnood, isla-markaana xilkaas hayn doona Muddada Shanta sano ee soo socota, ayaanu Halkan idiinku Haynaa magacyada…

                          Read More

                            Magaalooyinka Canada ugu waa weyn oo si looga diyaargaroobay Soo dhaweynta wefdiga Wasiir Xirsi hogaaminayo iyo deeq ururinta Wadada Ceerigaabo

                            Toronto May 23,2014(SDN/QJ)-Waxa dalkan Canada si weyn looga diyaar garoobey munaasibo is dul saran oo lagu soo dhaweynayo wefdi balaaran oo uu hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland iyo ka qeyb qaadashada deeq ururinta Wadada Ceerigaabo. Wefida Masuuliyiinta reer Somaliland ayaa lagu wadaa in ay isu maraan magaalooyinka Toronto iyo Ottawa oo ku yaal gobolka Ontario, halka…

                            Read More

                              Ergeyga Dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN oo qadiyada Mucaaridka gaarsiiyay Baarlamaanka Canada

                              Ottawa May 23, 2014(SDN/QJ)-Ergeyga dalada Mucaaridka Jabuuti ww USN Md Xuseen Cabdiraxmaan Cadhoole ayaa manta kulan xafiiskiisa Baarlamaanka Canada kula kulmay ku-xigeenka madaxa Guddi hoosaadka Baarlamaanka Canada u qaabilsan Africa Mr. Maurice Belanger. Ergeyga Canada u qaabilsan Dalada Mucaaridka Jabuuti iyo Xildhibaan Maurise Belanger ayaa ka wada hadlay xaaladaha Siyaasadeed ee cakiran ee dalka Jabuuti….

                              Read More

                                Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo xariga ka jaray xafiiska Diiwaangelinta Gaadiidka, booqdayna Bangiga Dhexe

                                Muqdisho, May 22, 2014 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta kormeer ku tagay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya iyo Bangiga Dhexe. Waxaa Wasaaradda ku soo dhaweeyey Wasiirka iyo hawl-wadeenada Wasaaraddaas, isagoo warbixin ku saabsan qaabka ay u shaqeeyaan ka dhageystay shaqaalaha kala duwan ee Wasaaradda…

                                Read More