“Somaliland Waa Dal Ku Taagan Jirrido Adag Oo Duufaan Siyaasadeed Kastaa Aanu Ruxi Karin” Wasiir Ku Xigeenka Cusub ee Wasaaradda Ganacsiga

    Hargaysa 12.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiir Kuxigeenka cusub ee Wasaarada Ganacsiga Somaliland Ambassador Kaysar Cabdilaahi Maxamed, ayaa sheegay inuu dalka Somaliland jirido adag ku taagan yahay, isla markaana aanay duufaan Siyaasadeed oo kastaa ruxi Karin. Ambassador Kaysar waxa uu sidaa ku sheegay munaasibadii uu xilka kula wareegay, isla markaana waxa uu balanqaaday inuu si cadaalada iyo…

    Read More

      Khabiir Caalami ah oo Qiray in Xasilloonida ka jirta Somaliland ka wanaagsan tahay ta Ingiriiska iyo Caddaymaha uu adeegsaday

      Hargaysa 12.Nov 2015 (SDN/QJ):- Dr. Tejendra Pherali, ayaa xaalad kala kulantay Hargeysa ku cabbiray in xasilloonida iyo nabadgelyada ka jirta Somaliland u muuqato mid ka wanaagsan dalka Ingiriiska. Dr. Pherali, oo ah Khabiir Culuumta Dhaqaalaha Adduunka ka dhiga Jaamacadda UCL ee dalka Ingiriiska, ayaa sheegay in shacabka Somaliland boqolkiiba siddeetan 80%, Wararka Ammaanka ku saabsan u…

      Read More

        Bulshadda Ceerigaabo oo Furay Jidad ay xidheen, Maayerka & Agaasimaha Cusbitaalka oo ka hadlay 9 Qof oo dhaawacmay DAAWO

        Ceerigaabo 12.Nov 2015 (SDN/QJ):- Xaaladda guud ee magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, ayaa deggayd tan iyo Shalay , ka dib markii ay halkaas Salaasadii shalay ka dheceen Rabshado sababay dhaawaca Sagaal Ruux oo shacab ah markii ay isku dhaceen Ciidammada Booliska iyo Dedwayne gedooday. Waxaa dib loo furay waddooyinka dhex-mara magaalada Ceerigaabo oo la…

        Read More

          Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland oo Shaqada ka joojiyay Weriye Telefishin oo Madax bannaan iyo Qadiyadda lagu haysto

          Garowe 12.Nov 2015 (SDN/QJ):-Wasaaradda warfaafinta Puntland ayaa ka mamnuucday weriye ka tirsan telefishinka Somali Channel ee fadhiggiisu yahay dalka Ingiriiska inuu ka sii shaqeeyo deegaannada Puntland. Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan Soocadde ayaa warqad uu soo saaray wuxuu ku sheegay in shaqada laga joojiyay weriye Jaamac Yuusuf Deberaani, shaqo joojintiisuna ay ka billaabatay daraad oo…

          Read More

            Askar ka Tirsan Ciidanka Xooga dalka Somalia oo Maxkamadda Ciidamadu ku Riday Xukuno Dil ah Iyo Sababaha Keenay

            Muqdisho 12.Nov 2015 (SDN/QJ):-Maxkamada darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida ee Somalia ayaa xukunno ku riday askar lagu soo eedeeyay falal-dambiyeedyo la xariira dilal, iyadoo maxkamadu sii daysay askar kale oo dambiyadii lagu eedeeyay lagu waayay.   Eedeysanayaasha dacwaddooda ayay u fariisatay maxkamada ciidamada ayaa waxay kala ahaayeen; dable Isxaaq Maxamed Xaashi, L/xidigle Muxyaddiin Maxamuud…

            Read More

              Saameynta Khasaarihii Duufaantii Ku Dhufatay Gardafuu Oo La soo Bandhigay

              Garowe 12.Nov 2015 (SDN/QJ):- Kulanka  lagu qabatay Xarunta Rubta Gancsiga iyo Warashada Puntland  Ayaa waxaa lagu soobadhigay Sawiro iyo Muqaalo ka turjumaayo qasaarahay ay ugaysteen roob  duufaano wato oo ku dhuftay  deegaano katirsan Puntland sigaar ah G/Gardafuu. Waxaana kulanka sigaar ah Loogu soo Bandhigayay wadooyink ay roobka gooyeen, iyo Dhismayaasha kale ee ku dumay, Waxaana ka…

              Read More

                “Mar haduu dhamaaday Shirkii Kulmiye Madaxweynuhuna Cadeeyay inaanu Tartamayn Waxaan u soo Jeedinayaa inuu dhiso Dawlad Kooban oo Kalsoonida dadka soo Celisa” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid DAAWO

                Hargaysa 11.Nov 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta dib ugu soo Laabtay Caasimada dalka ee Hargaysa Kadib Socdaal Shaqo oo uu ugu Maqnaa Dalal dibada ah. Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Qolka Nasashada ee Madaarka Cigaal ugu Waramayay Warbaahinta ayaa ka hadlay Shirkii Xisbiga Kulmiye, Shaqaaqooyin ka dhacay Magaalada Ceerigaabo,Nuxurka…

                Read More

                  Khudbad Muujinaysa Madaxwayne Ku Guulaystay Doorasho oo Murashax Muuse Biixi Jeediyey Iyo Riyooyinkiisa Waxqabad

                  Hargaysa 11.Nov 2015 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE ahna Murrashaxa madaxweynaha ee xisbigaasi Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ergadii shirka Golaha dhexe ee xisbiga ka jeediyay khudbad dheer oo siyaasadeed oo uu kaga hadlay  arrimaha siyaasadda, waxbarashadda, caafimaadka, dhaqaalaha iyo siyaasadda khaarajiga ee Somaliland. Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE waxa kale oo uu khudbadiisa…

                  Read More

                    “Madaxweynaha Markee ayaan rumaysanaa Markuu Yidhi Dhex Baan ahay,Hadana uu u Codeeyay Saylici iskana Riixay Xaglo Toosiye” C.casiis Samaale DAAWO

                    Hargaysa 11.Nov 2015 (SDN/QJ):-Wasiirkii hore ee Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Sammaale, ayaa dhalliilay arrimo qaabkii u qabsoomay shirkii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye. Waxa uu sheegay inay dhaceen arrimo ay hore uga digeen. Wuxuu sidoo kale xukumadda iyo xisbigeeda Kulmiye ku dhalliilay culayskii ciidan ee la saaray caasimadda Hargeysa. “Anigaa ka mid ahaa aasaaseyaashii xisbiga Kulmiye,…

                    Read More

                      Muuqaalkii Madasha, Dhalliilihii Ku Geddaanaa, Khaladdaadkii Doorashadii Xaglatoosiye Iyo Saylici Warbixin Iftiiminaysa Galdalooladii Shirkii Shalay ee Xisbiga Kulmiye

                      Hargaysa 11.Nov 2015 (SDN/QJ):- Madashu  waxay u ekayd mid la sii ogaa waxa ka soo baxaya, Hawl badan iyo hawlgal balaadhan oo la sheegay in habeen hore madaxtooyadda iyo xulafadda Saylici iyo Muuse qaadeen, dhaqaale badanna la rumaysan yahay in loo isticmaalay  ayaa loo tirinayaa inuu dhimay  ladhkii Saylici ku oognaa ee ku wajahnaa  guul…

                      Read More

                        Madaxweyne Siilaanyo oo Soo Gunaanaday Shirkii 5aad ee Xisbiga Kulmiye,Bilad Lagu Maamuusay iyo Weedhihii Jewiga Maanta DAAWO

                        Hargaysa 11.Nov 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta ka qaybgalay soona xidhay shirkii xisbiga kulmiye ee shalay bilowday laguna doortay Musharaxa Madaxweynaha Mustqabalka Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo ku-xigeenkiisa Mudane Cabdiraxmaan CabdilaahI Ismaaciil (Saylici).   Xidhitaanka ka hor ayuu gudoomiye, Musharax MD Muuse Biixi Cabdi waxa uu madaxweynaha gudoonsiiyey Shahaado…

                        Read More

                          Murashixiintii Huwanta ahaa ee Xisbiga Kulmiye oo Cadaalad daro ku Sifeeyay Natiijada Shirkii Kulmiye,Murashax Kijaandhena Raali gelin ka siiyey Hadalkii Gudoomiye Muuse Biixi DAAWO

                          Hargaysa 11.Nov 2015 (SDN/QJ):- Murashixiintii Isbahaysiga ahaa ee Xisbiga Kulmiye ee dushooda lagu Shaxay ayaa Maanta ka Hadlay Natiijadii ka soo Baxday Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye ee lagu doortay Murashaxa Madaxweyne iyo Ku Xigeen ee Xisbiga Kulmiye u Meteli doona Doorashooyinka Madaxtinimo ayaa Cadaalad daro ku tilmaamay Maxsuulka ka soo baxay Shirkaas. Waxay…

                          Read More

                            Madaxweynaha Somaliland Oo Soo Xidhay Shirweynihii Kulmiye

                            Hargeysa,11Nov,2-15(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa soo xidhay shirkii golaha dhexe ee Kulmiye hotelka Maansoor ee Hargeysa uga socday  shalay iyo maanta. Shirkaasi oo shalay loogu doortay musharaxa madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, musharax xigeenna loogu doortay Madaxweyne Cabdiraxmaan Saylici ayaa maanta ajandihiisu ka duwaan kii shalay. Kulanka maanta ayaa intii uu socday waxaa wax ka…

                            Read More

                              Ku dhawaad 20-qof oo Siyaabo kala duwan ugu Geeriyooday Roobab ka da’ay dalka Kenya

                              Nairobi,11Nov,2015(QJ/SDN)-Roobab mahiigaan ah oo dhawaanahaan ka da’ay gobalada kala duwan ee wadanka Kenya, ayaa waxey sababeen dhimashada ku dhawaad labaan qof iyo waliba qasaare hantiyadeed. Shan qof, ayaa la xaqiijiyay talaadadii aynu soo dhaafnay iney ku dhinteen, halka boqolaal kalana ay ku barakaceen daadad ka dhashay roobab culus oo ka da’ay deegaanka Mount Elgon oo…

                              Read More

                                Weedh Ku Jirtay Khudbadii U Horeysay Ee Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE Oo Dadweynaha Dood Ka Dhex Abuurtay DAAWO

                                Hargaysa 11.Nov 2015 (SDN/QJ):- Murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo Shalay  lagu doortay shirkii shanaad ee Golaha dhexe3 ee xisbul xaakimka Somaliland, ayaa khudbadiisii u horeeyay waxa uu  u mahad-naqay laba ka mid ah saddexdii murrashax ee aan shirkan ka soo qeyb-gelin. Arrintaasina waxay dood ka abuurtay goobaha bar-kulanka bulshadda, iyadoo dadka qaar…

                                Read More

                                  Komishanka Doorashooyinka Oo Sheegay Inuu Soo Gaadhay Agabkii Diiwaan-gelinta Codbixiyeyaasha

                                  Hargaysa 11.Nov 2015 (SDN/QJ):- Komishanka doorashooyinka Somaliland,  ayaa shalay la soo dagay agabkii lagaga hawl-galayay diwaangalinta codbixiyayaasha. Guddoomiyaha Komishanka doorashooyinka qaranka C/qaadir Iimaan Warsame oo qaar ka mida warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu soo gaadhay qalabkii diwaangelinta codbixiyayaasha waxaanu  yidhi “Geedi socodkii doorashada iyo diwaangelinta ayaa   qalabkoodii  Inoo  dhamastirmeen oo madaarka Hargeysa ka soo…

                                  Read More

                                    Xasan Sheekh oo Sacuudiga uga qaybgalaya shir muhiim ah

                                    Riyadh  11.Nov 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Soomaaliya,  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Riyaadh ee dalka Sacuudiga uga qaybgalaya shir uga furmaya madaxda waddammada xubnaha ka ah ururka Jaamacadda Carabta iyo kuwa Ameerikada Koonfureed. Shirka oo ah kii afaraad ayaa looga arrinsanayaa sidii Carabta iyo Laatiin Ameerika ay isaga kaashan lahaayeen siyaasadda, amniga, dhaqaalaha, ganacsiga iyo arrimo kale…

                                    Read More

                                      “Ciqaabta la saaro war-baahinta waa dhaqan caqabad ku ah xorriyadda” HRC

                                      Hargaysa 11.Nov 2015 (SDN/QJ):- Xarunta xuquuqal iinsaanka Somaliland ee HRC ayaa qabatay kulan lagaga hadlay cabudhinta saxaafadda Somaliland,iyadoo lagu faahfaahiyay caqabadaha ay keensan karto haddii warbaahinta loo adeegsado xeerka ciqaabta. Xarunta ayaa sheegtay in suxufiyiinta Somaliland loo adeegsado qodobo ku jira xeerka ciqaabta . “Marar badan baa xadhig iyo maxkamadayn lagula kacaa suxufiyiinta Somaliland iyada oo…

                                      Read More

                                        Mareykanka Oo Markale Lacago Dul Dhigay Hoggaamiyayaasha Al-Shabaab

                                        Washington,11Nov,2015(QJ/SDN)-Dowladda Mareykanka ayaa abaal marin lacageed dul dhigtay ciddii keenta  xog la xidhiidha meelaha ay ku noolyihiin lix ka mid ah Hoggaamiyayaasha  Al-Shabaab. Hoggaamiyaha Al-Shabaab Axmed Diiriye oo ay Shabaabku u yaqaanaan Abu Cubeydah ayaa Mareykanku dul dhigay madaxiisa lix milyan oo doolarka Mareykanka, ciddii soo sheegta halka uu ku noolyahay, kaasi oo badalay hoggaamiyihii…

                                        Read More